site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ogadenia Ha Xorowdo

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Ogadenia Ha Xorowdo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nogob

Monday, September 25, 2000 - 11:12 pm
Waad kawada dharagsan tihiin taariikhda qotoda dheer ee wadanka Ogadenia,hadaba wadanka Ogadenia waxaa iskaleh somaliweyn wuxuuna kamid yahay Shanta qaybood ee gumaysigii somaliya u kala gooyay,magacuna waa Muqaddas aan gorgortan gali karin badalkiisu Ogadenia Ha Xorowdoooooooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xeyle

Monday, September 25, 2000 - 11:28 pm
Yitta baata kushaasha,
intaad leedahey Ogadeeniya xorroobimeyso, waayo adiga bal marka hore iska xorree jahliga qabiilka ah ee kugu jira ee isticmaal Somali Galbeed, ama magac aan qabiil aheyn keen. Haddii kale ku jir gumeysiga hoostiisa, somali magacaa kuuguma soo hiilin doonto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Tuesday, September 26, 2000 - 03:53 pm
Haddii aan nunahay soomali weyn. Macaga Ogadenia dhib maleh. Waxaad fiirisaa gumeysiga ay dadku kujiraan, waxba hafiirinin magaca oo yuu kula weynaani. Waxa dagaalamayo waa dad soomaliyeed haba ubadnaadaa Ogadenka. Haddii aan kaa jaahil bixiyo,,,Sacuudi Arabia, waxa loogu magacdaray Halnin oo kaliya Bin Sacuud. Haddi aad eegtid Mareykanka, Macaalooyinkiis waa weyn sida New mexico, California, Arizona, Utah, ext all of this are American Indian Names. Sidaa owgeed Waxba Ha isku mashquulinin ee dagaalka lagala walaalihiin Ogaden, haddii hornimo lagaaro magaca waala badelikara. Dhibmalah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ky

Tuesday, September 26, 2000 - 04:39 pm
Maxaa kuu diiday in aad tidhaahdo somali-galbeed . Ogaadeen waa magac qabiil , waxaa dhulka degan qabiilo badan oo u ka mid yahay majeeteen, gari iyo Jidwaaq(bartire,Abskuul,yabaree)iyo qabiilo kale. Sidoo kale marka hore jidwaaq ayaa kugu dhaw ee ma ogol yahay Ogadeeniya, balse ma ugu yeedhaan Abasmiya. Waxaa laga yaabaa in ay idin raacaan, marka aad jidwaaq gacata ku dhigtaan , ayaan somalida kale nala hadli doontaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Wednesday, September 27, 2000 - 05:29 pm
Walaal Ky Jidwaaq waa dad walalaheen ah. Mana diidana magaca Ogadenia. Ogadenia ma'aha magac qabiil. Ogaden baa ah maga qabiil hana isku qaldin. Haddii aad rabtaan inaanu badelno magaca wax dhib malaha ee iddinku dagaalka wadaniga ah soogala. Macaga waxaa kaaga daren dhibaatada gumeysiga ku raranaayo. Mana dagaalameysaa, waxaadna kudoodeysaana waa magaca halbedelo. Dhulka qiimihiisa fiiri oo uqdada iska saar. Ogaden waa walaalahaa, waana dad soomaliyeed. Tageer halganka markaas aan isugu imaano magac badelid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Wednesday, September 27, 2000 - 06:45 pm
Xeyle.....
Why do you have a problem with the name Ogadenia. There is no somaligelbeed yet. The world doesn't reconize Somali-Galbeed, but they are very familier with Ogadenia. In time of war public relations is an important asset. I don't know if you are aware of the 1977-78, we lost the public relations due to Siyad Barre's direct involvement of The Ogadenia war. He is the one that created Somali-Galbeen. I don't mind changing the name when we get our freedom, but for now why don't you joined the patriotic war instead of concentrating nonsense and creating a hatred between people who are determined for a true struggle. The only ones who are fighting agains barberic colonization of Ethopian empire are only the Ogaden. If you don't like it why don't you take up your own arm struggle? maybe, then we can stop using Ogadenia, in the mean time don't bother with your time in lecturing us to change our name.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.