site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

COLONEL JESS MAXUU U LAAYEY DAAROODKA- MA SE RUNBAA?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): COLONEL JESS MAXUU U LAAYEY DAAROODKA- MA SE RUNBAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamoud

Friday, September 29, 2000 - 03:46 pm
Waxaan maqley col Jess in uu ku laayey rag badan
(toogtey) oo Harti u badan Kismaayo. Arintaasi ma runbaa ? sidey ka noqotey ? maxaase wax looga
qaban waayey ? Xaguu wax u wadaa siyaasadiisuna
maxay tahey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaal

Friday, September 29, 2000 - 07:18 pm
waryaa nacas yahaw iidoor ha'isku dayin dad walaala ah inaad dhexgasho, wax walbo oo absame iyo harti kadhaxdhaco waa dad walaale ah oo iyagaa iska kaajecel ee adiga taada raaco, mafahantay? wax aad iskudirto meelkale karaadso, okey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dalmar

Friday, September 29, 2000 - 08:16 pm
sida aad la socotaanba jees wuxuu ku dhashay
somaligalbeed oo soomaali ma aha
ee iska soo ceeriya haduu run sheegaayo xabashi ha iska celiyo harti iyo iidoorba waa umad wadamadoodii dhistay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 30, 2000 - 02:45 am
Bal taariikhdaan fiirsha!!!!!!!!!!!

http://pobox.upenn.edu/~fbl/singhbutta.html

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

pure-jubalander

Saturday, September 30, 2000 - 06:22 am
mahamuud, kismaayo col.jees asaleh cidi si edeb leh ugu noolaan weysane talaabadi ku haboon uu kaqaadaa.
dalmar, labada jubalands waa wadan ogaadeen shaqsi kasto oo ogaadeen ah meeshuu rabo haku dhasho xaqaas uleeyahay inuu siduu doono oogunoolaado ama ogataliyo jubalands.
jubaland states, waa wadan ogaadeen cid taa mugdi oogajirane maleh, cidii oo banaan kaqeeqeelinee iyadee jirtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saacid

Saturday, September 30, 2000 - 06:57 am
Ogaden waa qabilka somaliya ugu caqli xun. Wax ka badan hadana ka dabaalsan maleh. Maalin walba waxay la jirsadaan kan tabarta roon hadhow ayeyna la dagaalaan.

Baladweyne waa la ogaa, Xamar ayadoo ••••••• la bursanaayo ayuu Caydiid la saftay. Ilaahay wuxuu qadaray in asoo ordaayo daarodka lasoo dhex geliyo. Kagib qabiilak ogaadeenku waxay u dhexeeyeen in hadba dadka ku xoog weyn kismaayo inay la saftaan. Maalina Morgan ayey la shaqeeyaan maalina Ina Caydiid. marar badanw axaa dhacday inay dagaalka labada dhinacba ku dhintaan,.

Ina jees nimankuu laayey taarikhday u gashay waana lagula xisaabtami doonaa marka waqtiga saxda ahi imaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayo-boy

Saturday, September 30, 2000 - 07:24 am
saciidow horta af caaytamay ninkiisaa leh, waxaadse ogaataa col.jees khabiil buu kadhashay, adigoo majeerteen ahne wax aadkaqaado iskadaaye adtiisa ma marikartid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESEEY

Saturday, September 30, 2000 - 08:19 am
Qabiilka Jees intee jirey markay hartigu xoogga ku galieen xerada biljamka.

Orodkuu dhigay waa la ogaa mudane caydiid uu ka bixi waayey iyo inuu Xamar asoo calan cad wata tago.

Harti sharaf ayey leeyihiin walina ma dhicin inta dagaalka sokeeye dhacay nin MJ ama dhulbahante ah oo hawyee usoo saftay meesha Ogaadeen iyo Mareexaan ay caanka ku noqdeen inay u shaqeeyaan hawiyaha. Gobanimo waa loo dhashaa ma hilmaantay 1991.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi dheere

Saturday, September 30, 2000 - 09:19 am
geesay, kismaayo cowlyahan ayaa kugu hayey hadase cowlyahan walaalihiis ogaadeen ayuu raacay, car wakaase hadal danbe halagaamaqlo, been beenti aad kismaayo kujoogteen way dhamaatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACAD M

Saturday, September 30, 2000 - 04:38 pm
WALAAL HARTI IYO ABSAME GOORMAA LAGA TEGAY INA
JEESNA WAA NIN SUMCAD IYO SHARAF KA HELAY SACAD
MARKA WAAD HURUDAAYE DAAROODKA AAD KA HADLESO
WAA MAXAY YAASE ••••••• LAAYAY WEY SUGEYSAAYE!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeel

Saturday, September 30, 2000 - 05:28 pm
Waxaan jeclahay inaan wax ka iraahdo arrinta cumar jees. Cumar jees waa dhiigya cab dilay dad badan oo ah •••••••. Dadaka uulaayay waxay ubadnaayeen Harti, Awrtable iyo Leelkase.Sababtuu ulaayey waxay ahayd "amar" uu ka helay ninka uu ka amar qaato"General Caydiid". Intaas waxaa dheer inuu yahay nin qaba cudurka ku dhaca dadka khamrida caba iyo waxay dhalaan ee loo yaqaano "Alchohol syndrome".Mana aha nin kala og waxa danta u ah iyo waxaan danta uahayn. Waxaanse cadaalad ahayn in Ogaadeen lagu eedeyo doqon nimada Cumar Jees.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamoud

Sunday, October 01, 2000 - 12:30 pm
Shabeel,

Aad ayaan ugu mahad santahay sidaad uga warantay
Ina Jees. Walalaheen ogaadeen anagoo ayan naga
aheyn naceyb waxey ku fiican tahey inaan qabano
ninkii qaldan. Ha ahaado harti, ogadeen or Mrxn.

