WALAAL | Monday, September 25, 2000 - 12:54 pm WAAN FILAYAA IN OGAADEENYA KAMID TAHAY ETOOBIYA |
qalowshe | Monday, September 25, 2000 - 01:00 pm aryaa afsoomaali horta soobaro, adoo afsoomaali qorey aqoon aadad walax kasheegee uftaa qarso!!!!!! midakale xaa walaal oo labaxday? malabaxdid qabiilkaada magaciisa halaguu jawaabee fley aatahay!!!!! |
WALAAL | Monday, September 25, 2000 - 01:31 pm TO QALOWSHE BROTHER MAGACAYGU WAA WALAAL MARKA XIGTA MAKA IMAAN OGAADEENYO WAXA DHIBTA NOOKEENANA WAA EYAGA QAXOOTINA EYAGAA KABILAABAY SOMALIYA? |
Nogob | Monday, September 25, 2000 - 10:38 pm Ogaden hadaysan jirin somali lama arkeen waa marka aan xaqiiqda kahadalo,waayo somaliya qaarna ingiriis ayaa iska maamulan lahaa qaarna talyaani ilaahii ogaden ifka keenay hadana sayyidkii kadhaliyay kumahadiya,waxadna ogatan in qof kasta oo somaliya wax kanoqday ama karti leh inuu ka yimid wadaka ogadenia |
faf | Wednesday, September 27, 2000 - 04:07 pm Ogadeen waa qabiilka ugu tiro badan somali oo dhan meel kasta oo ay joogaan , sidaa darteed ayey qabiilada kale uga xun yihiin, marka Jidwaaq lagu darana East-Africa oo dhan ayay ugu badan yihiin xagwalba. Ogaadeen + Jidwaaq = Absame |