site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa inaad raacdaan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waa inaad raacdaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dahabo

Tuesday, September 26, 2000 - 01:48 am
Waa inaad raacdaan dowladdaan cabdilqasim Ciddii diidana sanka ayaa laga gelinayaa (ka naxoo nafta waa)tareenka waa socda ee ha ka harin qorshaha waa lagugu darayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Tuesday, September 26, 2000 - 03:29 am
Salaan,

Waa yartan miskiinada ah, yaa wax sanka laga galinayaa..lol Caruur baad tahee meesha ka fadhiiso walee adaa u baahan •••. Waxa ku soo jiidiyay 6:00 Am saw ma aha ••• la'aan.

Dawlad haduu dhisayo adeerkaa marka hore maalkii iyo dhulkii laga xaday Somaliweyn dib haw soo caliyaan. Inta kale farta isku day.

Nabdeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ikran

Tuesday, September 26, 2000 - 03:38 am
TO:Dahabo

walaal waxaan ugu horayn tii kugu salaamyaa salaanta islaamka kadib
walaal waxaan ilaahay ka rajaynaynaa inuu inooga dhigo dowlada uu cabdi qaasin madaxwaynaha u yahay mid cadaalad ah hadii ay noqon wayso soomaali hada way kaa il bax san tahay qaadana mayso xoog danbe oo wax lagu maamulo aday dan kuugu jirtaa dad waynahay dan ugu jirtaa cabdi qaasin ayay dan ugu jirtaa in cadaalad la helo hadii kalle waa caano bacaad lagu lisay
cidna xoog umalayn maayo danbe inay soomaali ku maamulayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI RUN AH

Tuesday, September 26, 2000 - 09:37 pm
Qofkaagan gabadha aflagaadaynaya miyaadan ogeyn gabadha in ay dhaleen ragii kufaraxumeeyay ee kufoorarshay, mar dambe gabadhasidaasi ha ula hadlin yaana kuu celin siddiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ww

Thursday, September 28, 2000 - 03:39 am
waan raacay madaxweynaha C/qaasin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanaag

Thursday, September 28, 2000 - 03:59 am
Hoyadi bu madaxweyne u yahay. nacalaa wuxuu,
yahay ku yaal.waa tuug tuug dhalay,wuxuu
rabaa inuu maskiinta layo,

Walee wanan ku raciin, hadaad juq juq keentidna,
Wanu ku wasi.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.