site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DHULBAHANTE SOOMAALILAND HALKUU KA TAAGANYAHAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): DHULBAHANTE SOOMAALILAND HALKUU KA TAAGANYAHAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Weli

Saturday, September 23, 2000 - 07:18 am
Marka hore salaama calaykum dhamaan
waxaan walaalayaal idinka codsanayaa
in anay cidina cid ku caayin halkan.

waxaan doonayaa in aan idin waydiiyo
qabiilka dhulbahante layidhaah do
eedegan dhulkii loo aqoon jiray
British somaliland. sida ay utaagersan yihiim
ama uga soo horjeedaan dawlada layidhaahdo
soomaaliland. waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Saturday, September 23, 2000 - 11:29 am
Maanta waa taageersanahay;
Berri waa ka soo horjeednaa;
Saadambe ul iyo diirkeed dheh;
Saakuun Allaa og.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qqqq

Tuesday, September 26, 2000 - 09:59 am
Dhulbahante ma aha somaliland wax soomaaliland layidhaahdana majiraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax101

Tuesday, September 26, 2000 - 12:36 pm
excuse moi, they r puntland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qqqq

Wednesday, September 27, 2000 - 01:08 am
No Putland too they r Somaliyans

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr

Wednesday, September 27, 2000 - 07:04 am
Assalaamu Calaykum

Xoogsade, Marka hore Salaan. Ta labaad, maanta siyaasada Somaliland iyo Somaliyaba way qasanyihiin.

Somaliland: Badanka dadka ku nool, Somaliland way rabaan, oo hadii si cadaalad ah, oo dowlad tayo leh la keeno, cid diidi ma jirto. Taasi waa aragti ah "Ideal". Xaalada jirtaa taas maanta way ka fogtahay. In badan baan U adkaystay Ina Cigaal iyo dawladiisa. Ra'yigaa waxaa igu dhaliyey maalin dhow buu kursiga ka degi. Lakiin imika inta yar ee u hadhay sii haynta Madaxwaynimada waxa dhici karta inuu keeno dhibaatooyin farabadan. Inkastoon Garaadkeena la dhacsanayn ( Ma ihi Dhulbahante)oon qirayo inuu Garaadku gefay, waxaase haboonayd in la geeyo Buuhoodle, oo dadweynuhu mustaafuriyaan. Taasi waa tii ku dhacday Cabdiraxmaan Tuur, taasaana dariiqa sax ah.
Wixii dhacayba dhace, Ina Cigal iyo Garaadkuba way dambaabeen oo labaduba xeer bey jebiyeen. Midina Garaad buu xidhay, midina Garaadnimidisii buuna shafrin oo siyaasad buu galay. Markaa maxaa inoo tala ah. Waadigan Saakuun Alla Og yidhiye? Miyaaney inala habooneyn in aynu ku wada noolaano dal "stable" ah. Waad ogtahay, dhulkan waxaa bilaabay halganka Daraawiishta iyo Ina Abdulahi Xassan, waxaana ugu dambeeyey SNMtii. Waanad ogtahay Koonfur iyagoo "democracy" sheeganaya iyo iyagoo "dictatorship" ahba waynu ku lug go'nay. Waxaa aniga ila haboon, inlaga waantoobo qaraabo qabiil, oo laga hormariyo danta qaranimo. Waynu ognahay faa'iidada xasiloonida, oo heerka waqooyi maanta gaadhay may dhacdeen. Markaa bal adna taladaada keen!

Somaaliya: Ilaahay ha u duceeyo, kheyrna waan la rajaynayaa.
Wassalam Wa bilaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darwiish

Wednesday, September 27, 2000 - 07:46 am
dhulbahante ma aha soomaaliland ama punti waxaanu nahay darwiish land garaadka arintiisuna waxay sugaysaa dhulbahate. waxay kaqabanlahayeen kulay guursadaan nin habar jeclo ahna sidii afxakame sameeyaay.yaab maan tana ma habarawal baa xidhatay nin shirshoore ah but we will see what happend

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Wednesday, September 27, 2000 - 02:29 pm
Mr salaanta waan kaa qaaday.

