site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Mudulood meel uga soo wada jeda Abdulqaadir salaad Hassan iyo xulufadiisa

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Mudulood meel uga soo wada jeda Abdulqaadir salaad Hassan iyo xulufadiisa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 22, 2000 - 10:57 pm
Waxaa baryahanba jirtay iney soomaalidu ku mashquulsaneyd in ay dowlad dhiseen oo ay madaxweyne ku meel gaar ah sameysteen, runtii anagoo ku hadlaayna magaca mudulood aad baan uga xunahay doqonimada Habar Gidir iyo xulufada daba joogta ee isku sheegeysa iney matalaan Soomaali.
Marka aan taarikhda dib ugu noqono ka dib xukunkii gar ma qaataha ahaa ee Siyaad Bare waxaa dhacday in isla magaalada Jabuuti lagu qabtay shir lagu na doortay madaxweyne ku meel gaar ah Ali Mahdi, soomaali oo dhan wey isku afgaratay iney muqdisho isugu yimaadaan oo halkaa la gu shiro gurigii umada ka dibna lagu dhaarsho madaxweynaha ku meel gaarka ah, jabhadihii la dagaalamay xukunkii Siyaad Bare oo dhan ayaa goob joog ahaa ka dibna waxaa si cad u diiyay xukunkaas ku meel gaar ka ahaa ninkii waalnaa ee la oran jiray Ceydiid, soomaali inteedii kalana wey ku raacday ka dibna waxaa wadankii ka dilaacay dagaal sokeeye, balse hadii Ceydiid uu diidanaa xukunkii ku meel gaar ka ahaa ee Cali Mahdi maxaa dagaalkii sokeeye gaarsiiyay dhamaan gobolada soomaaliya oo dhan sida magaalda Beydhabo o aynu ognahay waxyaabihii uu ku sameeyay Ceydiid iyo qabiilkiisaba, hadana intey soomaali nimankii markii jeebkooda ka dhamaato lacagta xaaraanta ah ku fekeri jiray sidey wax cusub ku heli lahaayeen ayaa intey jabuuti isugu tageen hadana go'aan ku gaaray iney madaxweyne kale oo ku meel gaar ah la soo diyaariyo.

Waxay tuugadii ka qeyb gashay shirka carta gå'aan sadeen iney Nin ka mid ah nimankii Siyaad la shaqeysan jiray oo aqoontiisu ku egtahay fikrada hantiwadaag oo Ruushkii abuuray uu ka tagay inuu maanta Soomaliya madaxweyne ku meel gaar ah u noqdo. su'aasha weyn marka wexey tahay war muxuu ka duwan yahay shirkaan jabuuti kii 1990 lagu qabtay jabuuti oo madaxweyne ku meel gar ah lagu doortay? Jawaabtu nin walba oo soomali ah wuu garan karaa waayoo tii Cali mahdi iyo jirkii jore ayaaba anaga qabnaa inuu daacad ahaa waayo soomaalidu wexey diyaar u aheyd siyaad bare eryaan ka dibna dowlad shistaan, balse Ceydiid iyo qabiilkiisa ayey u cuntami weyday ka dibna waxaa go'aan la gaaray in la laga wada shaqeeyo sidii loo baabi'in lahaa dowladaas, waana lagu guuleystay ilaa iyo maanta, tan kale dawladii Cali Mahdi ragii ku jiray waxaa la gu magacaabay Sulux, oo loo la jeeday iney ka dabyaan haraagii Siyaad Bare, war Soomaaliye maxaanu ku magacownaa tan Abdiqaasin Salaad, oo isaga naftiisa ka qudbeyn jiray orateeshinada Muqdisho, markisii hore laga soo qoray oreteeshin, Gaani, Moorgan, Galaal, Jilicow iyo Xasan Abshir ay baarlamaanka fadhiyaan isla markaana ay u tartamayaan sidey booliska iyo ciidamada u qabsan lahayeen.

War soomaaliyey ma si yeel yeeleynaa mise wax baa na dhaba, nimankii sidaad ogeyd wadanka uga baxsaday markii siyaad bare la eryay ayaa maanta baarlamaanka inoo fadhiya, habar gidir oo wada ogtihiin sidey ••••••• dadkoodii iyo xoolohoodi u baa bi'say ayaa maanta la leeyahay xukunka ha loo dhiibo, aad bad ugu mahad san tihiin arinkaas balse waxaa idiin shegeynaa in Muduloodka waxgaradka ah iyo shacabkooduba ay ka soo horjeedaan dowlad isku sheega siidii tii ceydiid ee salbalaar u eg, waxaanse idinkula talineynaa iska daaya riyada aad maalin cad riyooneysaan, dowlad Mudulood diiday masoconeyso, balse hadii cabdiqaasin uu la tago dowladiisa dhuusa mareeb waa laga yaabaa!

