site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Goormaa la aqoonsan doonaa Somaliland??

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Goormaa la aqoonsan doonaa Somaliland??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Cige

Tuesday, September 26, 2000 - 05:07 am
Waar hadaba goormaa soomaliland la aqoonsan doona Somaliland. Intey soomalida kale ay dagaalamayeen anagu hadaanu nahay reer Somaliland waxaanu habeyn ku jirnay nabad, heshiin, xaqa, dawlad dhis iyo waax yaabo kale oo dan u ah Somaliland.

Hadaba Ingiriisku muxuu noo aqoosan laayahay mise wuxu nala sugayaa inta ay somalida kale dhinac ay u dhacayso.
Ilaahay waxaanu ka baryaynaa inuu inoo barakeeyo dhulkeena Soomaliland oo la inoo aqoonsado.

Laakiin waxkastaba wuxuu leeyahay waqti marka mar ay noqotaba Somaliland waa la aqoonsan doona.

Maalin walba hadii aanu nahay reer Somaaliland waxaanu ku fikirnaa ilaahow aduunweynaha noo garansii aqoonsiga aaamiin aamiin aamiin.

Sidaa iyo wa salaammu calykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALILAND=DREAMLAND

Tuesday, September 26, 2000 - 05:13 am
LOOOOOOOOOOOOL
LOOOOOOOOOOOOL
GET A LIFE....... SOMALILAND OR BETTER YET DREAMLAND IS NOTHING MORE THEN AN ILLUSION OR A MIRAGE IN THE DISTANT DESERT LOL
YOU WILL NEVER BE RECOGNISED BECAUSE YOU HAVE NO LEGAL BASIS FOR SEPARATION. YOUR ASSES BELONG TO THE SOUTH AND YOU WILL FOREVER BE UNDER SOUTHERN DOMINATION. PEACE
OHH YEA TELL YOUR MAAJEERTEN FRIENDS THE SAME THING APPLIES TO THEM TOO. PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habarawal

Tuesday, September 26, 2000 - 05:29 am
To ahmed Cige,
Walaal ma wanaagsana baroordiiq e iska daa. Waxba ha ooyin. Imminka Ethiopia ayaa na aqoonsan rabta, Puntlan wey na diidey in ay na aqoonsato, waayoo Sool iyo togdheer iyo Sanaag bey rabraa in ay qaadato. Haddii laakiin aan sool iyo sanaag aan Puntland u deyno deg-deg bey nagu aqoonsan.
Mareykankana wuxuu dooni walaal in Barbara si toos ah uu waligiis u wada qaato gorgorta laaan.
Bal maxaan sameynaa walaal iska daa Ingiriise waxaa na aqoonsan la Puntland. walaal aan mareykanka Barbara ka beecino si uu noo aqoonsado. Aqoonsiga ayaa waxwalba inooga muhimsan. Allow Somali u wada kaalmeey. War yaa Somali ahey i mean Somaliland. Bal lacago isku soo dardara waad aragteen Madaxweyne kusheega cusub ee sexxex sano ku sheegga in uu ammar ku baxshey in lacag leysku dardaro. Tanu weyba naga maqneyde bal wax uun keena? Walaalahayaga Djabuti waxaan ka codsaneynaa sida ay Somalia oo dhan u saacidey in ay inoo saaciddo. OO ay na aqoonsato. Djabuti hadduu na aqoonsado Faransiiskuna durba wuu na aqoonsan. Ingiriiskii na gumeysan jirey waa wax lala yaabo in uusan na aqoonsan waayo. Bal Keynya waa tuu ina Egal kol here ay wax sir ahi ku heshiiyeeni miyey na aqoonsan, bal hala weydiiyo?!! Kenya haddii ay na aqoonsadaan Engiriisku waa sahal markaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL ARAAB

Tuesday, September 26, 2000 - 07:14 am
ku.habarawal

war nin kagan leh puntland way na aqoonsan waya day ma puntlan ayaa inoo haysa misse ilaahay in uu inoo garan siiyo aduunyada.war hadii uu adarkaa la rabo somaliland wuu siin lahaa ama uu gashsiin lahaa.ee wuxuu rabaa in uu iska jaqo lacgta yar ee haysaka dhadhicin wax kale .ma agtahay in uu garxajiis uu cadhooday oo uu somali wayen doona yo waa maxay sababtu uu udoonayo.waxay tahay markii uu cigal ka qabsad xukunka oo uu cidagalee iyo habar yoonis uu dagal ku qadaay.walal waxan ku sheega yaa hadii somaliland cigal wax la doonayo uu gadhsiin lahaa

der går ikke der du siger bro

HILSEN

WIIL ARAAB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar Somaliyeed

Tuesday, September 26, 2000 - 04:52 pm
salaamu calaykum.