Arrinta Somalia lama oga meeshay ku dambayn laakiin waxaa hubaal a in dadkii is ah ee wada dhashay ee is dhalay aanay waxba ka xumaanayn marnaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sabax

Wednesday, September 27, 2000 - 02:44 pm
We are the best of the best. Aight!!

Also we are the most brilliant, most bravest n the most outrageous .....tribe alive.....

see ya later chicken legz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Wednesday, September 27, 2000 - 11:40 pm
MR iyo xoogsade!! aad baan ugu faraxsanahay sida wanaaga iyo walaaltinimadaba leh ee aad isufahanteen ama uga wada hadasheen afkaartiina wadaninimo wadadhalasho iyo raganimobalse darwiish adigu maad hadal ee waad ciday meelna waxaad kaga dhacday shacabka aad metelayso oolagu yiqiin rag cilmi iyo aqoon ,garasho iyo gobanimoba leh kanamida beelaha soomaaliyeed kuwa ka tilmaaman markaa waxaan kaaga digayaa in aadan isku deyin mardanbe shacbi ceebays sheydaanyaw!!!!!!hadaan usoo gudbo hoos udhaadhaca siyaasadu maalinba waa ceyn waanay wejiyo badan tahay dhulbahante haduuk ka soohor jeedo maamulka cigaal maanta waxa lagayaaba in ay beriba ayidi doonaan !!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

L/CANOOD MAN

Thursday, September 28, 2000 - 12:29 am
TO OLL

WAA SALAAMANTIHIIN DHAMAANTIIN
WAXAAN KUDARAYAA WAA ANOO AAMINSAN DS/LAND IN HADII AAN NAHAY DHULBAHANTE IN AAN AAMINSANAHAY D/S/LAND MAXAA YEELAY TII IGU DHACDAY MUQDISHO IGUMA DHECEYSO MARKALE OO HANTIDEYDII IYO DADBA AAN KU WAAYEY MARKII XAMAR USC SOOGASHAY MARKII AAN SOO QAXAYNA LAASCAANO AYAANIMID.
KADIB MARKII EEY S/LAND DHALATEYNA GOBALKA SOOL HORUMARKIISA WUU SII FICNAADAY WAXAANA GAARSIIYEY WAA NABADA AAN KAHELNAY DOWLADA S/LAND
MARKA MA AHA IN AAN DHAHO DA/OOD AHAAN BAAN FIIRINAYAA WAXAAAN NAHAY PUNTLAND AMMA SOMALIA.
GARAADKANA QALAD AYAAA LAGUXIRAY SABABTOO AH UMADDHAN BUU MATALAYAA OO CINQAABTIISA WAXAA ISKA LEH REER LAASCAANOOD EE MA HA IN CIGAAL UU XIRTO
MARKA HADALKEYGA WAXAA GU SOO GABAGABEYNAYAA TII IGU DHACDAY XAMAR AMA KOONFURBA EE LEEGUDILAYEY MAGACA DA/OOD I GUMA DHACEYSO MARKALE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mo

Thursday, September 28, 2000 - 02:44 am
dhulbahanto waxaan ka oran labo mid..
mida kowaad waxay noqden sida ogadenka oo kale sabato ah moqif muuqdo malaha kuwana waxaa watey somaliland kiwii kalena waxaa watey majertey ooku yiri waxeynu nahay harti.

tanlabaad malaha jamhad mideysan oo meel looraco leh waxey noqdeyn dameru dhanracday oo markii siyad bare xukunkiisa ayey receen hadana qolokastaa wadatey. taasna waa ayendaro weyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL_DHULBAHANTE

Thursday, September 28, 2000 - 02:56 am
KU DHALINTA DHAMANTOOD

anigoo ah nin ku dhashay lascanod
waxaan idin leyahay Dhulbahante waa Soomaali
Waligeen inagaa Soomali isku haynay maantana inagaa isku hayna sidaas uun bayna ahaan

Sommliya waa Dhul Dhulbahante. wadanka sow inagu ma wada lihin Sideebaa iiddoor dabacayuun u yidhaahdaa waan goosan qaar faan badanaa.