Urukan Muduloodka waxgaradka ah wexey taageero toos ah la garab joogaan Muusa Suudi Yalaxow oo ah nin u taagan xaqa iyo midnimada umada mudulood gaar ahaan dhulkiisa hooyo oo uu ku dhashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KADIYE

Saturday, September 23, 2000 - 12:19 am
SAAXIIB WAA RUNTAA WAXAAD SHEEGTAY, DAGAALKA BARMUUDA EE SHALAY JIMCIHII AYEY KU CADAHAY UJEEDADA HABAR-GIDIR, WAAYO KUWA SHALAY TAAKULEYNTA IYO RAASAASTA U WADAY HABAR-GIDIR DAGAALKA AY KA WADEY SHALAY BARMUUDA WAXAY AHAA YEEN KUWA ISKU SHEEGA MAXKAMADAHA ISLAAMKA, BALSE DADWEYNUHU U YAQAAN MOORYAANTA HABAR-GIDIR,


KHIYAALIGII IN SALAAD BOY SHALAY BUU DHAMAADEY, EE ALLE HA XOOJIYO MAWQIFKA BEESHA MUDULOOD IYO QAYIDKOODA XAQ U DIRIRKA AH EE XAAJI MUUSE SUUDI,


MARKAA MAR MADAXWEYNE, MARA ISLAAM, MARA ••••••••, WAA WADA HABAR-GIDIR IYO WAX MAGARDKA AY WADTO WAXAY KU HADAAQAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Saturday, September 23, 2000 - 07:10 am
Saaxiib mudulood waa dad nabadda jecel waa dad sharaf leh laga yaqaano soomaaliya oo dhan shalay ciidamadi ridey kaligii taliyihi waxeey ahaayeen mudulood haddii owsana jiri leheyn mudduloodna ma umaleynayo in la ridi lahaa.
Marka saaxiib waxaan kuu sheegayaa mudulood wey kawada tashadeen arrinta ah in lahelo dowlad soomaaliyeed waan isku waa faqay marka laga reebo Xuseen xaaji bood iyo Muuse Suudi markaa Muuse iyo Bood ma metelaan Mudulood, muduloodna ma ahan dad lawato ee dad wax wata iyagu dowladda hadda ladhisayna waxa weyn ayoow ka qaatay mudulood waana taageersanyahay anigan qoraya maqaalkan waxaan ahay mudulood waxaan ka soo horjeedaa nin kasta oo kasoo horjeesta nabadda ummadda soomaaliyed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAYOW

Saturday, September 23, 2000 - 09:00 am
Ku: Ninka Bogan furay iyo Kediye..
War adinku yaad meteshaan yaa idiin doortay urur Mudulooood.. Bahda Mudulood waxay si rasmi ah u taageersantahay dawlada cusub ee soomaaliyeed..
Tankale waa run habargidir waa qaldameen, dagaalkii shalana ma,ahayn dagaal la soo abaabulay ee waxaa bilaabay niman burcad ah.. Marka anagu hadii aan nahay bahwaynta Mudulood meel walba oo aanu joogno waxaan taageernay dawladu cusub..
Dabaal inaa tihiin waxaa daliil u ah war dawlada ayaa leh? habargidir mase Soomaali wayn jawaabtu waa Soomaali wayn.. anigu waxaanba qiyaasaa
ninka bogaan furay ma, aha nin Mudulood ah ee waa mid raba in uu qaso sharafta Mudulood iyo tan Haawiye, saaxib ku fahanay ee bax meelkale aad..
Waa kaa xumaatay midaane.
Mudulood waxaa lagu yaqaan soomaali jacayl iyo qaranimo jacayl, xasuuso taariikh aanu ku leenahay saaxada Soomaaliya.. Xiligii gumaysiga waxaan ahayn lafdhabarka soomaalida, markuu lahaay ina cabdule hassan: Walee dad lamacayee diris abgaal baa leh, Dal ladifaaco duunyo la dhiibo walee dulqaad abgaal baa leh.....
Taageera midnimada soomaaliya doqon warkiid iga daa saas ayaa noo balan ah..
MAAMULA GOOD EE BAHWAYNTA MUDULOOD:
QAYBTA NORTH AMERICA.
DR. XAAYOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 23, 2000 - 09:59 am
Ku: XAAYOW.

