site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Respect somaaliyoow masiin doontaan dad aan diin laheyn haddii wadanka inala soo dagaan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Respect somaaliyoow masiin doontaan dad aan diin laheyn haddii wadanka inala soo dagaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryan

Thursday, September 28, 2000 - 05:33 am
anigu diinta moslinka kama soo horjeednin lakiin anagu waxey nahey dad aan diinba aan minsaneyn oo ku nool wadan yurub ah tacliin leh

wadanka soomaliyee waxaan rabnaa in aanu caawino lakiin waxeyna ognahey hadii aynu isku sheegno in aan diin aaminsaney maxaad u aragtaan dadyahoow soomaaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Thursday, September 28, 2000 - 05:36 am
why not sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Thursday, September 28, 2000 - 06:57 am
HADDII AAD DIIN AAMINSANEYN, SOOMAALIYA HA AADIN
CAAWIN KAAGAMA BAAHNA, ILLAAH AYAA CAAWIN, OK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryan

Thursday, September 28, 2000 - 11:05 am
to ali


that is jour option

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mo

Thursday, September 28, 2000 - 01:11 pm
maryan somaliya iyo adi waxaa caawin ubahan labadiina adiga aduunyo waa wax yar oo somalida dhibatada heyso weyka bixidoonana ilah idinkiis.
Balse qofka naarta og inaan laga baxey waligeed oo kuwaridoontid (jahanama) qofkaa ayaa cawin ubahan soo waxaan iga wano ah start learning muslim before it is too late, ok
Xaqa ilaah haku tuso maryan inataas ayaan ilaah kuu weydinayaa (life is too short sis)
ee somaliya haka walwalin ee naftada ka badbadi Naarta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryan

Friday, September 29, 2000 - 01:18 am
walaal waxa aad sheegeysid ma adigaa soo ogaatey mida labaad naarta waxa aa minsanahey in eysabanjirin oo dadka moslinka lagu cabsiinaayo

mafahantey aniga waxaan ahey naaaaaaag isku filan oo tacliin baratey gof aan waxba igu baahnin
i m also happy way i life now

in taas ayaa ugu mihiimsan nolasha intaba waan heystaa waalaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sweden

Friday, September 29, 2000 - 02:05 am
Hadii aad tahay qof mowaadin ah xaq ayaad ku leedahay in aad ku noolaato dalkaaga hooyo aniga waxaan aaminsanahay qofwalbo oo soo maali ah in oo dalka qof ama groups eey ka hor istaagi karin
qof walba & waxuu aaminsan yahay asagee u taal
dalkana waa la wada leeyahay .....hadii aadan jabain lawska u yaalo waad ku noolaan kartaan baan qabaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryan

Friday, September 29, 2000 - 04:04 am
to sweden

waad mahsantahey raígaa waxaanta rabaa in aan ka ogaado dad soomaliyee weli dadkii miyaa aan dad ama diinba aan lagu soo libaag karin

hoe tolarant is somalia poepel????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr kulane

Friday, September 29, 2000 - 10:23 am
, waxaan kuleeyahey horta marka hore
illahey xaqa hakutusa siduu kuu shhhgey waaley mo waxaa horta caawin u baahan somalia iyo adiga aiga sababtoo ah wax ka xun majiro qopf aan waxba aan minsaney waxaaba kudhaama kuwa masiixiyiinta ah, waxaa se layaableh adiga oo soomaali ah in aad dhahdo waxba ma,aaminsani oo waxbaan bartey hadii aad wax bartey mawaxaad katageysaa diinitaada i feel sorry for you sis sababtoo ah waxbarasho qofna aaqiro kaclinmeyso cadaab hadii aad wax barateyna dadka badankiisas wax weybarteen horta jooji waxbaan bartey waxaad soomaaliya soo moogtahey hadii ayigu badato 10 sano maintaas baad diintaadii kagabaxdey ilaahey hakusoo hadeeyo oo jidka fiican hakutuso hadii aad caawin ubaahantaheyna waad heleysaa waan ku arkaa waxaa tahey qof aan caqli kufilneyn kehe lasoo xi#riir ummada halagu caawiyee oo yeysan ku maqlin hooyadaa iyo aabahaa waan aragey adiga oo kale wax aad caaawin karto majiraan hadii aad europ joogtana waa lagula joogaa hadii aad rabto in lagucaawiyo igala soo xiriir bile35@hotmail waxaan ahey dhatar madaxee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beesaani