Bal car ha dhacdo taasi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habarawal

Thursday, September 28, 2000 - 04:29 am
Waxaan idiin sheegayaa in aanu xidhnay
garaad oo uu barbara ku xidhanyahay.
hadaad hadalka joojin waydaan waaxanu idiin,
soo dirayna Habarjeclo oo waligiin idiinka
adkayd oo gabdhihiin xoog ku guursatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haldha

Thursday, September 28, 2000 - 06:24 am
to habarawal
marka hoore garaadka xiritankiso fan ma galo. oo xeer somaliyeed beey
qolada idoor lo yaqano jabiyeen. iminkana ma ceeb
bad ku faani/?????????? lakin wa cadadina ceeb idin lama aha ban uu maleyn. dhulbahantana hadad
habar jeclo u so diri kartan wad u so diri laheey deen bari hore. dhareerka iska duu oo kadida na ka
istigoo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jag

Thursday, September 28, 2000 - 08:20 am
Before i go into any details i want clear to u guys one thing.Can we defferentiate between somaliland and beretish somaliland protoctrate .As a dhulbahante man i can say we live in somaliland and somaliland is every where that somali soul lives in nfd, in ogadenia ,in jubaland, in banadid etc, but bretish somaliland protoctrate is another case.only and only reer sheikh isxaq has made agreament with the english man to protoct them,and u can guess who were they afraid of while seeking protoctin from her majestity's goverment.dhulbahante no doubt.we ,dhulbahante fought against the great british i am not going into any details of the war cause u all read dervish history. at last we were defeated and colonised not be protocted.
and if we get democratic goverment dhulbahante poeple gone sue her majesty's ass.so u see only isaq land was were they protocted,and that is where the british somaliland protoctrate is.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

filsan

Thursday, September 28, 2000 - 01:45 pm
TO:xoogsade

isku xishood nacas yohow calooshis u shaqaystaha ah ee labo wajiilaha ah ma tihid dhulos ee idoor baa tahay abahaa lawasye. anagu somali baa nahay idoor waliayaba xumaan baa naga dhaxaysay hadana kaba sii daran ee suga waqooyi oo daba ka kacayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Thursday, September 28, 2000 - 02:52 pm
Filsan:

Markaad dabka huriso faa'iidada ku jirtaa maxay tahay?

btw: Haddaad Iidoor igu sheegtid cay uma qabo annigay i dhaleen aabbahay bay dhaleen, walaallahay baa ka qaba. Waa gob dhalad ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsangali

