site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gadabuursi waa Makaahiil iyo waxba

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Gadabuursi waa Makaahiil iyo waxba
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Makaahiil

Thursday, September 28, 2000 - 01:18 pm
Laandheere Samaroon waa Makaahiil. Ka naxoow nafta waa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jabuuti/Borama/Baki/Zeyla

Thursday, September 28, 2000 - 02:41 pm
Makaahiil waa midgan u naageeya Iidoore.
Nasab haddii ad tihiin Iidoorbaad nici lahaydeene. " Quudmiis Yonis ''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dilla

Thursday, September 28, 2000 - 09:37 pm
To:makahiil...waxaad tahey ayaa iska yar oo waxaa hadel kuu dhameeyey djibouti/baki/boram/zeyla markaa ..somalidaa tidhaa (AF NOOLINA WAA HADLAA EYNA WAA CIYAA ) ee cida daa...!


To:djibouti/borama/zeylac...adiguna wax intaanad falin ka fiirso waxaa la yidhi(BURO XANNUNA LOOMA GOYN KARO,FOOLXU-MANA LOOMA SIDAN KARO)...MAKAHIIL WAA BURO KUGU TAAL DIID AMA DOON.!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimce

Friday, September 29, 2000 - 10:52 am
Gadabuursi ayey rabaan inay isku diraan. Gadabuursi waa dad is jecel ee doqon yahoow dadkale oo aad isku dirto raadso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NATURAL

Friday, September 29, 2000 - 11:00 am
TO:ALL OF YOU:

WAXAA LA DOONAYAA IN LA ISKU KIIN DIRO,EE HA DHAGEYSANINA,KUWANI WAA KUWO WXAUUN ISKU DIRA OO AAN SHAQO KALE LAHAYN,WAXAAD KAGA BAXDAA OO KALIYA
GADABUURSI WAA ISKU MID WAANA WALAALO WADA SHASHAY.

MARKAAS SAAXIIB JABOUTI/BORAMA/ZEYLAC,YAAN LAGU HOR DHIGIN KUBADA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AQLI

Friday, September 29, 2000 - 12:18 pm
MAKAAHIIL INTA AWDAL U DHALLATAY EE UU UGU HORREYO REER AXAMAD WAA GOB WAANA NASAB, WAANA LA FAHMI KARAA. LAAKIIN KUWA ITOOBIYA KA YIMID EE XABASHIDA DAJIDA LA CABBA, EE XASADKA IYO XANTA BADAN LEH EE KA XUN HORUMARKA AWDAL, EE RABA CALAN XABASHI IYO IIDOOR LEEYAHAY, WALLAAHI HADDII AN DIINTA UGA BIXI KARNO WAAN UGA BIXI LAHAYN.
WAXASE LA YIDHI, "QOOODHE CIDHIBTA KAAGA YAAL, FOOLXUMANA LOOMA SIDAN KARO,XANUUNNA LOOMA GOOYN KARO.
AWDAL WAA DHUL SOOMAALIYEED, EE MAAHA DHUL AMXAARO IYO IIDOOR. SAMARROONKA AWDAL EE U BADAN MAXAD CASANA WAA SOOMAALI DHABA.
MAKAAHIILKA ITOOBIYOOW OGAADA, IN XABASHI TAHAY DALKA AFRIKA UGU DA'WEYN, HASE YEESHEE UGU DIBU SOCODSAN. SOBOBTUNA WAXAY TAHAY WAA XAASIDNIMO, NIYAD XUMO, CALOOL XUMO, MARKAA IDINKUNA INTAA AYAAD LA WADAAGTIIN, OO WALIGIIN HORUMAR GAADHI MAYSIIN.
WAXA LA YIDHI BAQASHU MA DHASHO, WAXA DHALANA MA JECLA IDINKA IYO XABASHINA SIDAA AYAAD TIHIIN.

WAXA LA YIDHI, "MAKAAHIIL HADUU KAA SII SOCDANA WAR BUU KAA SII SIDAA, HADDUU KUUSOO SOCDANA WARBUU KUUSOO SIDAA"
WAXA LA YIDHI, "MAKAAHIIL HADDUU SI KALE KUGU DILI KARI WAAYO, DHUUSADUU KUGU DILAA"
WAA LA YIDHI, MAKAAHIIL XAASID LAGA WAAYAY, WAA NAAG XAYD LAGA WAAYAY"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gadabuursi

Friday, September 29, 2000 - 12:21 pm
VIVA Makaahiil Weyne (Reer Nour, Jibril Younis, Reer Ugaas, Makaahiil Dheere, Bahabar Cabdalla, Ali MAkahiil, Aden Yonis, Celi, Reer Axmed, Reer
Dudub...

