site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

VOTE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): VOTE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KULMIYE

Thursday, September 28, 2000 - 10:40 am
Soomaaliyeey si aan u gaano qabilka loogu necebyahay iyo kan ugu cadowga yar waxaan jeclaan lahaa inaad iiga jawaabtaan labadan suaal:

1- Adigoo fiirinaya dadka aad la sheekeysato iyo meelaha kale sida forumska, kana reebaya qof ahaantaada qabiilkaa necebtahay, qabuiilkee u malaynaysaa in Soomaaliya loogu necebyahay.

2- Adigoo ka reebaya nafsadaada waxaa aminsantahay iyo adoo ka fiirinaya dadka aad la sheekeysato oo qoraalada forumska ka midyihiin, qabiilkee u malaynaysaa ayaa soomaliya ugu cadow yar.

Aniga jawaabteyda:
Waxaan filayaa in loogu necebyahay qabiilka majeerteenka uuna ku xigo isaaqu.

Dhinaca kale waxaan u malaynayaa in qabiilka dir ugu cadowyaryahay Soomaliya ayna soo raacaan shiikhaal, digil mirif iyo godeybiirsi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muuse

Thursday, September 28, 2000 - 11:53 am
1 - a: Majerten b:Habar Gedir

2- Reer Baraawe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JJohn

Thursday, September 28, 2000 - 12:47 pm
The most hated qabiils are Majerten and Issak

The clan that does not have many enamies is
Gadabursi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Thursday, September 28, 2000 - 12:56 pm
1- Majerten & Habar Gedir

2- Dir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aadan

Thursday, September 28, 2000 - 06:27 pm
MJ/Habar Gedir


Reer Baraawo/Tima Adag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fadumo

Thursday, September 28, 2000 - 06:35 pm
1. MJ iyo Habargidir
2. Barwaan/Xamar Cad iyo jareer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caddow

Friday, September 29, 2000 - 03:03 am
Most hated = Majerteen iyo Habar Gedir

Most innnocent = Digil Mirif

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xuseen

Friday, September 29, 2000 - 06:52 pm
1- habar gedir

2-shiikhaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Friday, September 29, 2000 - 07:28 pm
qabiilka loogu necebyahay waa majeerteen.
qabiilka ugu dhibyar waa gudabirse, waa saan maqlay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 29, 2000 - 11:43 pm
1- Majeerteen
2- Qabiilada sida Awrtable, Shiiqaal, Eelaay, Reer xamar iwm.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILKE

Saturday, September 30, 2000 - 06:37 am
1.majeerteen,
2.godeybiirsee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jowhar

Saturday, September 30, 2000 - 07:36 am
War ma saan baa naloo nebcaa ma egeene?

Ani waxaan oran lahaa

1-Mareeexaan (sababtoo ah dadkaan aqaan waa wada MJ marexankay dadka ugu necebyihiin)

2-Carabta Maxamuud saalax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CX

Saturday, September 30, 2000 - 07:58 am
Most Hated Habargidir

Most Liked Gadabiirsi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 30, 2000 - 08:33 am
most hated majeerten

okey godabirsey ( ma hubase

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun!

Saturday, September 30, 2000 - 11:10 am
What a compliment, indeed majeerteen is a tribe to reckon with.

Welligeen na neecbaada, that is not important. what is important is what Majerteen negotiates for its people when it sits at the table with the rest of the tribes.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fanaan

Saturday, September 30, 2000 - 03:05 pm
Majeerteen: Sababtu waa dad aqoon yahanada iyo maalqabaneedyada iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ku badan yihiin. Waa ay dominate gareeyaan meeshay tagaanba.

Reer Afgoya (rahanween, tima jareerta, etc)
Dad aan inta kor aan ku sheegayba ay ku yaryihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runle

Saturday, September 30, 2000 - 04:14 pm
huu!! aryaa lanac majeerteen, beentoodaa badatay iyo buuqooda, xaa kudhib eh!!! somaaloodhan aa layaabtay uf uf uuf.

1, majeerteen
dhinka kale, gudabiirse, sidaa maqley

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Saturday, September 30, 2000 - 08:30 pm
Beenle, run mataqaanide aan runta ku baro. Majeerteen been laguma nicin ee waa laga masayray. Adiguna masayr dartii marada ha u xoorin. Huuraale fowqal huuraale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, September 30, 2000 - 09:18 pm
AH AH AH AH AAAAAAAAAAAH,

GAX GAX GAX GAX GAAAAAAAX.

YAA SIDAAN WAX YEELAY???????????

CARUURTA YAAN LA ISKU DIRIN!!!!!!!!!

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliland

Saturday, September 30, 2000 - 11:25 pm
aduunka waxaa loogu necebyahay USA iyo mj
kamana maarano we hate usa but we love to be america we hate mj but we love to be mj.
americanka waxba uma ogali. mj waxba uma ogali
maseer baa iska kayhaya waan iska cadaysanaayaa
lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ GIRL

Sunday, October 01, 2000 - 04:12 am
ANIGA OO AH GABAR MJ WAXAAN LEEYAHAY MAJEERTEENKA WAXAA LAGU NACAY QODOBADAN

1) REER BAADIYO NIMO OO AANAN OGOLAYN
2) XAASIDNIMO,
MA WANAAGSANA IN AAN QABIILKAYGA U DIFAACO SI XAQDARO AH

1)MJ AND ISAQ

2)SHIIQAAL, RAXAWEEN IYO GIBIL CAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 01, 2000 - 08:21 am
Somaliland, you hit it right on the head. Great observations. Thanx.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.