site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DHIBANAYAALE OO U DUCAYNAYAAN DADKA DHIBAATADA KU HAAYA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): DHIBANAYAALE OO U DUCAYNAYAAN DADKA DHIBAATADA KU HAAYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJI

Sunday, September 24, 2000 - 08:56 am
ANAGOO AH DADKA KU NOOL DALKA DIBADIISA WAXAANU LEENAHAY DADKA KA SOO HORJEEDA NABADA SOOMAALIA IN AY ILAAHAY KA CABSADAAN OO SOOMAALIDA DHIBKA KA DAAYAAN OR HABAARKA MADLUUMIINTA AYNAN KA FAKANAYNIN KOLEEBA DADKAAS HABAAR WAXBA KAMA YAQAANAAN LAKIIN ANAGA IYO DADKA KU NOOL GUDAHA SOOMAALIYA WAXAANU LEENAHAY ILAAHAY HA KA QABTO UMADA SOOMAALIYEED DADKA FOWDADA KU WADA SIDA C/LAAHI YUUSUF, CIGAAL, CAATO, IYO MUUSE SUUDI,
IYO DADKA NAFTA U KEENAY SHACABKA SOOMAALIYA WAANA U DUCAYNAYNAA IN UU ILAAHAY XAQQA TUSIYO
(ILAAHOW DADKA DHIBAATADA KU WADA SHACABKA SOOMAALIYA ALLOW WADADA TOOSAN TUSI)
INTAAS IYO NABADGALYO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.