site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Salaan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Salaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamac

Friday, September 29, 2000 - 04:30 am
horta gabadh baan jeclahy iyana ma garanayo inay ijeceshahay waanan ka yar xishoonayaa oo indhaha ku ma eegi karo markaa maxaan yeelaa ila soo taliya, mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

imaan eed

Friday, September 29, 2000 - 07:09 am
jaamac.

wanku salamay waxana ku shegaya horta qof aad jecesho ku ogayn aya daran lakiin waxa kadaran qof ad jecesho ushegato ku dida .waxaa kasi daran qof ad jecesho ushegan weydo lakin ta xalkeda wad heli karta wayo qofki hadii ad lajogto arkayso wad u sheegan karta no iyo yes waxa lagu dheho ,
lakiin waxn kugula talin laha in ad ushegato inanta wayo niman hadlin hoyadi qadisa layidhi.
tasina waa talo ee afkagu yuku ciilin
sida iyo nabadeey,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 29, 2000 - 01:17 pm
HURDAAYOW TOOS

DALKII IYO DADKII BAA ILMEYNYA, MARKII TAAS HAL LOO HELO, BAAN U SOO JEESANEYNAA HOWLAHAAS YARYAR IYO WAXAAN INDHAHA LAGU EEGI KARINBA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

John Smith

Friday, September 29, 2000 - 01:55 pm
Aniga oo u hadlayaa dhamaan nafteyta, waxaa iga gudoontaan salaan ka soo goday kasha iyo laabta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Saturday, September 30, 2000 - 05:17 am
To John,

waa lagaa gudoomey but how may poeple are you/

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.