site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa u dan ah dadka soomaali land

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Maxaa u dan ah dadka soomaali land
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muse

Monday, September 25, 2000 - 04:43 am
anigu ah nin u dhashay dalka soomaali land waxaan aad uga shakiyey waraysigii dhowaan ina cigaal uu ssiyey BBCda taasoo ka soo horjeeda waxay dadka soomaali land go'aan ku gaareen ilaa iminkana ma fahmin siyaasada in cigaal ee daqiiqadii kasta ku hadlaya wuxuu doono markaa waxay kula talin lahaa ina cigaal hadaad kursi ka rabtid dawlad ku sheegta carte, cadayso laakiin anaga hadba shaadh ha noo gashan, waxaana wanaagsan in wadanka loo dhiibo nimankii u soo halgamay ee SNM,aad baan uga werwersanahay siyaasadiisa, waana inuu cadeeyo wuxuu damacsan yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Monday, September 25, 2000 - 05:39 am
ku muse

walal waa siidaad sheegtayee ina cigaal wuxuu rabaa kuris lagasiyo dawlada ku sheega carta.hadii ay tasi dhacdo oo uu somaliland somali ku daro.waligay waxaan ahaanayaa mucarid oo waxan is ku dayayaa si dii an ku togan lahaa.ses

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

uniter

Monday, September 25, 2000 - 07:34 pm
ahaa--aahaaa. this is what I expected.
guys cigal knows the reality that somaliland is nothing but a name left by the british colony same as italy somaliland, all these damn names do not exist any more. cigal will soon meet with members of the newly elected authorities. his remarks are very clear, he will work together with the new goverment. our target is greater somalia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/Y

Tuesday, September 26, 2000 - 03:59 am
Salaan,

Sxb maxaa kaa si noqday Ina Cigaal maxuu yahay, ama maxuu sameen karaa, meeshan ragbaa u soo dagaalmay ina Cigaalna bari meeshu doono haka dhaco muu Striper noqdo dan yaa ka le.

Laakiin Somaliweyn ayuu Somaliland ku darayaa, awoodu taas ku samaynayaa maxay ahayd ila meesha qabiil kaste hub ayuu haystaaye. Walaahi sidiisii ayuu Gebliay u carari..lol waxaas dhag haw dhigin.

Nabdey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Cige

Tuesday, September 26, 2000 - 04:21 am
Waryaada, waar wax yar ma idiin sheegaa.

Waar walaalayaal hadii aad tihiin walaala reer somaliland waxaan marka hore idin horan lahaa ha jahawareerina hana isku buuqina idinkoo mahadsan.
Ma markii hore mise hada?
Marki hore hadii laga hadlo ina Cigaal waxay niyadiisu ahayd inuu nagu daro somaali weyn ,

laakiin imika oo laga joogo sanad guuradii 9 laad ee gobanimada ama gosashada somaliland Ina Cigaal niyadiisu waxaa weeyaan boqolkiiba boqol.
Miyaydaan u fiirsan marku qudbeynaayo ina Cigaal kalmadiisa waxaa ku jirta mar walba
" Dawladnimada ka noqon mayno intey doonto ha nagu qaadatee ".

Sidaasi ayuu ku daraa qudbadiisa markasta.
Hadaba waxaa jira cadaw weyn oo dhexdeena iyo dibadeenaba jira ee walaalayaal ha u fikirin inuu ina Cigaal na wado soomaalida kale.

Hadii ay taas aad sheegteen ay dhab tahay kolayba isaga ayey ina Cigaal u daran tahay.
Waayo dee haduu doonayo inuu nagu daro somalida kale dee hadaba way u furan tahay inuu ka qayb galo shir ku sheega Carta ee Djibouti.

Lakiin intaan ogahay ina Cigaal ma halgam weyn oo dadka reer soomaaliland ay aamiinsan yihiin.
Sidaa iyo walaalaha reer soomaaliland guul wanaagsan iyo inagoo rajaynayna inuu ilaahay nooga dhigo dhulkeena dhulkii la aqoonsada oo la ixtiraafo.

Sidaa iyo wasalaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALILAND HA IS RACDO

Tuesday, September 26, 2000 - 07:23 am
DHULAKA SOO ANU GU MALAHI
DHULKA SOO SOMALILAND ISKAMA LAHAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darwish

Tuesday, September 26, 2000 - 07:35 am
ahaaa aaah heeee. northers are just dreaming in day time, keep dreaming. but plz use iidoorland instead of somaliland, cause such name somaliland doesn't exist. huuuu haaaaa heeeeee hiiiii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalilander

Tuesday, September 26, 2000 - 08:51 am
somaliland is a reality wether u like it darwiish or not die jealous

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abwaan

Tuesday, September 26, 2000 - 01:36 pm
TO DARWIISH
DAEWIISHOW BERI BAA WAXA JIREY NIN LA ODHAN JIREY GOOSARAD NINKAASI WUXUU DEGANAA AGAGAARKA AMA MAGAALADA CAYNABO WAXAANU KU HAYSTEY KABADHE AMA DUKAAN, WAXAY AHAYD WAQTIGII BUCSHURADDA IYO DUKAAMADU AANAY JIRIN IIDOORKUNA UU AHAA FURAHA BAAYAC MUSHTARKA IYO MAGAALADA UMMADDA KALANA AY DUURKA KU JIRTEY. NINKAA GOOSARAD WUXUU IIBIN JIREY KAFANTA WAA TA MAYDKA LAGU KANFO MARKA UU DHINTO AMA BAFTADA MARADA LA YIDHAAHDO WAQTIGAAS ISAGA AH MAY JIRIN HALBEEGYADA WAX LAGU QIYAASO SIDA WAARKA AMA MITIRKA FUUDHKA =FEET IYO WIXII LA MID AH MARKAA MARKA DHULBAHANTAHA QOF KA DHINTO EE AY KAFAN U SOO DOONTAAN GOOSARAD WUXUU U SAARAA OO KAGA IIBIYAA TAAKO '' TAAKADA AYUU UGU CABIRAA '' MARKA HABAR JECLADA QOF KA DHINTANA WUXUU UGU CABIRAA DHUDHUN 'DHUDHUN ''
AYUU U SAARAA MARKAA TAAKADA DHULBAHANTAHA UU U SAARO IYO DHUDHUNKA UU HABAR JECLADA U SAARO AYUU ISKU QIIMO KU IIBIYAA LOL TAASI MARKAY DHACDAY AYAA CASHADII DANBE NIMAN DHULBAHANTE AH OO DOONAYA INAY KAFAN IIBSADAAN AYUU TAAKADII UGU QIYAASAY DABEED WAXAY KU YIDHAAHDEEN WAARYAA GOOSARAD DEE NINYOW SIDA AAD TOLKAA WAX UGA IIBISO NOOGA IIBIYOO DHUDHUNKA NOOGU WADA QIYAAS
DABEED WUXUU YIDHI WAAR U KAADSHA '' WAAR WAA SIDAAS OO MEEL LOO DUDAANA AANAY U JIRIN ''

MARKAA WAXAAN KU LEEYAY DARWIISHOOW IMINKA WAA SIDAAS OO MEEL KALE OO AAD U DUDAANA AANAY U JIRI NO WHERE TO GO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.