site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SU"AAL,Su'aal,Su'aal SU"AAL,Su'aal,Su'aal

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): SU"AAL,Su'aal,Su'aal SU"AAL,Su'aal,Su'aal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIINLE

Wednesday, September 27, 2000 - 03:18 am
Had iyo jeer markaan maqlo Isaac ka cabanaya Morgan iyo Gaani ama ba dawladdii daaroodka in ay si xun ula dhaqantay, dad badan ka laysay.Dhul;kii ka burburisay, waan ka xumaadaa waxaanna dareemaa dambiilenimo. waxaanna arkaa in aan gef ku kacnay haddaan Darood nahay.

Waxaanse layaabaa markaan arko had iyo jeer Hawiyeh ku faanaya darood baan saas yeelnay iyo xamar baan ka saaray.
maxay u arkaan in ay ku faanayaan?

Bal U fiirso Jawaabtaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fariid

Wednesday, September 27, 2000 - 04:27 am
tiinle naagbaa tahay adiga markaan codkaaga qiimayno sidii nasabkii uma hadlaysid. inta aanaan kuusoo jawaabin war adigu yaad tahay. waxaan u arkaa MIDGAAN xun oo inuu wasaq dad kula gal gasho doonayo.daaroodka waa dad jira waxna xukumay lakiin danbi ma galin,dowladna qabiil ma lahan waxay dowlad gaysatay shacab ma gaysan dowladana way u dhamaayeen soomaali.

waxaan ka codsanayaa dadka soomaaliyeed oo jawaab ka bixinayo mowduuca maangaabka inaysan caayin qabiil soomaaliyeed, taasoo ah waxa maangaabku doonayay inay hawiyaha iyo daaroodna is caayaan.
mahad sanidin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIINLE

Wednesday, September 27, 2000 - 04:38 am
HMMMMMMMMM waar goormuu Midgaan Cay noqday
Cammii Midgaan Ha igu Caayin. ee wax kale igu dheh.
adiga qabiilkaaga miyaa lagugu caayaa.
anigu midgaan kama liito kamana Fiicni
You got it.
dib u joogso waan kula dacwiyi doodna waan odhane..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AFBAKAYLE

Wednesday, September 27, 2000 - 04:54 am
Salaan TIINLE

walaal sow ma ogid waxa u dhexeeya DAARROOD IYO HAWIYEE

nina xumaan iyo xaar buu ku faanaa

nina xumaan buu ku kacaa laakiin hadhowbuu xishoodaa oo islayaabaa.


takale adiga maxaa HAWIYYE kuu geeyay sow weysada kaa jebin maa yaan, maxaa adiga kaa siya

waar shaydaanka iska naar oo sida isu dhaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAARDIID

Tuesday, October 03, 2000 - 08:54 pm
ninka isku sheegay afbakale oo ku faanay naagbaan noqday oo •••••• ayaa i fuulay fadlan •••••• ha caayin raga macunee hadii aad leedahay adiga ayaa i baraye ii celina warka cadayso xaarba haiga soo raacee....UF..UUUUUF..UFFFFF

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.