site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa yaab

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waa yaab
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awees Macow

Sunday, September 24, 2000 - 02:39 pm
Madaxweyne Cabdiqasim oo doonayo in uu dhismaha dowladdiisa ku soo beego Maalintii barakeysneynd ee 21 kii Oktobar ee uu u dabaaldegi macalinkiisii soo barbariyey oo soo baray Mabaadiida Howl iyo Hantiwadaaga si uu halkaas uga sii ambaqaado xuskii macalinkiisii,Iminka sida aanu ognahay waxa hareeraha ka jooga waa Golihii siyaad barre iyo taliyayaashiisii
oo shaarka noo soo bedeshay,Ileyn way is fahmayaa wada shaqeyn ayaa ka dhaxeysay.Somalay ma raaci karnaa nidaamkii aan ridnay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GACAL

Sunday, September 24, 2000 - 03:26 pm
Bugta iyo Beenta dhaaf Dhoorayahoow..Siyaad barre waa macalinka Soomaaliyeed waana arki doontaa in laga Qoro Buugaag badan oo Aduunka ku faafi doona..Laakiin Ceydiid iyo wiilkiisa aa Xaar walaaqay iyo inta daba socota..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.