Marka hore magaca Xaayow dambi ayaad ka gashay marka labaadna norh amarika muduloodka jooga adiga wakiil kaama dhigan sababtoo ah waxaad tahay nin dadnimadiisa iyo jiritaankiisa gadanaaya sida Cali Mahdi iyo Ali Ugaas. Muduloodna shaqsi ayaad ka tahay kamana hor imaan kartid adiga iyo ducufada kula mid ah halganka loo soo maray Mudulood, warkaaguna wuxuu u egyahay nin matalaaya ama wax la wadaaga Cali Mahdi oo markuu waayay xukunkii mudulood uu hayay kadaba cararay Ceyr yo Habar gidir. Balse ma is weydiisay sababta uu Cali Mahdi asagoo madaxweyne ku meel gaar u ah soomalya uu Ameerika iyo United Nationka uu u tagi waayay ama uu usoo booqan waayay madaxda aduun weynaha? waa isaga aduun oo dhan ka yaqaana Qaahira oo keliya, marka nin adiga oo kale ah markii umad ay u doorato mas'uul waaa lagu yaqaan iney umadaas baaba'a u dambeyneyso, balse waxaad ogataa nin yahow hurda in Xaaji Muuse Suudi uu yahay nin adiga iyo qaar badan oo kula mid ah o la qaraabta Habar gidir aanan weligiin gaareyn, wuxuu mudo 10 sanno ah ka difaacaayay jaahilkii Ceydiid magaalada Madiino ilaa uu ugu dambeyntiina caloosha xabad uga dhuftay oo gudaha ka uray, marka jihaadkiisna wuxuu ahaa mid xaq oo waa kan maanta Habar Gidir ay isku kaadineyso markii magacisa la sheego, cali mahdina nimankii dilay 50000 iyo ka badan oo Mudulood ah bur buriyay magaalada Muqdisho ayuu maanta daba ordaayaa sabatuna ma taqaanaa, waayo markii hore ayaa Mudulood ku qaldamay iney doortaan adeerkaa sababtoo ah Habar gidir ayuu weligis wax la wadi jiray, adiga kama roonid oo maantaa sidii nin wax garad ah oo kale shirka lasoo istaageysa nabadaan rabaa, nabadu intey kuu joogtaa nabadaa ha utree. waxaase dhibka keenay ninka adiga ku baray sida wax loo qoro.

Marka waxaa Xaayooyow kuugula talinaayaa inaad afkaaga qabsato waxaad ka ogtahay Mudulood ma jirtee, hadaad rabtana inaad Mudulood ku bedelato jago oo Abdiqaasim kuu dhiibo, "Forget it" taas waa la iska daba yimid hadaad Xamar isku timaadana oo hadalkaas mid la mid ka hor dhehdid ragaan ognahay waxaa kuu sheegeyna in meydkaaga uu ku barari doono Karaan. Hadii kale oo aad caqli leedahay waxaad is weydiisaa su'aasha rag badan oo Mudulood ay is weydiiyeen oo ah war berito yaa guursanaaya gabdheheena hadii aan habar gidir u yeelno wexey rabto. Muuse Suudi dagaalkii raganimo oo uu habar gidir la galay 1990 ayuu ilaa iyo maanta ku taagan yahay cali iyo rag badana xataa dhalashadii ayey iska bedeleen oo wexey maanta noqdeen Gaal gale. Adiga boos waa kaaga banaan yahay hadaad rabto, kuna marmarsiiyo nabadaan rabnaa, aniga qoray fikradaana waxaan ahay nin Mudulood aah, ABGAAL ka ah Waceyslana ka ah marka naxdin u dhimo.
waxaana taagereynaa ninkii danta Mudulood wada, cali mahdina waan taagernay markuu Habar gidir la dagaalamaayay, adiga aad xerada qaxootiga ee kenya aad ku jirtay oo aad qabiilkaaga inkireysay, hadana waxaan taageynaa ninkii umada Mudulood u halgamaaya.

Adiga waxaan u maleynayaa inaad aheyn nin Nudulood ah waayo magaca Xaayow ayaad is tiri waa magac Mudulood laga yaqaan ee iska isticmaal. War Xaayow hadaad ogaan lahey sharaftuu leeyahay iyo sida dad badan ay u sharfaan ma aadan sheegan laheyn, Xaayow wuxuu ahaa ninkii isagoo dameer ku wata magaalada Muqdisho, talyaaniga markuu ka soo horbaxo jidkey uga leexan jireen, ka dibna xayawaan Xasan Abshir la yiraahdo oo aduunyadu been u sheegtay ayaa yiri dameerka dabada qandi ugu xir si uusan magaalada ugu xaarin, xaayow wuxuu yiri ar dameerku magaaladow iska leeyahay ee edeb yeeo, Xasan Abshir edeb ayuu yeelan waayay, balse waad ogeyd wixii ka raacay inuu mudo 10sanno ah ku noolan waayay magaaladii maalintii la jiifay habeenkiina banaanka lo soo baxaayay,waa Boosaaso, haduu rabaa inuu xayow iyo dameerkiisii dib ugu soo laabto adiga aad raali uga noqoto Muuse Suudi iyo rag lamid ah wexey leeyihiin Waa diidnay, balse adiga iyo xulufadaada nabadaan rabnaa maskaxda loo ga guray aan aragno sidii idin dambeysa:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 23, 2000 - 10:12 am
Ku: Kadiye

Saaxiib waad salaaman tahay waad na mahadsan tahay, waxaana halkaan kuugu soo salaamya dhalinyaro Mudulood ah oo joogta dhamaan wadamada Yurub oo is raacsan. siiba Sweden, United Kingdon, Holland.

