site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su'aal

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Su'aal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awees Macow

Monday, September 25, 2000 - 03:06 pm
Waxa iga su'aal ah halkey ku dambeeyeen labada xildhibaan ee kala ah cali Mahdi iyo Xassan Shaarguduud oo wafdigii Cabdilqasim uga haray dalka Amerika iyadoo maalmahan suuqyada lagu hayey in ay golihii baarlamaanka ka baxeen ee maxaa ka jira?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anon

Monday, September 25, 2000 - 03:14 pm
amaye isdhiibeen si ay sharci ku heelaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 25, 2000 - 10:00 pm
San diego ayey ku xiran yihiin labaduba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Monday, September 25, 2000 - 10:14 pm
Labadaba waa criminal!!!!

Midna markey dagaaladii dhaceen wuxuu ka qeyb galay xero lagu gumaadaayey "Gaalgale" oo daawanayey isagoo faraxsan.

Midna masaakiinta safarka ku mari jirtay goboladooda ayuu amar jabhadiisa ku siin jiray in la dhaco, la kufsado, la dilo iwm. so let them be into the custody.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nogob

Monday, September 25, 2000 - 10:33 pm
War labadaas anaan isku camp(xero)qaxoti kujiraa xataa iskuqol ayaan seexanaa wey is dhiibeen,marka waa laidin celin ayay dawladii maraykanku leedahay aad ayayna ucabsanayaan. byeeeeeeeeeeeeeeee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.