VIVA Maxamed Case

VIVA Habar Arfan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQSI

Friday, September 29, 2000 - 12:35 pm
TO:AQLI:

WAARYAA WAXAAN U MALAYNAYAA INAAD XANUUNSANAYSO,EE WAA INAAD SI DEG DEG AH AAD DHAKHTARKA U TAGTAAA,NACASYAHOW,TOLKAABAAD KALA QAADAYSAA,OO AAD LEEDAHAY KANAA KAKALE KA FIICAN,MAALIN DHOW WAXAANU KAA MAQLI WALAALKAY NASAB MAHA IYO AABAHAY I MUU DHALIN.ANIGU NI IZAAAQA AYAAN AHAY WAXAAD DOONTO IGU SHEEG LAAKIIN WAXAAN KUU SHEEGAYAA INAAD NIN AAN FAYOOBEYN AAD TAHAY.MALAHA WAXAAD HAPPY KUNOQON LAHAYD IN INTA LAGUU DHIIBO NUCLEAR BOM LAGU YIDHAAHDO KU DHUFO IZAAQA IYO JIBRIIL YOONIS OO QOFNA YAANU KA BIXIN.WAAAR ISLA YAAAB NACAS XOOLO AH BAAD TAHAYE,OO MARDAMBE WAXAN OO NAC IYO CADHO AH ,HA LAIMAN INTERNETKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AQLI

Friday, September 29, 2000 - 01:19 pm
TO: DEEQSI

KASKAABAAD HADASHAY
WAXAN KUUGU JAWAABAY AAAAAAAAAAAAAMUSSSSS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geerisa

Saturday, September 30, 2000 - 10:34 am
Aaaaaaaaaaf, waar meesha ma Dameerihii Muuse-Dari ayaa ku dur-durinaya?!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bilaawe

Saturday, September 30, 2000 - 11:49 am
War nimankiina Mahad Case, Ilaah baan inigu dhaariyee ma sidaas ayaad tolkiin Makaahiil u necebtihiin? Alla ragu callool xumaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Saturday, September 30, 2000 - 12:11 pm
TO: BILAAWE

Waa layaab rag tolkood sidaa u neceb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Saturday, September 30, 2000 - 12:48 pm
KU: Dhammaan dadka halkan codkooda ka dhiibtay, waxa bilaabmay halgankii xorriyadda Awdal, waxana la asaasaay Xisbiga gobanimadoonka ah ee la yiraahdo AWDAL LIBERATION FRONT, marka lasoo gaabiyaana loo yaqaanno "ALIF". Halkan ayay doodiisii ka bilaabantay, markaas intaad halkan isku cunaysiin, meesha la idiinka baahanyahay kusoo biirsada codkiina. Oo kasoo qaybgala dooddan , halganka AWDAL.

SIDA XAQIIQDA AH, NINKII 'LAAN DHEERE AHI', WAA NINKA LILAAHI U NOQDA AWDAL, SOONA CELIYA SHARAFTII, DHAQANKII,iyo ILBAXII, AWDAL. UNA HALGAMA CALAN MIDA, COD MIDA, IYO CARRI MIDA OO SOOMAALIYEED.


WAA-----ALIF---------

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AQLI

Saturday, September 30, 2000 - 01:42 pm
TO: BILAAWE & HASSAN

TOL KUUMA AHA NINKII
TAMCO KUU DHIGAAYE
NINKII TAAGEERIYO SIIYA
TAAKULAYN CADAWGAAGA'E
MARKAAD TAMAR YARAYSO NINKII
KUGU TIIQ-TIIQSADAAYE
NINKII DADKIISA LA TIRTIRAY
"OROMO" LA TUMAY KU TIRAABAAYE
NINKII TAMAASHLEEYA ADOO
TARARAAYO DHIIGAAGUYE
WALIBA TACAAL YIDHAAHDA
NACABKII TOORIDA KU GALIYAYE

TALLAAHIBAAN KU DHAARTAYE
HADDUU TANAASULIN MAKAAHIIL
TASHIISHINNA WAXYEELADDAY
TOLKOODA U GAYSTEEN
XAAL TOBAN LAABANA KA BIXIN
TACAB WAXAY NASOO MARIYEEN
NINBA TOOBIYIHUU QAADIYOO
WAA LA KALA TAGAYAAYE
TUSBAX FURTAYBAYNA NOQON
TALADA SAMARROONKUYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gadaboursi

Saturday, September 30, 2000 - 08:08 pm
To: Alif

Gadaboursi is one indivisible and any attempts to divide them will be futile.Mahad Asse, Makahil, and Haber Arfaan are all brothers.Gadaboursi is one nation under good and indivisible.All of us will jointly fight for our inelienable rights of life, liberty and pursuit of happiness.

We are all the children of haji Diide, robleh Afteb, Haji Khayreh, Ugaas Nuur,Imaam Ahmed Gurrey,Diriye Malayste and Jama Zayici.We were historically peace loving, good fearing, courageous, hard working, and highly moral.

All of us will be joing the ranks of Alif which is an acroynom of Awdal Liberation Front. Viva la front Liberation Aowdal.Viva Gadaboursi.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.