site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

RIYADDA BOQORTOOYADDA ZUBEER AWAL

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): RIYADDA BOQORTOOYADDA ZUBEER AWAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abees1

Monday, September 25, 2000 - 11:07 pm
Aduunku wuu ogaaday riyadii Zubeer Awal ahaydna boqortooyo. Hadda qalqaaliyaashii ay iswaydiinaya siday usuuroobi wayday. Waxase ka maqan inay tahay udhalasho iyo dad dhaqan.
Waxay dadyowgga deggan Waqooyigga dalkeena hooyo ugaadeen inaay Soomaali tahay mid, afkuna yahay mid, diintuna tahay Islam, dalkuna yahay Soomaali weyn.
Talladdu waa "DADKIINA DHINACA KA RAACA"
Ismail Abees

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real Somalilander

Tuesday, September 26, 2000 - 07:47 pm
Abeeso ma sunbaad dadka kula dhex waregaysa. Ma
marki garaadkina la xidhay baad kolba qolo iska dhigaysa.qoriga dabka leh dadka kala fadhiso.Cid kale mooyane ••••• isku diri maysid.
••••• waa mid.Way idinka sisheyaan idinkana sookeyaan.Fudeydka aad meel kasta ugu dhacaysid wax cusub maaha Qurjinle, wakii sayidku yidhi dulbahante wuu waalanyo inu miyir qabu is mooda. Wax bogortooyo subeer awal la yidhaa ma jiro, Somaliland oo dhami wey ogtahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.