waryara rer ••••• ama somalilan ila iyo gorma dawlad aan soconayan wadaan waxad samaysan bal marqudha fekera oo dib isugu labto ila iyo gumaysigii radiya oo waxa kan idinhayste cilada idinku noqday wamaxay dheha . ana idin shegayee asaskii noloshina aya qald ku dhisantay marka in aay saxanta way adkatay oo xidigahay ka saraysay
waxaa ogatan in hadii aad kun sano ku jirtan somalilan iyo calan carbta laga copy eye iyo lacag la copyey aad qadatan aan marna la oganayan wax layidhahdo somalilan hadii somali dawlad dhisatana tas uun bad kuso daba faylaysan. hadii aay somali isasii cuntana iska sii raxaysta lakiin dawlad aad helaysan majirto marka inta aad
gumaysigii uyedhanaysan cudurkan idiku riday hada idin haysta ee ad na ictirafa ledihiin walaalayal dalkiina amina dubkiina amina dawlada somali weyn amina calankaa qurxoon hos imada ilahay ka cabsada hana idin so hadeeyo
ilahoow idoor wad dooorise so hadee oo duliga ku jira kaqaad .
byeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 26, 2000 - 08:28 pm
Mr. Cige,
10 sanadood ayay shacabka Waqooyiggu lahaayeen Somaliland. Waxase ka maqan maamulka hadda lacagta kaga taliya Waqooggu maxuu uqabtay dadweynaha ee uu adduunka ugu muujin karaa kalsoonidda shacabka. lacagta laga uruuriyo masaakiinta reeraha kale waxaa lagu bixiyaa deentii dhisidda maamulka ee afarta ganacsade.
Waqti lumis iyo lacag uruurin ayaa lagu mashquul yahay. Hadaad tahay nin aqoon yahana maamulka ka taagan maxaa lagu aqoonsan karaaa? Maxaa dadweynaha 10ka sanadood ka lumeen ay ku qancayaan? Dugsiyo, Dhakhtarro, biyo, Koronto, Xanaano caruur iyo hooyo, iwm laguma hayo. Dhulka iyo guriyiha marka la dhaafo dadka ayaa hada la cashuura. Lacagtuna reen ayay utagtaa.
Walaalow iska ilow sheekadda baddan ee 10ka sanadood kaa qaadatay, Soomaali weyne waa ku sugaysaa ee wax ku darso.
Ismail Abees

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Cige

Tuesday, September 26, 2000 - 09:41 pm
Ku: Gabar soomaliyeed
Ka: Ahmed Cige

Walaal marka hore waaku salaamay gabadha soomaliyeed marka xigta waxaan kuu sheegayaa in hadaanu nahay ••••• uusan nagu jirin wax cudur laakiin uu nagu jiro dawlid dhis iyo maamuul.
Aduunkan waxba xoog laguma helo markuu qofkastaba muujiyo dadnimo iyo dawladnimo ayuunbaa la aqoonsadaa, markaa waxaan kuu sheegayaa ama diid ama doon Somaaliland indhahaaga oo shan ah ayaa la aqoonsan doonaa.
Nayaa miyaanaad ogayn in Somaliland 1960 kii calanka aan hor qaadanay kabacdinba aanu geynay xamar somaali jeceyl awgeyd. Laakiin calankii aanuu xamar geynay waxaa nagaa raacey dhib.
30 sano madaxa lanaga haystey oonu intaa samir iyo adkeysi ku jirnay.

Calankii aanu xamar geynay fa´íidadii aanu helnay wuxuu noqday oo kali ah Prime Minister dabadeed ayaa na arkay oo na cuney.
Hadaba si kastaba aduunyadan waa muxaafid iyo mucaarid labadaasi mid dhaafsan ma naqon kartid.
Gabadheey inkastoo magacaaga aad soo qorin waxaan ku leeyahay bal dib ugu noqo taariikhda soomalia iyo wixii ka jiray ama ka dhacaayey soomalia.
Markaa kabacdi ama garta i sii ama runta ii sheeg.

