site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CUDURKA AYDHISKA OO KU BATAY BULSHADA.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): CUDURKA AYDHISKA OO KU BATAY BULSHADA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dige

Saturday, September 23, 2000 - 05:37 pm
Ma'ogtahay cudurka aydhisku in uu aad ulaayey dhalin yaro badan. waxaa jira in ay dhacday dad badan oo cudurkaas isku arkay hadana aan usheegin qofka uu xiriir guur laleeyahay waxaan walaalayaal idinka codsan in aad naftiina u naxdaan waayo markaad qof aadan ogayn caafimaadkiisa aad laseexato waad qaadi hubaal.waxaa iyana jira niman ama naago reero leh oo suuqa ku jira keenaayana cudurka marka walaaley ama walaalow qofkaad lanoo shaahay hadeysan kuqancin kadaydayo tukale meelaha. In dhaweyd waxaan maqaal igu ahaa in ay bilaabeen dhalin yaro badani in ay baaraan qofka ay nolosha lawadaagayaan, waa good idia hadaad baarto qofkaas ha uqaadan dhibaato waayo adiguba waad shaki bixi. cudurkani dadbadan ayuu dhibaato ugeystay waxaana maqaal igu ah in cariga mareykanka iyo Canada ay dhalinyaradu la'ildaranyihiin,waxaakusoo xiga carigan aan kunoolahay ee ingiriiska last year and this year waxaaku dhintay ilaa 5500 oo soomaaliah duunka waxaana ugu tiro badnaa dadka ku geeriyooday Nairobi, cariga kenya. qofwalbow ogeysii ruuxaad jeceshaahay in uu ka fogaado cudurkaas thanks'all my readers.@@@@@@@@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samawada oo yaabtay

Sunday, September 24, 2000 - 03:47 am
asalaamu caleykum.. walaal waan ku salaamay walaalow adoo kalena majirtay? aniga dadkeenaan waa iga yaabiyeen ma ooyaa mise waan iska aamusaa maxay uguursan waayeen ilaahow inaga badbaadi amin walaalow ma umaleenisaa qof daacada oo diintiisa ku dhagan oo waligii xaaraan sameen jano doonaya cadaabna kacararaya hadii uu guursado qof qaba malaga yaabaa inuu kudhaco qofkaa bariga ka ahaa xaaraanta? ani waxay ila tahay alaah ayaa bad baadinaya walaahi dadka waxaan ku dhahaa iskabaara qofka inteydaan guursan miyeysan ahayn? subxaanalaah maalinta danbe iyo aduunba wey kuhoogeen asalaamu caleykum..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dige

Monday, September 25, 2000 - 06:29 pm
To samawada
abaayo waxba hala yaabin waxaan kahadlayaa runta imisaa iyaga oo xaas ah uu ku dhacay cudurka aydhisku. Soomaalidu waayahan waxa ay war
ka dhigaty qabiil aakhiro iyo aduun seejiyay mana oga waxa kadhaca agtooda marka abaayo ama aboowe kaad tahay digtoonow hadaad xaas tahay oo aad iinta kuwada dhagantihiin adi iyo saygaaga ama ooridaadu way adagtahay si'aad ku qaado cudurka aydhiska ilaah hanaga wada hayo. Walaal waxaan kaloo kuu sheegi hadaadan waligaa sameyn wax xaaraan ah oo aad guursato qof qaba cudurka waad qaadi lagama yaabo in uu kugu cafiyo qofkani waligii xaaraan masameyn eeilaahow naga amaano yeel. badanaa dadka jooga Nairobi waxey ka qaadaan cirbadaha duriinka iyo daandiistaha soo usheeg dadkaaga iyo ehelada aad jeceshahay in ay iska ilaaliyaan waxaas oo dhan.thank's for all my readers'.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.