Iska iloow xoolaha xaayow iyo kuwa la mid ah Mudulood rag baa ka dhashay waana ragii Siyaad Bare ugu galay Madaxtooyada, si sharaf lehna ula diriray cadowgii soomaaliyeed, xoriyada maanta la heystana rag badan oo Mudulood ayaan qabri ugu jira, ka dibana rag badan ayaa ku dhamaaday dagaalkii Habar gidir iyo xulufadeedii, balse sharaftoodii wuxuu Cali Mahdi ka dhigay inuu Cabdiqaasim ameerika u raaco uuna maanta naga daadhiciyo nabaad rabnaa, yaa markii hore nabada diiday? yaa bililiqo bilaabay? yaa in ••••••• baabi'yay? ya telefoonadii iyo taalooyinkii iyo warshadidii wadanka qaatay oo wadanka dibadiisa ka gatay? yaa ka le Habar gidir waaye jawaabtu. maanta waxaa la rabaa in lagu qasbo Mudulood iney Habar gidir kadaba naageeyaan, rag badan ayaan arintaas diidan, halgankooduna wuu jiri doonaa.
waad mahadsam tahay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR.XAAYOW

Saturday, September 23, 2000 - 10:37 am
To: Anonymous..
Horta saaxib waxaa tahay nin dhintay oo aan sharafba lahayn, sababta oo ah adigoo sheeganaya bahwaynta mudulood ayaad waxaad labaxday magac liita oo ah anonymous, hadii aan kuu sheego macnihiisa waa sidaan: [Qof aan jirin]marka saaxib adiga iyo magacaanu waaba isleedihiin, maxaayeelay waxaadba tahay qof aan jirin. Saaxib waa ceeb in aad sheekato qabiil aadan ka dhalan, saasna uma hadlo nin mudul ah hadana wacaysle cade kasii ah.
Ninka aad sheegayso ee Suudi Yalaxow waaba nin waalan asiga yaaba laayay Mudulood oo dhan, cid uu metelo haba yaraatee majirto xataa laba daa,uud ayaa diiday maxaayeelay waa nin reer baadiyo ah..
Just like you. Saaxib anigu xamar waxaan moogahay mudu yar, laakin adigu waxaad ku jirtaa xero qaxooti oo xataa magac malihid kaa guurtay..
Saaxib anigu waxaan ka qaybgalay shirkii ugu danbeeyay ee Mudulku ku yeeshay guriga Xuseen Bood adiga waxaaba laga yaabaa in aadan maqlin shirkaas. saaxib Mudulku wuxuu ku heshiiyay in laga taageero rabitaan ummada soomaaliyeed iyadoo ladhowrayo sharafta bahda Mudulka..
Waxaa lagu heshiiyay in Muuse Suudi uu dhinac ka raaco ummada mudulood, haba yaraatee in uusan metelin cid mudulood ah, maadaama uu noqday nin u shaqeeya Cusmaan Caato oo ah ninka isku diray Mudulak... Saaxib waxaa kuu fiican in aad iska aamusto sababta oo anigu waxaan ahay ninkii kaa duqaynayay adigoo af cagaaran xero qaxooti dhexdeeda, hada ayaad maqashay muuse suudi wax aad ka ogtahana majiraan war hoy iska aamus dadka aqyaarta ugu sin hawsha ha iska nac nacayne..
Tankale Cali Mahdi waa nin nadiif ah oo wixii Mudulood amaba soomaali ku taliso ogol..
Marka ma,aha in aad cayso nin masuul ah, isla markaasna aad faaniso nin moooryaan ah, waryaa ma ogtahay inta qof oo aydilaan maalin walba mooryaanta muuse suudi?
Muusi waaba nin jiran wuxuu rabaa in uu sharaftayna ka iibsado Cusmaan Caato oo burcad wayn ah..

Markale MR.Magaclaawe war hoy afkaaga kastuumo saar wax aad kala socoto Mudulka majiraan..
Mudulood wuxuu taageeray nabada ummada soomaaliyeed dooni mayno burcad danbe oo wax dhacda waa in aan u horseedo shacabak soomaaliyeed nabad iyo midnimo waarta waa sidii nalaku yiqiine.. Forget about warlords, blood suckers.
Mawaxaad rabtaa in muuse laraaco? walee qandho ayaa ku martay.. war orodoo Hospital aad..
MAALUHU GUUD EE MUDULOOD.
QAYBTA NORTH AMERICA.
DR. XAAYOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 23, 2000 - 10:44 am
waxaan
jecelahay, in aan halkaan ku caddeeyo in ragga kor ku xussan ee sheeganaya muddulood ay yihiin rag u shaqeeya burcadda cusmaan caato waayo muuse suudi wuxuu laftigiisu faylasha u qaadaa waa caato, marka ama caato ama caydiid, haddeey taladii hore joogtey, maxaad ku diiddeen ninkan la doortay ee soomaali, africa iyo ameerica laga ammaanay, gaal dil gartiis, muddulood wax garad iyo aqoon, diin iyo geesinimo, waa lagu yaqaan, laakiin in aad ku fekerto in muuse suudi hoggaansho waa wax laga yaxyaxo,muuse suudi+caato-bood= faqri joogto ah, iyo dagaal, nin maskaxdiisa aqoon ku jiro ma hoos harsado garaashle aan awoodin in uu ragga hor yimaado, hadduu muuse karaamo leeyahay hal mamda' oo lagu farxo ha keeno waakan dummarkii muddulood weli ku kufsanaya kaaraan, laakiin wuxuu haystaa maalmo cayiman idaacadda waad ka maqlee mar dhow isagoo tiin tiin dhexyaal oo la diley.waana maalin cusub oo muddulood u dhalatay, no caato=no muuse= no kufsi iyo bililiqo= sharaf muddulood...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 23, 2000 - 11:02 am
Ku: Xaayow