Marka dambe hadigoo raali ah ku soo qor magacaaga sidaa iyo wa salaamu calaykum.

Your sincerely

Ahmed Cige

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Cige

Wednesday, September 27, 2000 - 04:16 am
Waxaan halkan jawaab yar oo deeqda u dirayaa ninka arab ee wax yaabo loo baahnayn kusoo qoray warqadii ama doodii aan ka dhiibatay meeshay.

Walaal marka hore adigoo mahadsan wiilka arabow waxaan ku dhihi lahaa anigoo ku jawaabin su´aashaada inaad ku tagtid safar wadanka Somaliland. Marka aad soo indha indheysid wadanka ayaad wax ka qori doontaa waraaqdeyda.

Hadii wax yar aan kaaga taabto waxay dawlada somaliland sameysay waxaa weeyi. Tobankii sano ee u dambeyey waxuu Somaliland ay gaadheen horumar aad u balaadhan oo halkan kuugu soo koobi karayn.

Horumarkaa oo ah Nabad, xasuuq la´aan, horumar dhinaca baayacmushtarka, dawlad madax banaan, iyo umada soomaliland ku dhaqan ilaaway dagaaladii foosha xumaa ee ka dhacan wadanka.

Walaal wiil arabow bal socdaal ku tag wadankii inayn qofkasta oo somaali ah u furan yahee.
Markaad soo aragtid ayuunban wax wada hadal ah kula yeelan doona.
Sidaa iyo wasaalaamu calaykum.

Mida kale aan kuu saxo kalmada dheenishka ah.
"" Det går ikke, det du siger bro ""

Ama sax ama qalad ma aha af aad u dhalatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GabarSomaliyed

Wednesday, September 27, 2000 - 05:00 pm
axmed cige.

salamu calaykum. marka hore.

inadeer waxankushegaya in aan somaliya kabadiyo wayo gabadh somaliyed ban ahay waxa laga yaba in aad dheg kamaqashe dhayaba sarin somaliya .

inadeer somaliya waa dhulkaygi in uu wacnadana manta waxan ka jecelahay majirto. dhankasta.
waxan ku shegaya cudurka an kugu idhiwu idin haya idinkuba wad isku ogtihiino waa cilada idin hayse caqligiini cirka geysey. kiini fekera ee so labtana wad ku gacan saydhan o waxad tidhahdan wuu washay marka walaal hadii ad fiyoban isku ogtihiin ama dawlad runa rabtaan sida aad shegeyso sikala wax u eegi lahayden.
tariikhada hadan ku raco inadeer ila iyo asaskii somaliyed ••••• in uu dalka somaliyed dhismo marabin ama uu dawlad yeesho ugu horayn xabashay kenen dhulka seyidki baka saro ingiriis bay kenen kadib hadana waxa aay laraban waa mareykane inadeer idinku maba tihidin dada dal iyo dad jecelle weligin in aad gumaysi ku jirtana waa wax aad jeceshihiin hadi anay sidasi jirin toban sana is lahayden inta somalida kale is cunayso idinku calan samayste hadi aay socon weydey mad qanacdan oo dadkina dhinac karacdan oo inti aad hadhow cidlada iska heli lahayden somali kuso noqotan
xadka dhaftee so xerodan idin idhi idoor.
sida iyo salamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Cige

Wednesday, September 27, 2000 - 10:04 pm
Ku: Gabadha soomaaliyeed
Marka hore asalaamu calaykum.
Mida labaad walaal waxaad kuu sheegayaa dee horta hadal laguma kala dhargo waraaq oo kali ee waxaa fiicnayd inaynu wada joogno si toos ah.

Walaal meesha qalad ha ka fahmin hadii dhulkaygi hooyo aan horeystay oon hadana aan aduunweynaha u sheegay goosasho ma ceeb baa?
Mida kale wax kastaba deg deg laguma helo arimona deg deg kuma dhamaadaan, adigu waxaad u haysataa si somaalida qaarkood in wax kastaba maalin iyo laba maalmood ku dhamaadaan.
Anagu hadaanu nahay reer soomaliland waanu is kaashana wax cudur ah oon isku qabno sida daarooka iyo hawiyaha ma jirto.
Sidii aanu u xoreynay dalkayaga ayaaanu isku duubanahay.
Aniga ha ii sheegin laba nin oo reer somaliland ah oo isku qaba cudur ama colaato.
Daraaroodkaba ninka mareexaan iyo ninka majeerteen waxba iskuma darsadaan iyagoo hadana isku ah dad wada dhashay.

