geber | Thursday, September 28, 2000 - 04:06 pm Waan idin salay walalahayga somaliyeedoo. Waxaas ku waraarey ereygan GACALISO ayaa ku haboon in aad ku dhahdo. Sababka aan idiinwarsanaayo waa dumaashigaay aa marwalbo waxaa i dhahaa gacaliso, markii ku dhaho aniga galiso see ii dhahee waxuu dhahaa maxaa dhacay.Aniga kalihe ma ahow gabar oo ilmo abtiyalo yihiin oo nalajoogto xitaa wow ugu wacaa galiso,aniga maa qaltan mise ninkaaneeto ma yaqaano afsoomaliga. |