site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HASHIISKA MADAXWEYNAHA IYO SNA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): HASHIISKA MADAXWEYNAHA IYO SNA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEEL-GAAB

Saturday, September 23, 2000 - 06:30 am
WAXAA NASOOGAROOYO WARAR SHEEGAYO IN MADEXWEYNA SOMAALIYED MUDANE A/QAASIM SALAAD XASAN UU LAKULMAY HOGAAMIYAYAASHA SNA XUSSEN MAXAMED CAYDID, AXMED CUMAR JEES IYO A/KARIN AXMED CALI. HADABA WAXAA NALOOSHEEGOOYAA IN DHAMAAN WAXYAA LIHII AY KAWADA HADLEEN AY ISKU AFGARTEEN, TAASINA WAXAY GUUL WEEN UTAHAY DOWLADA CUSUB IYO DHAMAAN UMADA SOOMAALIYED. SU'AASHUSE WAXAY TAHAY MALAGA YAABAA IN CIGAAL IYO CABDULLAHI YUUSUF KUDAYDAAN OO AYAGANE WADAHADAL NABADEED LAYEESHAAN MADAXWEYNAHA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asha

Saturday, September 23, 2000 - 06:47 am
ceelgaab
waad ku riyooday inay heeshiyaan laakin marki horeba isku xulaafo aye ahayeen waxa faraq ooy leeyhin baa iska yare eedab yeello ku eegow qaxoodiiga madaama aad lahayin awood aad wadanka nabad kaga dhigdiid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QodQod

Saturday, September 23, 2000 - 06:58 am
aryaa xaaladi wasoo hagaagee marhadii madaxweynaha uu lahashiiyey nimankaas aad sheegtay. intaas kadib, asha, xaakuudaran walaashay? intee kuudaran?. soomaaliweyn xaan filaa in sidhaso ah inta hartay uheshiiyaan. soomaali barga nabadaa udaran.
nabadeey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.