Aniga markaan ayaa íigu dambeysa inaan ku doodo waayo Mudulood wuxuu horumar la gaari waayay wexey tahay niman adigoo kale oo ah ayaa ku jira oo aan ogoleyn horumarka mudulood qabana cudur la yiraahdo nin mudulood ah wax ma noqon karo ee waa in nin qabiil kale ah noo taliyo, taas maanta waa la iska soo tagay, waxba ha xanaaqin, Cali wuxuu sameyay soomaali oo dham ayaa og, haduu mas'uul adiga kuu yahayna wax badan difaac waa ku dilaa, waxaad tiri waxaan ka qeyb galay shir Mudulood oo laqabtay guriga Xeseen Bood, taas ayaa been ku sheegtay, xuseen bood weligiis mudulood ma shirin ha duu shiriyeyna asaga boos kama waayen baarlamaanka been been ta ah marka inta gurigiisa ku shirteen ayaad waxaad goäaan ku gaarteen miyaa in cali iyo cali uugaas boos laga siiyo baarlamaanka asagana banaanka la dhigo, been raad ma leh, tan kale si aadan mar dambe aadan u xanaaqin waxaan ku leyay dooda iska daa sababtoo ah dadkaa sharaftiisa ayaa meel uga dheceysaa, habar gidir ayagoo wada moorjaan ah ayey hadana ku lee yihiin cismaan caato waa rag rag dhalay waa nin wadaad ah, cabdiqaasin wuxuu ku noolan jiray mushaarka 450 shilin oo dowladii siyaad bare ayuu ku noolan jiray, adiga waxaad ciridka la soo taageysaa Muuse •••••••• waaye, nin yahow dood wax kama taqaanide halkaas ku ekee, hadaad rabto inaad dadka is bartana marka walba ku haay Dr xaayow ayaa ley dhahaa, qof ku aamineysa ma jirto, markaad ninka walaalkaa ah ama ha saxnaado ama ha qaldanaadee aad sharafto ayaad sharaf heleysaa, dooduna ay kuu furan tahay, waxaan ahey qaab daradaada dadku ma ogaanayaan, hada ayaa waxaa la leeyahay ayaa dood isugu filan oo ha dhowna is dilaayee isgu sina, ilaa iyo hada nin habar gidir oo doodan ka soo jawaabay ma jiro, waayo runta ayey og yihiin, adigana maxaa kaa jaqjaqsiinaya?

Awalaa horey loo jiri naagi nimey taqaan nin uma taqaan. iska daa jaqjaqda dadka kale ha kaa doodaanee, xanaaqna looma baaqhno. wuxu waa dood iyo in fikrada qof walba ku jirta la ogaade:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 23, 2000 - 11:05 am
Ku: Xaayow

Aniga markaan ayaa íigu dambeysa inaan ku doodo waayo Mudulood wuxuu horumar la gaari waayay wexey tahay niman adigoo kale oo ah ayaa ku jira oo aan ogoleyn horumarka mudulood qabana cudur la yiraahdo nin mudulood ah wax ma noqon karo ee waa in nin qabiil kale ah noo taliyo, taas maanta waa la iska soo tagay, waxba ha xanaaqin, Cali wuxuu sameyay soomaali oo dham ayaa og, haduu mas'uul adiga kuu yahayna wax badan difaac waa ku dilaa, waxaad tiri waxaan ka qeyb galay shir Mudulood oo laqabtay guriga Xeseen Bood, taas ayaa been ku sheegtay, xuseen bood weligiis mudulood ma shirin ha duu shiriyeyna asaga boos kama waayen baarlamaanka been been ta ah marka inta gurigiisa ku shirteen ayaad waxaad goäaan ku gaarteen miyaa in cali iyo cali uugaas boos laga siiyo baarlamaanka asagana banaanka la dhigo, been raad ma leh, tan kale si aadan mar dambe aadan u xanaaqin waxaan ku leyay dooda iska daa sababtoo ah dadkaa sharaftiisa ayaa meel uga dheceysaa, habar gidir ayagoo wada moorjaan ah ayey hadana ku lee yihiin cismaan caato waa rag rag dhalay waa nin wadaad ah, cabdiqaasin wuxuu ku noolan jiray mushaarka 450 shilin oo dowladii siyaad bare ayuu ku noolan jiray, adiga waxaad ciridka la soo taageysaa Muuse •••••••• waaye, nin yahow dood wax kama taqaanide halkaas ku ekee, hadaad rabto inaad dadka is bartana marka walba ku haay Dr xaayow ayaa ley dhahaa, qof ku aamineysa ma jirto, markaad ninka walaalkaa ah ama ha saxnaado ama ha qaldanaadee aad sharafto ayaad sharaf heleysaa, dooduna ay kuu furan tahay, waxaan ahey qaab daradaada dadku ma ogaanayaan, hada ayaa waxaa la leeyahay ayaa dood isugu filan oo ha dhowna is dilaayee isgu sina, ilaa iyo hada nin habar gidir oo doodan ka soo jawaabay ma jiro, waayo runta ayey og yihiin, adigana maxaa kaa jaqjaqsiinaya?

