site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qasab diid ama hadiidin

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Qasab diid ama hadiidin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohammed

Tuesday, September 26, 2000 - 02:06 am
waxaa qasab nagu ah in aan maanta wax kaqabano dib udhisida dalka taasoo waajib nasaaran uu yahay hadaanu nahay dad somali ah tanlabaad waa inaan taageerno waxa layiraahdo nabada nimankaan tobanka sano ishorfadhiyay oo aan wax habayaraatee aysan uqaban dalka iyo dalka waa inaan katashano oo aan waxay halee yeen aan loo qabsan maanta xaadirka ah markii sharci yimaado wadanka kadib waa in maxkamadlasoo saaro sidaas ayaan aniga aaminsanahay hadaan ahay qof somali ah inta kahoraysa waa inaan kafakarnaa sidii aan dadwaynaha somaliyeed dhibaatada looga bixinlahaa
aqristayaal hadii aad wax jawaab ii haysaan ilasoo xiriira lokvmnynas@samhall.se

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.