This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts SULDAANKA CIISE MAXAMUUD, OO LAGU SOO DHAWEEYEY BOOSAASO SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): SULDAANKA CIISE MAXAMUUD, OO LAGU SOO DHAWEEYEY BOOSAASO GARYAQAAN Friday, September 22, 2000 - 06:54 pm Ceebta haysata nacaska Cabdulahi Y ah Oo aaway waa tuu lahaa dadka shirka Carta taga waan xirxirayaa? Shalay waxaa Boosaaso, si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyey Suldaanka Ciise Maxamuud dad dhan 10.000 oo qof ayeey soo dhaweeyey Cabdulaahi Yuusuf, muxuu u xiri waayey? Ma isagaa ku dhaca, Ciise Maxamuud wuu yaqaan. Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.