Naa maxay tahay dadkaaga dhinac ka raac, maxaa la iigu diidi hadii dalkayga aan calan ka taagay oo sameystay maamul wacan oo xag ku dhisan.
Nayaa miyaanaad ogayn 1960 kii markaan kaa hor qaatay calan inaan kuugu keenay Xamar oon kuugu soo ordaayey somaali jeceyl, hadii waqtigaas calankaygaa haysan lahaa dhibkii 30 ka sano laygu hayay ma socolahaa.
Inaadeer jawaabtu waa maya, maya, maya, maya.
Hadii markaas aan codsan lahaa goosasha somaliland ayaa maanta wax i weydiin lahaa?
KASOO JAWAAB SU´AASHAA HADII AAD DAACAD TAHAY.

Malaha waxaad u haysataa in reer ••••• oo kali ah ay ka dambeeyaan goosashada somaliland.
Nayaa waxaad ogaataa in waqooyi ay ku dhaqan yihiin dad fara badan oo kala ah •••••, dhulbahante, warsangali, gadabuursi iyo ciise.
Dadkaas oo dhan ayaa ka dambeeyey goosahsada.

Gumaysiga aad sheegaysi ma ah mid lasoo iibsado ee wax dadka ku dhaca. Anagu dawladii hore ee Siyad Barre moyee dhib kale ama gumaysi kale maanu arag mana nasoo marin.
Ilaahay wuxuu yidha ninka samraa sadkii uu helaa ee intii gumaysiga aanu ku jirnay waanu samranay.
Nayaa gabadh yahay soomaaliyeed meel anigu aan raaco garan maayo ee waxaad soo gasha laba meel meel kali ah.
Hadii aad tahay gabadh Darood ah, Darood uu soo hayay xukun in ku filan meeshu somaali gaadhsiiyeyna adiguba waad ogtahay ee warqadan kuugu sheegi maayo.
Hadii aad tahay Hawiyana waxaa ka taagan xamar waad ogtahay ee markaad xamar dejisid ii kaalay oo ila gorgoortan waxyaaba ah somaali weyn.

Sidaa iyo wasalaamu calaykum, ilaahayna ha ina waafajiyo diinta iyo samirkaba, aamiin, aamiin.

PS. Mida kale maxaad uusoo qori waydaa emailkaaga.


Somaalidu waxay tidhaahdaa hadal badan danbaa dhaanta, waxaan u malaynayaa dhamayn kari waydo akhriska warqadan laakin bal dhuux inta wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAANI

Thursday, September 28, 2000 - 02:48 am
SOOMAALIYA WAA SOOMAALI WAX SOMALILAMD LA DHOHONA MA JIRTO JANERAL GAANI WAA JOOGAA QARANKANA SIDII SHALEY UU UGU HALGAMAYAY AYUU UGU HLGAMAYAA WAXUUNA KU BAAQAYAA MIDNIMO SOOMAALIYA HA ISRAACDO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 28, 2000 - 03:27 am
What do you people make of the article in "Al wadan Al arab" in which it reports the USA is in favor of the sesetion of somaliland from somalia
for strategic reasons.

please comment

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habarjeclo

Thursday, September 28, 2000 - 04:10 am
Waxaan idiin sheegayaa dhamaantiin, ninkii
Somaliland iyo puntland, is barbar dhiga.
Hooyadii buu u sheegayaa. Puntland waa
tuulooyin yar yar,waxay intaa ku fakartaa.
somalilnd latartam. lakiin miyay latartami kartaa
waaxu nahay, niman Issaaq ah oo somali oo dhan
Anay gadhikarin, waxanu nahay Karabiin.
kan labaxay Habar awal ma"ha waa daaroo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Cige

Thursday, September 28, 2000 - 04:51 am
Ku: Gaani

Waar ninyahaw Gaani hada waa miskiin tobansano raadinay raadinaya meel uu jiifsado.
Gaani weynu wada naqaana wuxuu dhib iyo samaan geystayna waynu wada ognahay.

