site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GOORMAAD UMALAYNAYSAAN IN SOOMAALIDU DIINTA ISKUDHAQI DOONTO

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): GOORMAAD UMALAYNAYSAAN IN SOOMAALIDU DIINTA ISKUDHAQI DOONTO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAAQIL

Saturday, September 23, 2000 - 12:00 pm
walaala yaal horta marka hore waan idinsalaamay, ilaa iyo sanado badan waxa aan iswaydiinayey suaashan aan idin waydiiyey ooah soomaalidu goorma ayey si cadaalad ah isugu dhaqaysaa shareecada islaamka,markii aan dadmagaalada aan ku noolahay waydiiyey suaashan ,waxa ay iigu jawaabeen suaalo aan macquul ahayn,sida hadii hada shareecada laysku xukumo soomaalida cidi kaharimayso,qaar dumarka kamid ahina waxa ay yiraahdeen diinta dumarka uun baa lagu ciqaabayaa ragana qaban mayso,bal maxay idinlatahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.