Friday, September 29, 2000 - 10:46 am
aniga ahaan.

waxaan aniga qabaa kuwa maanta jooga soomaaliya
meel walba gobol walba iygaaba diin haysan in yar mooyee hadii la waydiiyana waxay leeyihiin muslin baa nahay wax aa gaal ku kicin bay ku kacaan qofka markii qabiil ay u dilaayaan waxay leeyihiin asha haado kadina way dilaan, hadii aan u soo daadego su?aashaada diin soomaaliya maanta wax aaminsan waa 10% ama ka yar diinta aad looaaminsan yahay waa qabiilka 85% hadaad timaadiina waxaa haysatiin
dad badan oo idina mid ah ee waxba haka cabsanina
laakiin waa inaad qabiil leedahay,,,,,,,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad

Friday, September 29, 2000 - 11:17 am
maryan honey seek for help,,,,aight u lost,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Friday, September 29, 2000 - 12:00 pm
Come on guys maryan iyo hanad waa isla hal qof oo ah nin hada kahor isku magacaabay Rizaaq sheegtayna Khaniisnimo; hadeerna gaalnimo ayuu sheeganayaa asagoo hadba iska dhigaaya dad kala duwan amaba dad badan. Waryaa uraaye yaad siri kartaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryan

Saturday, September 30, 2000 - 05:07 am
to beesaani

si aad sheegtey aboowe waaruntii mida lawaad waa kaxu mahey soomaali baden (siiba nimanka soomaliyeeda / naaga soomaliyee waa dad aan la tersanin ) oo oga in ey galdanyihiin gabiil isticmaaaalkiis eyey dadkaas waxey isku heystaan in ey sax sanyihiin haddii xataa lagu daro dadkooda waxbartey ama kuwa miiga degan

aniga maryan waxaa in ka rabaa in jiraan dad sidooda kale u fikiraayo mara in aan dad ama relition in aan wax kasheego saas ogaada dadyahoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryan

Saturday, September 30, 2000 - 05:11 am
to dr kulane

waryaa adigaa wax aan kuu soo jinaayo majiree
ee waxa aan kuleeyahey aduunka waa weyn yahey ee jid iibaneey adigoo lake waan ku garanayaa waxa aad tahey

dictatoor aan u ogaleen dadkale waxba looooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Sunday, October 01, 2000 - 01:17 am
Asalaamu Aleeykum

Maryan

WALAALEEY

hadii aadan aamin saneeyn islaam dhib uuma arko in ay igu heeyso maxaa yeelay maxaa macne ah oo iigu jira ani maadaama ay jiraan malaayiin aan aamin saneeyn islaam!!!! laakiin mid ha iloobin wadan walba waxa kajira haldiin oo dastuurka dalka ah,laakiin waxaa ku hoos noolaan kara dadyaw aamin san wax kaduwan markaa adigu dhibmalaha islaamka waa la noolaan kartaa.waayo waligoodba waalanoolaayeen qaar xataa sanab caabuda.markaa wax hada aad soo siyaadisay iima muuqdo ee soo dhawoow.wixii naftaada ufiican yeel waxaan aamin sanahay diintayda islaamka ah oo aan ku qanacsanahay ayadaana iishiigtay in nafwaliba helayso waxay kasbatay.markaa adigu xorbaatahay,ama timaahaaga caabud ama ninkaaga caabud ama waxba ha caabudin ama ilaah caabud waxa aad heshaa waa uun waxaad hormarsatay waakabaxay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.