Hadii uu soo dhisaayo dawlad uu dhisi karaa laakiin waxaad ogaataa inuusan shaqo dambe ku yeelan karin Somaliland.
Gaani wuxuu dhisi karaa dawlad ku dhisan ciidan, laakiin Somaliland waxaa ka jira xukun ku dhisan democracy sidaasi darteed wuxuu ka talin karaa Gaani Koonfurta iwm.

Midale miyaad ogayn inuu Gaani ka yahay Somaliland "Wanted" oo maxkamad lasoo taagi doonaa.

Anigu burburkii uu ka dambeeyey waqooyiga waan yaraa laakiin sidaan sheekooyinka ku maqlo wuxuu ka gaystay xasuuq fara badan somaliland.
Adiguna waad ogtahay hadii weynayd ama yarayd.

Sidaa iyo wa salaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Cige

Thursday, September 28, 2000 - 04:54 am
Ku: Habarjeclo.
Walaal waad mahadsan tahay, afkaagana caano lagu qabay.
Intaad iska ilaalin kartid sheegatada iska ilaahi, waayo waxanu joognaa dhul qurba ah.

Sidaa iyo asalaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar Somaliyed

Thursday, September 28, 2000 - 07:32 am
salamu calaykum waraxmatu lahi wabarakatu,

inicigee.
waryahe wan akhristay warqadada lakiin wax aay aniga i siyadinayso majirto wayo idoor oo dhan ban aqan maskaxda ku jirta intay le egtahay,
hadi an kahadlo shekada ah daroor in ku filan wu hayey dalka .waa runta wuu hayey hadase maha hadii ad utirinayso siyad bare sodonki sano eee waxa ogata in somali uu darood weligii uhayey hoganka una hayn dono ila iyo inta ay dad wacani so baxayan,. wayo somali boqolki sano nin wacan aya mar ukaca kasina darood bu kadhasha wana ogtahay ila iyo wiil waal .axmed gurey ,seyid kii, salada iyo sonka idin baray marka manjcli in aan siqodqodo shekada lakiin waxan ku farax sanahay in adunku uu ogyahay darood dalka meshu kajogo.
tankale •••••• waa dad somaliyed oo iyagu qudhodu jecel dalka hooyo iyo dhaqankisa lakiin aqoonta kuyaraydiyo waxgardka lakiin rag wacan walaga helaya iyaga wayna lahayeen ..ee bal iidoorow idinku halke bad ku salaysan tihiin, calaka ad qadene aad shegaysana darood oo kabadan aya so qaday xabashina kaso saray iyo ingiriis dalka .ee idinku calan aad tagtan dayee in uu gumaysi dalka joga kajeclaydeen wayo bariisna waa idin sin jiray qaxotina dalkisa wuu idinku geyn jiray marka ado sida u og aya tidhi gumaysi aan siyad ahayn man arag ,waarunta wayo xabashi iyo ingiriis uma argtan gumaysi ee somaliga dalka haya u aragtan wayo waa necayb ad u qabtan, marka .hadii dadak aad tidhisay kugula jiran gosashada dalka waxay ula jeden marki uu dagalku noqday konfur iyo waqoyi oo somali is afgaran weydey lakiin makrii somali mel lagu hubsaday waxan ogahay in aay dalkoda ku labten iyo dawladoda iyo sinanta iyo wada jirka somaliyed iyo isku dubni somaliyed,
lakiin idinku ama samra ama sahwiya oo cid idin og majiro oo idin ictirafaysa somali hadii laga shekayana kamid un ba tihiin waxana laydinku yedha welli dawlada somali lan isku magcawday,
marka walaal adoon is dalin oo harad isku ridin waxa laga yaba in aanu isaqa aad uhesaysa ku ogayan oo uu siyada ku dhamay wayo isgu maku jogay magac bad lahad ee marku tegey ayad dhigiini mudhsaten somali in aay thanks tidhahdo weye siyad
adiguna waxad ii shegtay in ad hashiis tihiin dhexdina ana waxan ku shegay iin ad weli is cunaysan kuwa aad ku so halqabsate marexan iyo majerten katidhi waa dad walal ah colada ilawe lakiin cida gale iyo habar yoonis iyo habarjeclo ma ilaween coladi ama dagalkii is xasuqida ee hargeysa marka inadeer haa hadlin ee harka iska bi iyo horta adigu naf tada maxa u tartay kadib ••••• badne udood lakiin kahor tada daryeel

sida iyo nabad gelyo cige.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jid

