site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABDHO jooga wadanka yurub waxaa nimanka soomaliyee rabnaa in aan u sheegno waa madaxweyna soomaliyee waa in laga dhigo naago iyo somalia gayman

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): GABDHO jooga wadanka yurub waxaa nimanka soomaliyee rabnaa in aan u sheegno waa madaxweyna soomaliyee waa in laga dhigo naago iyo somalia gayman
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAMZAM

Friday, September 29, 2000 - 05:00 am
TO MAN

WAXAAN RABNAA IN AAN USHEEGNO NIMANKA SOOMALIYEED OO ILAA MAANTA KU JIRAAN GABIIL IYO WAXDAREN WAXEYNU U ARAGNAA WAA XUKUNKA WAA IN LOO DHIIBAA DADKA AAN SHEEGNEY WAA XUUDO GUUDATEE

NIMANYAALOOOW SAAAAAS AYAAN GABNAAAAA

JAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Friday, September 29, 2000 - 05:12 am
NAYAADAA WAANU NIGU RAACSANAHEY ARAGTEDIINEE

NIMANKA WAX EYHAAYAAN MAANTA MAJIRAAN WAXEY OO KALI KATALINAYAAL CAAY IYO GABIIIL


WAA GABAR KUNOOL NORWEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 29, 2000 - 07:26 am
Ku: zamzam(sagal)

Meel baad uga dhacdey gabdhaha Soomaaliyeed, markii aad ayaga iyo nimow-naagga(gayman) aad isku meel dhigtey, ee aad tiri madexweynanimada ha la siiyo, nimankii waxtari waayeene.

Gabdhaha Soomaaliyeed wey ka qaalisan yihiin wax sidaas loo yaso oo lala meel dhigo nimow-naagga oo kaba sii liita raagga aad soo sheegtey in ey hoos u dhaceen, maamulkana(wanaag iyo xumaanba) wey ka qeybqaantaan si toos ah iyo si dedbanba, kuwa qoryaha sita dumarbaa dagaal galiya oo maryaha xoora, haddii eysan aad u dagaalamin.

Adiguse zamzamow(sagalow) waxaad tahay nin diidan dowlada iyo nabadda Soomaliya dooratey maantey.
Marka jabhadyahow dhuumanayaa ee dhabarku muuqdaa, ka dhaxbax gabdhaha, zamzam iyo sagal midna laguma yiraadee.

FG. Zamzam iyo Sagal waa isku qof, si fiican u aqriya labada qoraal ee kore.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Friday, September 29, 2000 - 08:34 am
Anon, Labadaan qof waa isku hal qof waana nin hada kor isku magacaabay Rizaaq oo sheegtay inuu yahay khaniis. Siduu sheegayna wuxuu kunool yahay wadanka Holland. War duli alla ku badye maxaad naga rabtaa qurun yahaw inkaartu ku dhacday. Soo baro sida afsoomaaliga sida loo qoro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Friday, September 29, 2000 - 12:43 pm
war khaniiskan yaa netka nooga saaro!!!
wayaa kolba magac halasoobixine orod oo taada wax tar duliyahaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamzam

Saturday, September 30, 2000 - 04:49 am
soomaaliyee nimanka

waana nila sheegey caaw waxaan ahey ayaa heysaanee


ee edebo yeesha eena xushmeeya gabdha soomaliyeed ra igooda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ

Sunday, October 01, 2000 - 05:53 am
TO: WIILASHA SIDA WACAN UGU JAWAABEY DOQONKA AAN AFSOOMAALIGA AAN AQOON OO ISKU MAGACAABEY ZAMZAM.
WAAD SALAAMANTIHIIN.
TEEDA KALE WAX YAR II SUGA ANIGAA AQAAN ANIGAA NETKA KASAARAAYEE ANIGAA LEEKIISA RAACAAYEE WUXUU YAHAYNA KEENAAYEE INUU YAHAY WIIL AMA GABAR AMA QANIIS.
YOURS, DEEQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamzam

Sunday, October 01, 2000 - 07:09 am
looooooooooooooooooooooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Monday, October 09, 2000 - 09:14 am
Gabadha ayaa ka sharaf badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 09:18 am
waxaad ku hadlaysaan waa wax laga subxaanalaysto,
sidaas darteed is daba-qabta inta naftu idinku
jirto haddii kale ha shalaayina markaad cadaabta
dhex-muquurataan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.