site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiil Baadicade (dumarka yaan internetka lagu caayin)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Wiil Baadicade (dumarka yaan internetka lagu caayin)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Trueteller

Sunday, September 24, 2000 - 10:02 am
Waxaa aniga ceeb iyo ciyaalsuuqnimo ila ah in gabdhaha soomaaliyeed lagu caayo netka iyadoo loo fiirinaayo qabiil,,, hadii aan tusaale kusiiyo waxaan waqti yar ka hor aqriyay topic ah "idoorland" waxaa meeshaas ku qornaa wax aanan sheegi karin oo afkeeyga aniga shaqsi ahaan uusan soo qaban karin, marka dadoow halaga fiirsado waxa meeshaan lagu qoraayo,, dumarkana ha la dhaafo idinka hadaad rabtiin qabiil isku caaya waxa rabtiina dhaha balse anigaa gabdhihiina wasa iyo anaa saan sameeya waa qalad iyo meel ka dhac soomalidana waxaas dhaqan uma ahan iyo diin midna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qowdhan

Monday, September 25, 2000 - 07:33 am
inadeer waxaan ku weydiin lahaa waaxey WIIL BAADICADE-baadicade waligeey maan maqal ma magaalo baad ula jeedaa BAADICADE-
INADEER ii soo kala sheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buulo_berde

Monday, September 25, 2000 - 10:21 am
Adi sxb sida uu magacaaga yahayba waxaa tahay qoowdhan ama qaldaan, marka orodoo jaadka ruug sidii lo'dii, baadi-cade waa dad la yaqaan oo degaan iyo magac leh,, ka Baxay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.