Thursday, September 28, 2000 - 04:58 pm
Anidgu kolay aad baan ugu farxi lahaa in aan arko somaliland oo la aqoonsado , maxaa yeelay waxaay haystaan nabad iyo dawlad. Markaa hadii ay reer somaliland sidaa ay jecel yihiin waxaa haboon in aduunku si deg-deg ah ku aqoonsado, Marka ay raabaan in ku biiraan somali weyna waa la soo dhawayn doon, lakiin wax qasab ah ma jiro. Sidoo kale Hargaysa oo Casimad ah reer Jig-jiga (jidwaaq) gacmo furan ayaan ku soo dhaweeynaynaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Cige

Thursday, September 28, 2000 - 10:43 pm
Ku Gabadha soomaaliyeed!

Somaalidu waxey ku maahmaahda " AF NOOLI UU HADLAA AYENA UU CIYAA" Naa walaal gabadheey iska daa cida oo isku qabo afka.

Aniga sidaan ka fahmay waxaad ii faahfaahinasay Fakhash ama •••••••.
Anigu runtii hadaan ka hadlo ku dhihi maayo waan necebahay ••••••• laakiin waxaan ogahay oo kali ah inuu dalka buburkiisii ka dambeeyey.

Qabiilkaste waaxaa ka dhasha " HERO " ama halyey hadii aad tidhaahdid ••••••• uunbaa wax fiican ka dhadshaan taasi been baad ka sheegtay oo waxaad noqotay " nin isfaanshay waa ri´is nuugtay "

Laakiin imika waxaan mooda inaynu isku haysano faan iyo aniga sidan ah.
JAwabtu waa maya waxaan isku haysanaa oo kali ah anigu aan isku xukumo oo kali ah.
Walaal aan kaa diiday xukun kaagii maxaad ii qasbi.Aniga ayaa raba inaan sameysto dawlad is xukunta, waxaan u malaynayaa waxaa wali lafta kaaga jirtaa cudurkii xuma ee wadanka ••••••• uu ku burburiyey.Cudur aan daawo lahayn ayaa lafta kaa galay ee xukun dambe haku fikirin uu ••••••• qaban doono. Taasi waa habeynkii xalay tagay.
Hadaba hakuu taliyo habargadir xasuuqa aad ka gashayna waad ogtahay mana lagu ilaabin.

Hadaba isku daalnaye ida walaal waxaad maskaxda iga haysatay sodonsano intaa wax ka badan ma rabo.
Walaal maxaad uuga xuntahay somaliland hadii ay rabaan inay idinka go´aan.
Miyaanaad arag Soviet union siduu u kala go´een iyo Yougoslavia mise waxaad ku tahay xaasid dawladnimadayada.
Laakiin waan fahmi karaa waxaa aduunkan waxaa loo sameeyyey muxaafid iyo mucaarid.
Midakale maxaad usoo qori weyday magacaaga iyo emaiilkaaga.

Marka dambe ee jawaabaysid waaxaad kasoo jawaabtaa su´aashan.
sababta aad uuga soo horjeedo somaliland ma waxay kuu geeysten dhib mise famligiina reer somaliland?

Sidaa iyo wa salaamu calaykum
Ilaahayna ha garan siiyo somaliland oo dhagaxnimada ha kaa saaro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 29, 2000 - 07:54 pm
Your little Idoor corridor of Hargeisa and Berbera can't be a government.You always love colonialists and enemies of somalia.You are big time dreamers the mothers of all traitors.You can never be trusted.You may be good in destruction but not nation building.The demise of the Idoor fiefdom is eminent.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moholin

Saturday, September 30, 2000 - 10:23 am
Salaamu calaykum.

Yartan la baxday gabar soomaali waxan ku odhan lahaa oo iga talo ah. waxad u baahtayahay dawo dagdag ah. Wali waxad wadaa beentii afweyne???????????

Yaa kugu yidhi Axmed Guray waa Darood????????? suaal aan ku waydiiyee maw ab tirin kartaa ??? saw maya ma aha. Adoo taariikh iyo doodna hayn raga afka lalama galo.

Axmed Guray waa nin Samaron ah waanaa la yaqaan, Darood Zaylac iyo Harar garanaaya ama ku dhashay waligaa ma aragtay???? ii sheeg waaba war igu cusube.

