Sunday, September 24, 2000 - 06:12 pm Aniga maadaama aan somali ahay sidda ay wararka ay igusoo garraan waxaan maqlay in c/lahi Yusuf uusan rabin dowlada cusub marka waxaan kabaqahayaa in dowlada ay dhissanto uu sana waxaba kahelin sharaf darro iyo ceeb ma ahane.