Thursday, September 28, 2000 - 05:14 pm
I Maqla Dadoow maxaad uga hadli weydeen cabdirahman tuur fikrada uu ka qabo waxa loogu yeedho somaliland ama jaamac maxamed Qaalib iyo dadka badan ee Isaaaaqa ah ee ka soo horjeeda fikrada somaliland maxaa sababay in dhulbahante la weydiiyo fikrada uu ka qabo ? mida kale dhulbahante waa soomaali ee taa hala ogaado mida kale aan la yabay waxa weeye Issaaqu wey isku diidan yihiin arinka soomalilland waan arin ka dhaxeysa cigaal iyo tuur ee ma aha fikrad ay isku diidan yihiine waa shaqsi ahaan ee maxaa looga dhigaa wax weyn fikrada ay isku diidan yihiin dhulbahante? Anigu waxaan aamin sanahay dhulbahante waa Qabiilka kaliya ee u hurey Naftooda Calanka Soomaliya iyo Xoriyada xiligii Daraawiishta waana dadkii ugu horeeyey ee INgiriisku Diyaarad kula dagaalamay Africa oodhan Taariikhdoodana waxaa lagu bartaa jaamicadaha Ingiriiska markey KOOFIL luqunta ka jarayn GEESIGII Ismacil Mire waana dadkii ugu Kibirka badnaa waxaana taa kuu cadaynaysa Gbaygii ahaa RAGOOW KIBIRKA WAALA KUFAA KAA HALA OGAADO raga meesha lagu tirinayo badankooda waa ninmankii kibrey sida Aaden galydh,,Cartan Boos,, cali Jibriil..Af xakame.... iyo rag kale aanan soo koobi karin ee la lahaa ragoow kibirka waala gu kufaa kaa hala ogaado markay waa yaan wax la dagaalama iyagaa is laaya waana niman dagaal adag aan ka biqin dhimshada mana cabaadaan sida dadka kale ey geerida wey Aqbalaan ee ragoow hadalkayga waxaan ku soo gooyey Dhulbahante calanbkii ay Taageen Duuduubi maayaan waana niman Taariikh leh oion cidna ka rabin ogaalnsho ama in ay taariikh u sameeyaan ragna iska celiya ee hadalka xun hala daayo WALAAHAY ilaah baan ku dhaartey baan dhulbahante waxba ii galin laakiin waa niman aan u qirey sharafta ay lee yihiin iyo sida ay wadankooda u jecel yihiin Dhiuigna ugu huraan marka Kibir lala soo doonto Anigu waxaan Ahay Warsangali waana jecelahay reer tolkey sida geesinimada ah ey waxii ku kibra iskaga celiyaan
IILAAH HA IDIN DAAYO ILMAADEERAYAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Sunday, October 01, 2000 - 10:25 am
salaan dhammaan
dhulbahante wuxuu raacsan yahay soomaali wixii kala gaynaayana wuu ka soo horjeedaa.
tan dadka qaarkii yidhaahdeen somaliland maahan waa purtland waxaan ka idhi:
waligayo maanan raacin wax purtland la yidhaahdo ee iyagaa isqor ku jira,tan somaliland-na maalin ayaanu somaliland rabnay taasina waxay ahayd 40sano ka hor waxaana diiday kuwan hadda isku magacaabay somaliland oo yidhi kalmadda caanka ah ee (laa yaa garaad),marka dadkan xaggaanu u raacnaa 40sano ayaanu ka horaynaaye,hana soo gaadheen aan gacanta is qabsanee.
purtland aan usoo laabto madaxwaynahay doorteen markaan ka wada hadalo arintii cabdiraxman caydiid dha'dhable ayaanu is arkaynaa!!!!!
gabagabadii
dhulbahante waa qabiilka ka mid ah qabiilada soomaaliyeed ahna mid kan ugu horeeya hadaan lays xaqirayn waa ka la dagaalamay engiriis talyaani iyo amxaar isagoo ku hadlaayay magaca soomaali waa 100sano ka hor,doonaayayna xorowga walaaladiis gacanta gumaystaha ku jiray.
dhulbahante wuxuu sugu inta dowlad soomaaliyeed oo israacsan ka dhalanayso wixii kalana waa waqti lumis!!!
haddii hadalkauga dadka qaarkiis dhibsadaan raali ayaa laga noqon.
wabillaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asiya

Sunday, October 01, 2000 - 10:57 am
KU:dr troubleboy

well done inaderkiis walee inaa tahay realdhulos.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Onkod

Monday, October 02, 2000 - 05:10 am
Garaadki Qurjille is he alive or dead??? Somaliland online and Jamhuriia newspaper said the government have hanged him lol lol lol!!! Just kidding but it is a possible scenario if you guys dont shut your •••••• mouths!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayat

Monday, October 02, 2000 - 09:29 am
comments to dr-troubleboy
aboowe waxkasta aad qortay waan fahmay balse ayaan u baahnahay in lay fasiro(laa yaa garaad)yaa lagu dhahay?hadayse dheheense maxay noodaba ordooyiin?maanakaa isku waqtiba ku jirnabo 2000 aan ku jirnaa iyagana 1960!!!lol aryaa xaad ugu dhamayhee reer abtigeen.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Hayaag,Toronto