Awalaa horey loo jiri naagi nimey taqaan nin uma taqaan. iska daa jaqjaqda dadka kale ha kaa doodaanee, xanaaqna looma baaqhno. wuxu waa dood iyo in fikrada qof walba ku jirta la ogaade:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaayow

Saturday, September 23, 2000 - 11:53 am
War iska aamus anigu ku cayn maayo, laakin adiga baa is caayay, sababta oo ah waxaa tahay nin aan waxba ogayn, oo reer baadiyo ah oo Europe ku xeraysan,war hoy iska aamus waxa aad qortayna nobody undrestood.
Tankale yaa kuu aqriyay beenta aad sheegayso oo aad leedahay lagu shirin xaafada Bood. war hoy iska aamus waxyahow dhintay. Bood baarlamaanak abgaal kama reebin ee wacaysle ayaa ka reebay.
Anagu markii aan shiraynay kama hadlayn baarlamaan ee waxaan ka hadlaynay arimaha gaar ah ee beesha mudullo.. Adigu hadii aan Bood baarlamaan lagu derin mayska nac nacayhee war jaahil dhibadanaa..
war mudulood kuma deri karin kamana reebi karin..
Xuseen Bood iska daa cid kalee wacaysle ayaa nacay madax adeegiisa markaas ayay keensadeen labo nin oo kale marka anagu mudulood ahaan Bood jaga umahaynu nasiibkiis haduu dawlada soomaaliyeed ka helo,, laakin waxyow waalay ogay Bood waxaa baarlamaanka ka reebay wacaysle iyagoo ku yire uma qalanyo jagadaas!!!
Marka adigu waa lahadlaa miyaad maqashay war ninyahow iska aamus nac nac waxmaterayso..
Tanakle Bood iyo Suude waa labo loosers wax ay mudulood u hayaan majiraan..
Bood wuxuu dabajooga ina caydiid Suudina Caato...
Ali Mahdi wuxuu ku jiraa baarlamaanka soomaaliyeed
marka ha umalayn in uu daba joogo in salaad boy ee waa nin xildhibaan ah.....
Maba ahayn in aan waqtigayga qaaliga ah ku lumiyo laakin waxaan isleeyahay waa doqun kula dhashee qanci inkastoo warkaaga oo dhami yahay maxaa Bood loo qadshay,, Aqli yaraa wuxu

N.B waraa adigu wacaysle sax ah ma tahay, sababta aan kuu su,aalayo waxay tahay wacaysle waxaan ku i qiin sharaf iyo raadis qaran soomaaliyeed iyo midnimo soomaaliyeed..
waraa cayrtaada Europe ka raadso war mahayside...


M.G.ee Beesha Mudulood.
Qaybta N.America.
Dr.Xaayow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

camuud

Saturday, September 23, 2000 - 12:26 pm
hayaay noww waryee kuwan xiiqsana maxey ahayeen waaxay mudalood? waryee maqabiilbaa mise tuulo magaceed?!!!!!! walee yaabay anigu!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 23, 2000 - 08:32 pm
Waxaa la yaab leh dadka weli daba taagan Qabqable Dagaal ee mooda in ay ayaga wax u trayaan.Muse Sudi iyo Xussen Bood dantooda ayeey ka shaqeeyaan ee cid ay u maqanyihiin ma jirto. Mudulood waa wada nahay hasa yeeshee Muse Sudi iyo Dr Bood wax an ku falaayo ma jirto.Ha la ii sheego reeka ay wax u qabteen. Muse ahalkiisa ayuu dilaa.Xussen Bood-na xawaadleh ayuu xoolihiisi u geeyay ayada oo dadkiisi baahi u dhimanayaan. Sidaas miyaa Madaxweeyne lagu noqdaa??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 23, 2000 - 10:22 pm
Ku; Xaayow

Abgaal abgaal kale ayuu eebada u sidaa! horay ayaa loogu mahmaahay, mid aad adiga hada ugu horeyneyso ma aha, anigana Yurub ma joogo ee amerika ayaan kula joogaa, yurubna waa tii ameerika aasaastay, jaahilyahow ameerika wax kale u maleeya.

