site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Horta yaa darood udhashay oo aad utaqaniin!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Horta yaa darood udhashay oo aad utaqaniin!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buubaa

Thursday, September 28, 2000 - 11:07 am
ma'ogtihiin Darood unuu dhalay Kablalax darood, Sade darood, Tanade darood Yusuf darood, iyo Ciise darood marka tariqda laga runshegayo Kablalax waxaa ah koombe iyo koomade, Koomade waa taqaniin oo waa absame koowbane waxaa ah Gari harti dhulbahante harti warsangali harti dashiishle harti libaan gashi haseyeshee Majerteen waxaa Dhalay Haber Amxara ah oo markii harti uu guursanayey wadatey Wiil Amxar ah oo layirahdo ina Rasmajerteen arintaas waa arin tariqi ah oo jirta warsangali oo isku hooyo yihiinne waxaa layirahdaa Ina harti, Majerteen waxaa layirahdaa Ina Rasmajerteen. Marka dadyahow ogaada tariqda inan ninna qarinkarin Ee aytahay waxlawada ogyahay, wixii faahfahin ah ninkii rabow inga iweydiiso.!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadxaaaa

Thursday, September 28, 2000 - 03:24 pm
salamu calaykum
buubaa.

waxaan ku shegaya in aad pont fican tabatay,
lakiin anigu kama oran karo waxba ila in aan ku idhahdo waxa shegtay waxna waaka run oo wan maqlay waxna mamaaqal so kuma orakaro warunta lakiin way iska cadahay in aay kaso jedan mel fog sida dadkale waxayse habra wadag yihiin isaaqa lasoco,
byeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cambar

Sunday, October 01, 2000 - 02:34 pm
yay habara wadaag yihiin idoor?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oodweyne

Monday, October 09, 2000 - 06:21 am
Waar duriyadda la dhasheenaa alaylah inay nasab
yihiin, kuwa leh nalama dhalan daarood ma ahan
magacuba iyaguu ahaa haddaad cadayseen inuusan idinla dhalan waa hagaag oo anagaa gacmo furan ku
soo dhaweynayna. Dabadeed maxaa darood u harin
Doqon, midgaan mareexaan iyo kuwa ka liito oo uun
dabadhiliyadayada ah. Waar majeerteenaw waad aragtaan kuwan cuqdadsane reer shiikh isaxaaq baa idinleh gobtu ha is waheshatee soo dhawaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARAWAANI

Monday, October 09, 2000 - 06:34 am
SOMAALIYEY WAXAAD ILA EEGTAAN ARIMAHAKAN HOOS KU QORAN.
ISAAQ WAXAY DHEXDOODA UGU NECEBYIHIN HABAR AWAL WAAYO WAA NIMANKA UGU CILMI BADAN, UGU DHAQAALAHA BADAN, UGU TAARIIKHDA DHEER, UGU DAWLADSAN, UGU GEESISAN.
DAROODKA BOOSKAAS WAXAA KU JIRA OO AAY DHAMAANTOOD CUQDAD KA QABAAN WAA MAJEERTEEN.
HAWIYAHA WAXAA CALANKA U WADA AYNA WADA XUMEEYAAN
ABGAAL.
BINIAADAM CUQDAD XAASIDNIMO KAMA DHAMAATO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burcaawi

Monday, October 09, 2000 - 06:39 am
dhulahantaa casigaa isaaq dhalay waliba arab ee hanoo kenin majeerten waa nagee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 10, 2000 - 11:09 pm
Isaaq waa jaarkay laakiin Majeerteen waa ila dhashay. Dariskay iyo walaalkay; walaalkay baan doortay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWIYE

Thursday, October 26, 2000 - 11:45 pm
WAXAA FOGAYSAY NIN SOOMAALIYEED OO KU TILMAANTAY INUU DAL KALE KA YIMID,WAA ARIN CUSUB ADIGU
MA AXMAAR BAAD TAHAY SIDAAD MAGACA U BADASHAY
BAAN KAYAABAY,NIYOW AMA CAQLI OGAADEEN BAA KUGU
JIRA AMA SOMAALI XUME BAA TAHAY,WAXAB HA BEEN
SHEEGI TAARIIKHDA UMADA KU NOOL SOMAALIAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MRYUU

