site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JAMBUURIYADDA ISAAQLAND SOMALIDA DHINAC KARAAC

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): JAMBUURIYADDA ISAAQLAND SOMALIDA DHINAC KARAAC
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Sunday, September 24, 2000 - 08:35 pm
Sida aan ognahay ururka SNM wuxuu ahaa kii mas'ulka ka wixii dhacay 1988 ayaga oo markaas damacsanaa iney ka go'aan Somalida.
kaddib markii uu dalku burburay ayuu SNM la baxay Somaliland ayaga isu sheegaaya jamburiyaad.Su'aashu waxey qabiil dawlad ma dhisi karaa Somaliland waa hal qabiil waana •••••, waxaan dhihilahaa haddii Somali diideen magacaga Somaliland oo macnihiisu yahay dhulkii Somaliyeed aniga oo Somali ah baa iska leh noo dhaafa oo qaataa magaca qabiilkiina oo ah ••••• lana baxa ISAAQLAND.
Ama Somalida dhinaciina ka raaca.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.