site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Midgaan, Boon ama Jareer waa in loo dhiiba maamulka !

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Midgaan, Boon ama Jareer waa in loo dhiiba maamulka !
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 07:23 am
Somalia waxaa baabiyay waa •••••••, •••••• iyo Isxaaq. Hadana doonaya iney maamulka sii wadaan
Somaliya hagaagi meyso ilaa Midgaan ama jareer ama reer-xamar maamulka loo dhiibo .

Madaxweyne ku sheega C/qaadir Salaad Xasan waa uun la mid Cali mahdi, Caydiid , Siyaad Bare kuligood waa xukun doon iyo qaabiil jecleysasho ma aminsani in somaliya nabad ku soo noqon doonto ilaa maynoritiaga Somaliyeed ay maamulka wax ka hayaan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi guled

Wednesday, September 27, 2000 - 07:33 am
Walaal waa kugu raacsanahay in loo dhiibo maamulka waayo dadkaasi waa loo gafay waa ineynu xaal marinaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.