site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WHAT IS THE RELATIONSHIP BETWEEN ISSAQ AND DAROD??

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): WHAT IS THE RELATIONSHIP BETWEEN ISSAQ AND DAROD??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL ISSAQ

Thursday, September 28, 2000 - 05:56 am
I THINK THESE TWO QABILS INTER-MARRY MORE THEN ANY OTHER CLANS IN SOMALIA. HOWEVER IS THERE A POSSIBILITY THAT THERE COULD BE A MORE DISTANT RELATIONSHIP AND WHY IS IT THAT MOST ISSAQ PPL ARE EITHER 1/2 OR 1/4 DAROOD??
WHO WAS LIVING IN SOMALIA WHEN SHEIK ISSAQ CAME SOMETIME IN THE 12 CENTURY
I WOULD REALLY LIKE TO KNOW IF ANYONE KNOW THE ANSWER PLEASE GET BACK TO ME................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Thursday, September 28, 2000 - 03:00 pm
wax ka dhexeya ma jirto kuwana waa carab kuwan waa amxaaro dheh darooda iyo dir baa wax isku galeen lakiin idoor maya waxba isuma kayo galin somali lee nahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 28, 2000 - 04:18 pm
huda ceeb anigu daarooood baan haya wiilka isaaaq na si wanaagsan buu wax noo weydiiyey ee uga jawaab si wanaagsan Abti waxaa isku kaaya galay walaatinimo soomaalinimo iyo wado dhalasho ee sidaa ula soco daaarood iyo isaaqna nacansimaa isku direysee waa walaalo soomalinimadana waa in la ilaaliyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rashiid

Friday, September 29, 2000 - 03:18 am
Salaan,

Huda horta walaal intaadan dadka af lagaadeen qabyaalada 101 soo baro..Sabab ma odhan kartid Darood iyo Dir baa wax isu ah , isla markiina Isaaaq iyo ••••••• waxba iskuma ah...lol Dir waa maxay saw ma aha , Gedbursi , Ciise, Biyomaal, Issaaq..Dir koonfurta dagta,..

ilay dumar waa dumaruun..lol

Nabdeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 29, 2000 - 07:34 pm
Isaak Dir maaha waa Carb iyo Yuhud.Dir iyo Darood baa isku Dhaw. Isaak wuxu meelkasto kasheegay inuna Somali ahayn ee u Carb yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULOOS

Monday, October 02, 2000 - 10:20 am
ANIGA WAXAY ILA TAHAY IN ••••••• IYO ••••• AY ISKU ASAL YIHIIN MAXAA YEELAY SIDA TAARIIKHDA KU TAAL LABADUBA WAXAY KA YIMAADEEN XAGA CARABAHA, MARKAA LABADA REERBA WAXAY KA SOO JEEDAAN BARIGA DHEXE.
DADKA KALE EE SOOMAALIYEED MEELAY KA YIMAADEEN LA GARAN MAAYO LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g

Monday, October 02, 2000 - 12:39 pm
dhulos ma tihid ee ha shegan idoor yohow xumi waxba iskuma nihin idoor amxaaro oo maalinba cid sheegta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabadh Daarood

Monday, October 16, 2000 - 10:23 am
To: Wiil Isaaq
By: Gabadh Daarood

Walaalahayga soomaaliyeedow Asalaama calaykum dhamaantiinba wiilka su,aal buu nawaydiiyey ee qofkii aqoon uleh hakajawaabo. Qofkii kalase ha,iska aamuso horta sida aan ogsoonahay soomaali isaaq hawiye iyo daaroodba waa dad ilaahay subxaanahu watacaalaa walaaleeyey oo sikasta ay yeelaanba aan kala go,i karin, qabyaalad aan qalad ubaranay ayaa halkaa nagaarsiisay laakiin dadwada dhashay ayaa nahay. markaa hadaan isoo noqdo su,aashii walaalkay anigu inkastoo aanan aqoon ku dhaanta ulahayn halka ay markoodii hore kasoo unkameen isaaq $ daarood dadka intiisa badan ay iskamaqleen sheekooyin layiraahdo qoladaas carabay kasoo jeedaan oo asalkoodu yahay iyo meelheblakale ayay kasoo jeedaan oo uusan jirin qof saxi kara meel lagasoo unkamay ama awoowayaasheen ka yimaadeen hadana anigu naftayda waxaan ahay daarood isaaqna waa iqabaa oo ubadkayga ayaa ah waxayna soomaalidu aad ulasocotaa in isaaq $ daarood aad dhaleen markaa dad isdhalay islana dhashay sidee bayna waxba usugu ahayn gabadha layiraahdo hudana way qabyaalad hadlaysaa e warkeeda hamaqlin walaashayeey su,aasha sifiican oo daacad ah uga jawaab yuu ficil qabiil kuqaadin waayo waa su,aal jawaab ayayna leedahay ee malaha dood sidaa iyo nabad galiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maki

Wednesday, October 18, 2000 - 01:06 am
War maxaad isku daalineysaan anigu waxaan ahay ninka aad girigiisa igu timaateen ee ah IRI SAMAALE= IRIR SOMAALI. whatever, markaa waxaan raacsanahey sidda dhuloos sheegey inaad labadiinaba ka timaateen BARIGA-DHEXE ood tihiin carab iyo yuhuud waa sidaad isu nacebtihiin ood u kala sheegataane.aada meeshaad ka timaateen wacalayohow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 19, 2000 - 11:05 pm
Isaaq iyo daarood shaqo iskuma leh; waxaa kaliya oo u dhexeeya dhilooyinka dhulbahante oo ay siday doonaan kayeelaan Isaaqu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siilaanyo

Friday, October 20, 2000 - 02:31 am
waa inaan isaasa,sababtoo ah anigoo ka dhashay,
qabiilka Issaaq somalida labarka wan ku haysta.
Ayaa manta Dorood daba dhilif, ileeyay waxbaynu
isku nahay.
Waar yaadheheed waa nimanka.

Anagu manihin dir. Ninka yidhaahda Issaaq baa dir
Hoyadii hawaso.Darood Waxba isuma nihin.
Waxna nagama fhexeeyaan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.