site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kulamo ay yesheen

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Kulamo ay yesheen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awees Macow

Friday, September 29, 2000 - 03:06 pm
Cabdilqasim waxa uu New York kula kulmayey muddo seddex maalmood Cabiraxman Jaamac Barre iyo Maxamed Cali Samatar iyagoo ka wada hadlayey qaabkii ay uga soo qeybgalayeen dawladda uu dhisayo cabdilqasim Salaad waxeyna ku heshiiyeen in cabdiraxman Buluqbuluq ka soo dhameysto Mareexaan wasiirkoodii Halka maxamed Cali Samatar uu ka soo dhameysanayo wasiirka Atherska bal weynu fiirin doonaa waxa ay ku dhamaato dawlad ku sheegga iyadaanba meel gaareynin haddiiba ay ka kooban tahay golihii siyaad barre.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 29, 2000 - 03:15 pm
Aweys M.

Hadal xume. Xagee joogaan nimanka aad sheegeysid? Samatar-se ma nool yahay?

Haddiise lala shiro soo Soomaali maahan, kuwo nabada loo raadinayaba soo kuma jiraan jabhadihii dalka iyo dadkaba baabi'iyey.

Fakar inta aadan dhawaaqin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Monday, October 02, 2000 - 04:03 am
Anigu waxaan ku raacsanahay walalkeyga iga horeeyay ee ku gaba gabeeyay FAKAR INTAADAN DHAWAAQIN, waa run soomaali waa soomaali ee sidaa ula soco walal qabiilkana ka xorow hadii aad aaminsantahay nimankan dagaal ooge yaasha ah waxa ay qabaana waa cudurkale ee lama daaweynkaro ilaa aad dadka leysaan ma ahee
markale waa walalkiin wadani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 02, 2000 - 04:37 am
soomali diidoow silic u dhimo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.