site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMAALIYEY IIDOOR SEE YEELNAA?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): SOOMAALIYEY IIDOOR SEE YEELNAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daadiroow.

Tuesday, September 26, 2000 - 08:18 am
dadkaan oo iidoor filinkoodi eey aacunay waa ogtahay nooh oo hada meel ee aadaan mahayaan nooh, dhib badane waa kasoomarney waa ogtahay baabuur moos buuxo aa udirijirnay inikane baabuurki oo dad ulo wato oo qeelinooyo buuxo aa soodiri jirteen. waxaa waaye su'aasheyda soomaliyey dadkaaneyto goosashadi waa usocon weedey ee buuga naxariista ma ufiirineenaa oo masoocelinaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Tuesday, September 26, 2000 - 08:29 am
Anigaa su'aal ka muhiimsan kuu haya: sidee kayeelnaa sick ppl like you? Maxay kula tahay, iisoo jawaab. Jirooleyahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaajuumow

Tuesday, September 26, 2000 - 10:59 am
daadirow lol!
walaalkiis hadalee adi wax ogaatay miyaa war dhamaan reer waqooyi oo dhan iskuqabo, waa dad buuqooda saa'id yahay, adi ninkii siyaad in uu iskamaagay maa umaleenee? waxaa ani kuusheegaa dadkaan hadii awood helilahaayeen "Illaah managusiiyee" soomaali dhan waaba laween lahaa nooh!!! reer waqooyi waxaa kabuuxo cigaal iyo cabdullahi yusuf oo kale nooh oo wadankeena in gataan sameen lahaa hadii awoodaan nooh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadar

Tuesday, September 26, 2000 - 02:05 pm
waryee dee kuwana maxay ahaayeen? adeer idin maba fahmayee ina kaladaaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 02:22 am
waa khaayimiin iska dhigaya baajuun iyo boon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumarey

Wednesday, September 27, 2000 - 06:19 am
daadiroow, markey hore hadii kajawaabo su'aashaada, ani waxaa umeleeynaa dadkaa in nagajoogaan sabab waxaa waaye labada land landbo xabo managa soogalooyo dhib lee keenooyaan dheef maba lehabo.
jaajuumoow, adine waxaa isku qaldoosaa gabalada dhexe iyo gabalada waqooyi bari, geedkaan oo cabdullahi ladhaho usuga waas jooga gabalada dhexe, kaneey kalene waxaas jooga waqooyi bari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KENADIID

Wednesday, September 27, 2000 - 12:20 pm
to..Daadirooy

xaq waxey u leeyihiin ineynan waligood soomaaliya

ku darsamin aayahoodana ka tashadaan( •••••)

after all, wax faa iido oo ugu jirto Soomaaliya
ku darsankeeda ma jrto!

Moorif

Wednesday, September 27, 2000 - 03:04 pm
Iidoor dhalfa ha loo diro in la dhalfeeya bas ah ayey kasaayane, waliba dhalfa garbahaaey ka imaatey ha loo diro.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

togdheer

Thursday, September 28, 2000 - 12:49 am
TO daadirow sahal iyo jaajuumow

waxa iswaydiin leh waxa aad sheeganaysaan soomaali balse waxa layaab leh afka aad kuhadlaysaa sida soomaaliyi ufahmayso waxaanse idinkula talin lahaa hadii aad jeceshihiin in aad afsoomaali wax ku sheegtaan la kaashada cidii idinku dhow ee soomaali saxa ah:

hadaan wax kaaga taabto dadka reer waqooyiga shaki kuma jiro inay yihiin kuwii adoo idhaha isku haya kuu kakala furay oo kaa dhigay qof aduunka magac kuyeesha ka dib markii 1960kii aan kuugu imid muqdisho waa dad isku filan oo israacsan oo meel uga soo wada jeeda midnimadooda waa dad aanad noolaaln karin waxna aanad noqon karin la.aantood taas waxa marqaati iiga ah sida aad iiga maarmi wayday eeaad udiidan tahay jirtaankayga iyo midnimadayda aan uhalgamayo waxa ii cadaynisa oo kale in aan kaa dadnimo ,raganimo iyo gobanimoba wanaagsanahay meel kasta reer waqooyi baad mushquul ku tihiin, horaase loo yiri (meel la dhaliilay waa meel dhaqdhaqaaq kajiro)adigase in aadan waxba ahayn waxa cadaynaya waqtiba kuguma lumiyo:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xariir

Thursday, September 28, 2000 - 01:13 am
to moorif waxaa layiri dameerku intaanu cida baran buu dhuusada bartaa wxaan ka xumahay inaan dameerka meel kaga dhacay waayo adoo kale dameerkaa dhaama. sorry guy ama homo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALIA

Thursday, September 28, 2000 - 06:44 am
SOMALIYA WAA MID MANA KALA GO`AYSO TAASI WAA WAX ISKA CAD
HALQABIILNA MA NOQDO WDAN & DOWLAD SIDAAS AWGEED HADII WAXA AY WADAAN DHAAFI WAAYAAN WAXAANU DIRAYNAA GEN: GAANI

MIDA KALE OO LA RABO ON LA IS XASUUSIYO WAXAY TAHAY WAXAA KOOFUR KA BIXI JIRAY OO AADI JIRAY WAQOOYI RAASHIN BADAN WAXAANA KA IMAAN JIRAY NIMAN ULAL WATO OO QAYLI BADAN

"SOMALIYA HA NOOLAATO"
SOMALIYA HA WAARTO"
"SOMALIA DIIDNA HA DHACO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.