Monday, October 02, 2000 - 08:35 pm
Saaiibayaal reerka dhulbahante la yiraahdaa
waa lafdhabarta soomaaliyeed,waana reer keliya ee mar walba u taagan danta soomaali wayn iyagoon ku xidheyn hanala siiyo intaasoo kursi, waa reerka ay ka dhasheen Cali dhuux aadan,Ismail Mire,Samatar Baxaan, Aadan carab,iyo xaaji Cali Abokor. Dhulbahante waa reer waqooyi laakiin ma ogola in soomaali la kala googooyo weligoodna ma ogolaanayaan,Dhulbante wayne kama baqo awood aan ilaahey aheyn,kalsooni buuxdana way isku qabaan,waxayna ixtiraam u hayaan deriskooda dhinac walba,gardarana ma qaataan, Ninkii u isticmaala dhulkeena ama ku darsada maab uu ku dawarsanayo oo soomaali ka hooseyow saaxiib ka joog adiga maahee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Islaamka

Monday, October 02, 2000 - 09:18 pm
It's time for dhulos ppl to stand for themselves and the interest of their ppl. No puntland....No somaliland.....no bullshits. Just Darvishland. Stand alone. I'mnot dhulos but i felt the pain.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciidagale

Tuesday, October 03, 2000 - 03:33 am
Salaan,

To Dhluos walaahi imaka igu soo soctaa mid canab ah oo Reer Hagar ah.... Markan sidaa u galiyo ayaan odnaayaaa . SNM dhe dhiloy..lol alaa aan jaqsiiyana u sheegi maayo waxba. Marka dambe ilaahay haydiin soo daayo garaadkiin intaanu ina Cigaal wasin..lol


Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 06, 2000 - 11:59 am
WAXAAN KU KORAY CENEMA OKTOOBAR WAXAANAN AHAY REER HAGAR. DHAAR AYAAN KU MARAYAA IN AANAD CIIDAGALE AYAAD SHEEGAYSAAYE HABAR-AWAL XITAA AHAYN. WAXAASE NASIIBDARO AH IN AAD KA XISHOOTO CIDA AAD TAHAY(I FEEL VERY AND VERY SORRY FOR U), I WISH I COULD HELP YOU, LAAKIIN MAXAAN KUU SAMEEYAA SINJI WAA MA GUURAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 07, 2000 - 08:10 am
MAXAAD KA WADAA SOOMAALILAND...MA DHULKAAD KA
HADLEYSAA MISE DADKA...CADDEE WAXAAD U DANLEEDAHAY
NINKOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil farax garaad

Saturday, October 07, 2000 - 08:46 am
to:ciidagale
waxaan kuu sheegayaa gabdhaha in aad cayda kadaysid hadaad nin raga tahay. waxaan ahay nin dhuloos ah walaahay waxaan lasoconjiray gabadh ciidagale ah kama na shee gi karo waxaan ku sameeyay netka. markaa waan kula talinayaaye gabadhi qabiil malehee gabdhaha cayda kadaa hadaad qabiilkaad sheegatay runtaa yahay. hadii kale midgaan xun oo uraya baatahay oo maskaxda wax ugajiraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAACIIL GUREY

Sunday, February 18, 2001 - 12:20 pm
TO CIDDA AY KHUSEYSO


ANIGU WAXAAN NIN DHULBAHANTE AAN AHAADEE MA FAANAYEE, HORTA CAYDA GABDHUHU WAANAGA XAARAAN, CAYDA QABIILKANA WAANU KA XISHOONAA, CADKA RAGANIMADA LEHNA NINKIISA KAMA MASUUGNO!!!

HASE AHAATEE WAXAANU NAHAY DAD ISKU KALSOON OO BAQDINI KA DHEER TAHAY, DERISKA KUMA EDEB DAROONO, ANAGUNA MA YEELNO, BALSE NIN CAYTAMAY MALAHA CAY ITAAL MOODYEE TAARIIKHDUNA HAYSKA SOCOTO HAYAANKUNA(CAYTAMAAYENA) HAYSKA SOCDO

WABILLAHI TOWFIIQ!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.