Makaahiil | Friday, September 29, 2000 - 12:33 pm Gadaboursi ha noolaado |
Anonymous | Friday, September 29, 2000 - 03:07 pm MAKAAHIIL Aamiin, laakiin, maxaad u soo qori weydey hadaalada qabiil ee kor aa ku xustey? Cayaarta dhaaf. Soomaali oo dhammi ha noolato. |
HABAR CAFAAN | Saturday, September 30, 2000 - 12:19 pm SOOMAALIWEYN HA NOOLAATO SOMALILAND HA DHACDO CALANKA BULUUGA AHI HA WAARO DIINTA ISLAAMKA AH ALLAHA QUWEEYO |
Gadaboursi | Saturday, September 30, 2000 - 08:50 pm Viva Awdal and Gadaboursi civilization.Gadaboursi is one nation under god and indivisible.The liberation movement for the total liberation of Awdal from Egaal has been taking shape.AlIF(Awdal liberation Front) will be officially declared in the December Ottawa conference.Viva awdal!! Viva Alif!!!! |
Dunbuluq | Monday, October 02, 2000 - 08:47 am If you are claiming that Awdal is a nation then I rather support Somaliland and Cigaal's Driking Buddys.Qalad qalad laguma saxo.Qabiil noogama fadli badna qabiil kale.Danteenu midnimo ayay ku jirtaa.Haddi aad ka wado ood ula jeedo fashili tan Ina Cigaal waa arrin toosan.Ha arko Cigaal in Qabiil kastaa Calan beeneed samasan karo.Sanaglan iyo Soolland labadaba waxaa lagu dhawaaqayaa bisha November.Sorry waan ka xumahay ,dhaladdi biirta ayaa igasii dhammaanasee.Cigaal, inoodir deeee, aday kuu shidantahay maantee. |