site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA DOONAYA INUU ISKAASHATO KAMID NOQDO(GANACSI)????????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): YAA DOONAYA INUU ISKAASHATO KAMID NOQDO(GANACSI)????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Saturday, September 23, 2000 - 11:34 am
ASALAAMU CALAYKUM SOMALIYEEY?

SALAANKADIB WAXAAN USOO BANDHIGAYAA SOMALIDA XIISAYNAYSA INAY DAD WAX ISKU DARSADAAN SI XALAAL AH IYO LACAG XALAAL AH.
QOFWALBA OO DANAYO INUU WAX LA ISKU DARSADO OO GANACSI LA SAMAYSTO SI ISKAASHATO AH MACNEHEEDU YAHAY IN WAX LA ISKU DARSADO MAXAY KULA TAHAY,
ANIGA WAXAAN JOOGAA USA WAXAAN HAYSTAA LACAG XALAAL AH MARKAA WAXAAN DOONAYAA DAD LACAG XALAAL HAYSTA OO AAMIN ILAAH NA KACABSANAYAA FADLAN HADAAD KA MIDTAHAY DADKAAS OO FIKRAD AAD HAYSO HALKAN IGALA SOO XIRIIR E-MAILKAAGA KA TAG HADAAD AWOODAYSO.

WAXAA LOO BAHANYAHAY:::

CAQLI,TALO,FIKRAD,MAXAA HABOON OO LAQABTAA,XAGEE WAXLAGA BILAABAA,MAXAASE AAD JECESHAHAY IN LAQABTO,
MAXAAD U MALAYSAA IN LAGA SHAQAYN KARO OO LACAB XALAL AH LEH SU'AAALO KA JAWAAB HADAAD AWOODAYSO FADLAN,
CAYAARTA DHAAF FADLAN.

FARIINTAADA IYO TALADAADA HALKAN KU QOR
HADAAD DOONTO E-MAIL,

WASALAAMU CALAYKUM?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Saturday, September 23, 2000 - 11:40 am
Iskaashato ma rabee ma ii haysaa Iskaa-u-shido?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.