Mawaxaad ku doodeysaan dadka ma dilin mase
sax uyuu ahaa? As Dorod/Harti brother, waxaan qabaa ninkii laaya ogadeen in geed loogu soo xiro,
loona keeno iyaga. hadey gartaan in uu nin waalan yahey, ayagu talo haka gaareen. dad odayaal
ah ley waa arin qalad ah, dakaagan sii leyna weyka sii xunthay.

Peace,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILKE

Sunday, October 01, 2000 - 12:36 pm
shabeel, xaarweyne aryaa ragaad dhulkoodi oogutagteen ood kuqabsateen, xay tahy asxaanka aad kasugee? wayku baroominaayaan mahee badweynta aykugu daraayaan. mida kale general caydiid afkaada kadee af uryahaw waa ninki edebta idiinyeelee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g

Sunday, October 01, 2000 - 01:23 pm
TO:shilke adna futo idoor darooda dhexdooda ha soo dhexgalin nijaas af dheer adana waxaa edab kubaray geesigii siyad iyo gaani!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aahey

Monday, October 02, 2000 - 07:32 am
weey.
waxaa la yiri marka ••••••• uu iska dhigo sida reer galbeedki, hawiyana iska dhigo sida daaroodki, walee markaasi yaab waa jiraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Monday, October 02, 2000 - 01:32 pm
Salaan,

Daroood waxa ku dhacay mid aan soomalida kale ku dhicin. Sabab waa dad aan damiir iyo iimaan lahayn .

1-waxan aad ula yaabay waxan sheegta Darod yagoo hub iyo hanti haysta ayay xamar hablahoodi futada waaweyaa ee lnadcursarka watay uga carareen USC. Anigu waxan daawaday cajalado hablo darood ah lagu wasaayo ka dibna naasaha la goynaayo. Anakaa soomaali u badan iyo waxaas oo dhan waa laga tagay H.G ayaa maanta dumarkiinii dhilooyin ka dhigtay Xamar . Waanan ku istaahshaan sabab fulay daandaansiga yaqaan baad tahiin.

2- Intii caratayna waxa lagu wasaa Kenya adoonta ayaa afar afar u qabta inta kalna marduuf jaad ah ayaa lagu wasaa.

Darood Jabyoo waxa ku dhacay jac iyo baaruude.

nabadeyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Monday, October 02, 2000 - 01:49 pm
iidoorkan day, waryaa imisaan xabadukeentay aan saanrabno kayeelnay, sidaadoo kale madoonayo inaan caytamo, mana doonayo iinaan waxaan ogahay sheegsheego balse iidoor anigu waan kaa adkahay ama been sheeg ama sheekadaad rabto sameyso aduunkaada anaad ihoosjoogaysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Tuesday, October 03, 2000 - 03:24 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calanley

Saturday, October 07, 2000 - 02:09 am
Su'aashu waa cumar jees dadka odayaasha .mutacalimiinta iyo ciyaalka xitaa dumarka maxuu u dilay,
jawaabta waa sidan

Cumar jees ma aha nin siyaasad leh . ma aha nin waxa uu doonayo garanaya. waxaa hore loo yidhi nin soori kaa qaaday waa nin seefi kaa qaadey
sida ninka hore meesha ku qoray "Alcohol" dadka caba ma laha Damiir Arinka cumar jeesna ma aha in Ogaadeen lagu caayo waxa la hadlayaa Dhalinyarada Cumar jeesna ma talo Ogaadeen waa shaqsi caqligiisu aad u liito sharafna aan la hayn
xitaa ma haboona in wakhti badan la siiyo oo meeshan looga hadlo
ugu danbayntii nacasnimo ayuu dadkaa u dilay

Bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galimeys

Thursday, October 12, 2000 - 05:44 am
Galimeys ayaa iska leh JUBA LAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jubbaboy

Thursday, October 12, 2000 - 07:42 am
Horta harti oo dhan ma ahayn wuxuu laayay ee waxay ahaayeen MJ kaliya, wuxuuna u laayay markii ay Cawlyahanku magan galiyeen MJ oo ka cararaysa H/ye ayay la yimaadeen hoy hoy oo boowe waxaan ku iri sow Kismayo annaku ma lahaan jidhin, oo sow Ina Libaax san ka taabte beri dhoweyd asagoo askari ah beddel laguma keenin, intaas markuu maqlay ina Cumar Jees ayuu intuu soo qaqabtay u xiiray, maalinkaa wixii ka dambeeyay edeb ciddii dhabayaco ahayd.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.