site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Anti mj only one ?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Anti mj only one ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Wednesday, September 27, 2000 - 08:25 am
Salaan kadib
Waxaan rabaa in aan halakan kula shekaysto dadka naceb mj!.
Aniga ilaah baa iga dhaliyay mahadina haka gaarto ,in aan mucaarad yeeshana ma diidani ee taa ogow.

Soomaali kahor 1900 waxay ahayd qabiilo waxaana mj ahayeen kuwii ugu sadroonaa
kadib guumaystihii gunbaa lawada ahaa haba lagu kala darnaado dabadhiliflayntii.
Kadib xornimada haweya madaxweyne noqday haba ahaado mid laangaab ahe waa sida dadka ay latahay, mj waxay qaateen wasiirka kowaad
1964 waxay hadana mj noqdeen wasiirka kowaad(marna rizaaq marna rashiid inta kale marootibaa)
laakiin waxay ahayd doorasho iyo wax ku dhisan nidaamka dimoqraadiga,oo soomaaliyay idinkaa doortay
1967 wxay noqdeen madaxweynhii dalka meesha ugu badan oo laga soo doortayna ay ahayd Hargaysa idinkaana soo dooratay

1969 waxay la kulmeen mici adag aqoonyahankoodi waa la xiray sarkaalkoodi waa la toogtay, baraagohoodi waa la gubay, gabdhohoodi waa la kufsaday, dhulkoodina waa la cuna qabateeyay, hade nin goba oo la ciilay ayay noqdeen miyaanay xaq uyeelan Soodaf?

Hadaba waxaan kuwaydiin
mawaxaad jeceshahay inaan dagaalano ?
Mawaxaad nagu nacday inaan bililiqaysan wayno xarkihii korontada,laamigii,guryihii dawlada?
Mawxaad nagu mnacday kala danbaynta?
Mawaxaad nagu nacaday Quruxda?
Mawaaxd nagu ximin kuraasta badan ee lasiiayay shirkii carta?
Mawaxaad ku nacaday taariikhdii awoowayaashaa?
Waxaan kuu sheegi soomaali 40% ariteeda ayagay ka go,aanee hadaad wax nacaysid, sidii caruurtii aa khiyaano badanyihiin ha hayne iska dhaf xaasidnimada, soomaali maanta waxay doonayaan inay wax wada qabsadaan ilaw wixii awoowayaal gaaray::::::::::::
Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 09:10 am
Keyse come on mj qabiil hada labaranayo maaha so please give it a rest. Dadkaan habaar kaliyaa u haray, iska daa. Waxaa kuu fiican inaad u jawaabtid oo kaliya ee maxaad mawduuc cusub u furaysaa. It's not hatred but it's pure jealousy!!! you know it and they know it too.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.