Marka nin abgaal ah uu is yiraahdo wax noqo oo dadkaaga wax tar waxaa is hortaaga nin kale oo abgaal ah waa wax caado ah xataa qabiilooyinka kale waa wax ay nagu barteen, war nin ka yimid gaalkacyo ayaa habeen iyo maalin u soo taagan inuu magaaladaadii kugu xukumo adigoo magaaladaada joogana waxaad nin walaalkaa ah kula dirireysaa war naga fahdiiso nin kale hana xukumee, war hadii aad xataa rabto in habar gidir iyo waxaa la aqoon ku xukumaan waa la iska aamusaa wax yahao dameerka, laakiin waxaa kuu sheegayaa in magaalada muqdisho horey ayaa loogu bartay in nimaan u dhalan ka taliyee waxaa kuu balan qaadeynaa in sidii A/rashiid iyo Siyad Bare oo kale ay san ka talin waayo weli nin ku dhashay muqdisho kama uusan talin magaalo kale mana u bahna, marka adiga iyo saaxiibkaa Abdiqaasin waxaan kuu balan qaadeynaa inaad dhuuse mareeb ku noqon doontaan, cay aad ka caytando meeshan ay san wax kuu tareyn, jago jeclidaa adiga waa adiga mar walba ku soo qoronaaya meshaan gudoomiyaha mudulood, koleyba waxaan kuu sheeygayaa inaan habar abgaal ah ay san lax ay leedahay kuu dhiiban laheyn, sabato ah intaad gaalkacyo tagto ayaad ku dhihi laheyd ha la ii xukumiyo laxdaan, dowladii Abdirashiid iyo baarlamakii jiray oo uu saaxiibkaa Cali Mahdi ku jiray waxaa abgaal loo ogolaa 2 qof gobolka Bayna 7 qof ayaa loo ogolaa,

Marka rag iska dhig oo dadka kale ee aad u adegto la dood ee isga bax bogaan, bogaan waxaa loo ogal yahay kaliya dadka nasabka ah sida mudulood iyo umada soomaaliyeed, laakiin looma oga Gaalgale iyo cali mahdi asxaabtiisa oo iyaga baryan dambe gaalgale noqday, waadna ogtahay waxa ka dhacaaya Jowhar marka aad muwaadinka Mudulood aad cayneyso.
waxaan se ilaahey ka baryaaya in adiga iyo rag badan uu ilaahey ka qabto mudulood, si ay homer u gaaran, waana wax cad in mudulood marka hore uu u baahan yahay sifeeyn, waana tan maanta ka socota xamar, xayawaano adiga oo kale oo ku faana aniga dibada ayaa ka imid ayaa waxaa la tusaa wexey yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiniqow

Saturday, September 23, 2000 - 10:37 pm
To: Xaayow

Horta isku xishoo axmaqyahow, nin facaa ah ayaa dadkiisa u doodaya oo baraarujinaaya iney seyn qaadan wax u qalma marka waxaa adiga doodii ku dhameysay caytin iyo hijuun aad ninka walaalkaa ah hujuumeyso, war dad kale ayaa hujuumit kaaga baahan, dooda ka bax ama wax cad la soo shir tag iska daa ninkaa walaalkaa ah dabagalkiisa, ama waxaa halkaan ku cadaaneyso in aad jago raadis tahay, si aad u hesho jagana waxaa iibsaneysaa dadnimadaada, adigoo mudulood ah maxey tahay cabaadka kaa yeeraaya, qabiilooyinka kale oo dhan wey aamusan yihiin, xataa qaar ayaa dowladnimo sheegtay. Hada ama iska aamus ama dood cilmiyeesan meesha la imow, Mother Fucker!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

balaqoow

Sunday, September 24, 2000 - 10:38 am
gaalgale in aad caydo kuuma bannaana adoo abgaal ah oo wacayslaaan ahay afka la taagaay, gaalgale gabdhaha abgaal nikaax ow ku wasi jirey, haddase muuse suudi iyo mooryaanta sacadka reer hilowle aa shan shan isaga tallaabsada, waxaa ugu danbeeydey gabar daauud ah aa shalaydaan ilmihii muuse suudi ku kufsadeen suuqa balka oo la buuxo. us markalena ussss gaal gale waa gob maantana kuuma baahna .abgaal wax lagu musliyo maantay ma jiro qabiilka ugu faqrisan,jaahilsan,dilka iyo kufsiga badan soomaaliweey ayaad tihiin ,•••••• adinkaa la harteen,adinkoo dhan hal hadal oo mataaataca ayaad taqaan[ xamar unikaa leh orod ka xaaxaabi waa taas hal nin oo siyaasiya oo laga cabsado lagaa waayey,ar uh uh uh ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

London

Sunday, September 24, 2000 - 11:37 am
Add baan ugu faraxsanahey dhalinyarad fikradooda sida weyn uga dhiibatey halkan. Sidaas dartedd waxaan idiin leeyahey halgankaas waan isla qabnaa ee aan wadatashi xoog leh sameyno si aan uga hortagno xoolaha ladhaansado sida Imaamka, Ugaaska & MIs mahdi intaba oo ah inta halkaa na dhigtay. Waxaan jeclahey kaliya inaan xasuusiyo dadka isu sheegayo iney taageerayaan ceyr amaba cali mahdi Maalinti 73 caanalooy ah lagu dilay Xcontrol iyagoo caanahooda wataan Cali mahdi madaxiisa iskadaa inti kaleba marki eyrasaas kufureen ayey yiraahdeen ar mey noolaadan ayey dhismo kudumiyeen si insaanininmo kabaxsan sidaas awgeed manahey dad maanta soomalin imo horseedno inagoo dhulkeeni ladhaxley dadkeeni lagumaadey waxaan ulajeeda dadka midnimada jecel ee reer Mudulood iney sikale wax u fiirshaan. Eyna wax taageraan iyagoo isu duuban amaba ey didaan iyagoo mida sidaas darteed halatashto ninki faahfaahin u baahin iyo wararki ugu dambeeyey igalasoo xiriir. Sallaam@hotmail.com

