site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Madaxweeyne A/qaasim iyo Xuseen ceeydiid oo Libia ku heshiiyay

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Madaxweeyne A/qaasim iyo Xuseen ceeydiid oo Libia ku heshiiyay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Trueteller

Sunday, September 24, 2000 - 09:35 am
Wararka naga soo gaaraya wadanka Libia ayaa waxeey sheegayaan in Madaxweeynaha jamuuriyada Soomaaliya Cabdiqaasim salaas iyo Xuseen ceeydiid ay ku heshiiyeen dalka Libiya ka dib markii uu Qadaafi ka qaatay kaalin weeyn sidii uu labadaas nin u heshiisiin lahaa,marka aniga waxeey ila tahay in dhibka iyo dhibaatada laga bixi doono wadankiina loo laaban doono, do u agree with that? hadii aadan igu raacsaneeyn waad ka dhiiban kartaa aragtidaada, waa mahadsantihiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.