Ina Cabdilaahi Xasan intu Darood ka dilay doqonyay hadaad garan lahayd maadan amaanteen maalin kaliya ayuu 500 oo majeerteen ah bhol ka tuuray. Dhulos iyo Warsangali iyo Majeerteen iyo Ogaadeena xoolo kagaumuu tagin. Ragii Wadaadka idinka qabtayna waad ogatahy , Darood inu guumaystay ayuu waliba sidii nabgiga 9 naagood guursaday. Caruur cad ah ayaad tahee horta taariikhda soo baro. Maxaa buurta Sheekh geeyay Dhulos maxaa Cali Dhuux geeyay Berbara...lol qaxoonti ka soo cararay wadaadka ayay ahaayeen ninka maanta Dhulos u gabaya ee Jaamac Cilmi Kadye orod oo dhagayso , inu wadaadku cidhib tiray Dhulos lama cali kuma muranto.

Ingiriisbay la dagaalameen iyo bahaabaah ?? horta imisa nin oo Ingiriis ah ayaa somaliya joogay 500 oo kaliya ayaaba meesha joogtay intaasina Berbara badankood soo may dhaafin iyo Hargaysa. Imisa nin oo Ingiriis ah ayaa ku dhintay dagaalkii Daraawiishta????????? Richard Corfleid mooye cid kale ma argatay.


miskiinad nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Cige

Wednesday, October 04, 2000 - 05:34 am
Ku: Moholin

Ninyahaw afkaaga caano lagu qabay, bal hadaba haku qaadato wax yar history aad uuga sheekaysay naagtan iska hadlaysa sidii radio.

Mida kale waar ninyahaw miyaanaad hore u maqlin af nooli uu hadlaa ayna uu ciyaa
Waar naagtani waa ayad iska ciyeysa ee aynu iska deyno ha iska cido sidii ayda.

Anigu ku daalay oo waxba ka dhaadhicin kari waayey ee hadii aad ka quusato dee adna iska quuso.
Malaha waxaan u malaynayaa in gabadhani dhib soo aragtay oo waxba laga dhaadhicin kari waayey.

Sidaa iyo wa salaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GabarSoomaaliyed

Wednesday, October 04, 2000 - 04:59 pm
moholi and cige

caruur idor cayna mahee waxan idiin shegay rutan shegad la asadahdeene waxn idinkula talin laha

labadina nin waxaad tihiin kuwa udawakhay wax aanay helayn ama gadhayn sida awged mid walba schoolki lo diru ka saqidayo ••••• iyo darood ku dalaya waryarahee ninkii tisa daryela tukale waxtare eedo danahina qabsado horta idinku naftiina xoreeya oo cudurka ku jira kadaweya oo nadafada naftina ku dedala kadib bad darood iyo iriir u abtirin dontane ok eedo
tasina waa inan somaliyed erayadeed idinla talinaysa oo dabaysha idin sidata aragto rabta in aay idinka reebto.
midna ku seexo anigu kama xumi waqoyi gosashadisa wayo waxa layidhi nin magala ka duday sanqadh yar
marka hadii idoor somali weyn yidhahdo wan ka go nay isaga is ogo cidi ma oga .
kamana xumi oo aniga somali kala googoda oo nabada way iga ficantahay somali isku duban oo is cunaysa marka kama xumi oo anigu mihi qofjiran sidina idinka waxa idin haya cudurka layidhahdo daroor oo ah igubo isar. dawana malaha oo dadbadan ba udhintay .
lakiin waxaan ku shegaya wixii muqda macaane eedo
toban sana lajogaye hadi aad tobanki sano inyaro so dhalasha arki weydeen oo aqoon siya tobanka sane somali weyn dhisanta wax sugaysan tasina waa riyadii caruurtiyo camada ee caqligina kashado waxa jira radiya. waxa jira waad garanaysan ??????

magacaygana iyo emailkaga walaal wax ay ku siyadinayan ayaba iska yar ok. isk ilow.
eedo saasan idin idhi ye bal ufirsada.
ninkii tisa daryeela ahaha dadka kale waxsartee.
maxaan idila dooda idoorow dantada ku ciishe

waxaan ilahay ka sugaya in uu inagu simo mudo kabadan labatan sano oo aan aragno so'land mesha aay gaadho !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

sida iyo nabad gelyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.