Waxaan joogaa london

Take care guys & guul MUDULOOD o uu hogaansho kan xaqa raadiska ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muxumud

Sunday, September 24, 2000 - 11:08 pm
Ku: London

Walaal marka hore waad salaman tahay, aad iyo aad baadna ugu mahadsan tahay qoraalka aad ku soo qortay bogaan, markii aan akhriyay kan xayawaanka ah ee isku magacaabay Dr Xaayo waxa labo labada ah oo ku soo qoray bogaan iyo sida sharaf darada leh oo uu u hadlay, maba u maleynin inuu jiro rag adigoo kale ah niyada ayaa iga xumaatay, rag ficiiis ah ayaa waxaa tusaya dhibaatooyinka dadkiisa iyo dhulkiisa lagu haayo markaasuu aflagaado iyo in ceyr laga dambeeyo ku qasbaayaa dadkiisa,

Marka walaal aad baad u mahadsan tahay kuna taagnow fikradaada, waa tan marka nin habar gidir ah markuu habeenkii seexdo uu ku riyoodo Mudulood ayaa dhulka iska leh, Guul Mudulood, codowga iyo kuwa laciifka ah ha dhintaan sida cadowgana madaxa musbaar ha looga kawiyo wax qiimo ah oo ay leeyihiin ma jiraan, waa kuwa maanta meeshaan naalno na fadhiisiyay waa runtaa arintaa,

Guul Mudulood, dhimo Xaayow iyo wixii kale oo lagu yiraahdo sheegata yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suldaanka Beesha

Monday, September 25, 2000 - 12:22 pm
Suldaanka.
waxaan marka hore halkan tacsi ugu diraa dhamaan dadkii ku geeriyooday dagaalkii aan naxariista laheyn ay cadowga u geysteen umada Mudolood waxaan rajeynaa in maalin aan u dhisno Taalo lagu xasuusto,marka xiga waxaan oranayaa ragii qalday halgankii umada mudulood in lagu xukumo dil toogasho ragaas oo umada ka gelay danbi aan lasoo koobin karin.
habkii dabi ay kala galeen
1 Ali mahdi :-
waxaa lagu cadeynaa qodabadan, wuxuu si cad ugu tuntay sharaftii Saraakiisha iyo Aqoonyahanka mudulood wuxuu denbi ka gelay maatadaii dagaalka ku dhaawacantay wuxuu xoolihii mudulood ku bixiyay qabiila kale wuxuu dowlidii u dhisay ka siiyay mudulood 1wasiir habargidr 5 wuxuu governatoor ka dhigay Xawaadle, lacagtii aan u keenay wuxuu u dhiibay Saleemaan wuxuu dumiyay si cad Maxkamdii Islaamka wuxuu dumiyay shirkii Soder
wuxuu sameystay cidan lagu laayo Macalin maalqabeen iyo madax wuxuu ugu danbeyntii shirqoolay mudulood Jabuuti,
2Imaanka wuxuu iibsaday dhalashadii iyo imaannimadii wuxuu iloobay dadkii doortay oo xoola iyo maal ku bixiyay.
3Ali ugaas qayaamo iyo labada dhinac isku dir u shaqeeyn Cadow.
4 Bood, oo lumiyay maamuuskii lagu yiqiinay hogaan iyo isku dir beeleed.
5 muuse suudi madax adeyg iyo anaa dhahay iyo kali qeybin beeleed.
marka waxaan ka codsanayaa in ay maxkamad ay ku xukunto dil toogasho dadka hortiisa iyadoo ay dilkaa fulinayaa dhamaan mujaahidiinta Mudolood ee jooga gudaha kuwa dibada waxaan ugu yeerayaa in taagero degdeg ah u fidiyaan Saraakiisha aan ogoleyn qayaamadan wada shaqeyn wacan.

Suldaanka Beesha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

z

Monday, September 25, 2000 - 01:15 pm
ZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZ. ZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZ.
ZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZ.
ZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZ.
zZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZ<.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

London

Tuesday, September 26, 2000 - 10:09 am
Sxb thanks fikradada balse lagartey in ta kale Why Muse sudi sababtoo ah isagaa ah kan maanta u tagan xaqa hana la meel dhig rag sida Ali ugaas, Ali mahdi & Imaaka qaniiska ah iyo qaad cunka badan.

Dr Bood he is also horyaal to my point of view and he is a grate man according what he did in the past and the decision he took after what so called a goverment.

any way lets be united and not accept the murder the one only Salad Gabeyre oo ah Qaasim and find justice for him today.

Bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bye Qasim

Saturday, October 07, 2000 - 10:48 am
Ayadaaba gabogabo ah marka hawalwalina dhalinyaro tan iyadaaba daba yar by by qaasim.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.