Friday, October 27, 2000 - 08:46 am
TO; DHAMAANTIIN
UJEEDO BEENIN IN MAJEERTEN WACAL YAHEY WAAYO WAA XUBIN FIRFIRCOON OO KA MID AH DAAROODKA WAANA BALO LOO BAHAN YAHAY EE SAAXIIBAYAAL AAN KALA SAARNO NASIBNIMADA IYO SIYAASADA ,MARKA WADA DHALASHADEENA WAA LA OG YAHAY WAX WADA DHASHEY SOMALI OO LA YAQAAN ABTIRSINYO WAA DAAROODKA AAD SHEEGTEEN ,SOMALIDA KALE MA WADA DHALAN OO 1990 AYEY WALAALO NOQDEEN SI AY DAAROODKA ISUGU TAGAAN,TAASNA WAXEY LA BAXEEN MAGAC CUSUB OO LA YIRAAHDO IRIR SAMAALE,OO AAN HOREY LOO MAQAL DAGALKA KA HOR MARKA ISAAQ ISAGA WACAL MIYAA HABRO BUU KU ABTIRSADAA EE AAN BAARNO ,HAWIYE ISAGA WAA ALLIANCE OO WAX WADA DHALASHO DHAXDOODA MA WADAAGAAN,FIIRI TUSAALE SACAD WAA OGAADEEN MAKAAHIIL TARIIQDA SOO BAARA ,XAWAADLE WAA LEELKASE,HARTI ABGAL WAA HARTI GA KABLALAX BUU KA SOO JEDAA ,MARKA SAAXIIBAYAAL WADA DHALASHADEENA HA KALA SAARINA,HADII AAN SIYAASAD ISKU DIIDNAY WAA GAR NIN IYO ARAGTIDIIS ,LAKINSE DURAYADII ISMAIL JABARTI YAA LA KALA QOQOBIN
DAAROODKU WAA DAD SIYAASIYIIN AH XUMAAN ISKU MA RAACAAN SIDA SOMALIDA KALE,TAASNA WAXAA KEENAY XADAARADOODA ,MARKA AAN KALA QARAABANO LAKINSE NACEYBKA JOOJIYA DHAXDEENA AH WAAYO MA FIICNA SOMALIDA KALANE SAAXIIBAYAAL HA ISKU KEENA DIRININA
WAA UGAASKA YUSUF DAAROOD
MRYUU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

O

Saturday, October 28, 2000 - 12:59 am
waxaa la yaab leh dadka qaarkood oo caadaystay in aay ka hadlaan mawaadiic keeni karo dhibaatooyin faro badan kana sii qeyb qaadan kara kala fogaanshaha umadan horay u burburtay iyo waliba sii kordhinta ku dhaqanka qabiilka, dadka qaarkii ayaa si diinta iyo dariinkuba diidan yahay u caaye beelo lagu yaqaan nasabnimo, dadnimo, aqoon ,siyaasinmo iyo waliba hormoodnibo iyaga oo u maleeynaya in aay sidaa wax ugu dhimaayaa ku tilmaama waxaad rabtaan wacal. balo loo bahan yahay,meel fog bay ka soo jeedaan waxaan idin leenahay "Duugeeda anagaa leh"nimaan xaajada la socon indhuhuu ka ridaa. war iskaa daaya calaal calka iyo ceeyda hadii aad dad necebtahay wax wax u dhimaya baa lagu dhaqaaqaa ee sidii dumarkii looma caytamo. waxaa ka dareemayaa hadalada dadka qaarkood in aanay basayl siyaasadeed iyo mid aqooneedba lahayn waayo adeegsiga ariyo caruurto ku hadaaqdo waxay tusaale u yihiin heerka fikirka dadka qaarkii uu marayo. soo kora wax badana soo aqriya. Mahadsanidn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kenadiid

Thursday, November 02, 2000 - 12:45 pm
TO:BUUBAA

aad baad iiga qoslisay saaxiib "rasmajeerteen" waligey ma maqlin! however that was funy
dude!I ian,t mad at you at all,cause everyone is entitle their opinions. but, hey let me hear you
say some thing funny about HABERGIDIR or for that
matter ISAAKS...(no insults)
.
.
.
.
.
.
.
.
just in case you wondering who the heck my tribe is I am MJ!

Kenadiid


Fourtelouderdale,FL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warfaa

Thursday, November 02, 2000 - 07:30 pm
1991 markii xamar dagaal kasocdey ayaa hawiyihii waxay qabteen nin isaaqa markasey waxay kudhaheen Kan dhulbahante waaye anaa dili? maya isaaq baan ahay. yaad katahay habaryoonis. yaad katahay ba dhulbahante. aryaa gadaaladaal buu dhulbahante kasoo galay/

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.