abdul_qaadir | Friday, September 29, 2000 - 06:43 pm Ilaahay aayaadkiisa mid ka mida wuxaa ku yidhi qaryo ma baab,bi,ino ilaa ay iyagu xad gudbaan marka arintu ka weyn iyo ee cadho ilaahay baa dadkan ku socota ee idinkuna riwaayadan iskaga baxa oo waqti hayskaga dhuminina qabiil. wabilaahi tawfiiq |
yaaban | Saturday, September 30, 2000 - 02:21 am asalaamu caleykum walaal jazaakalaah anigu waan ku daalay saan wax ugu sheegayey |
JAMA YUSUF IBRAAHIM | Monday, October 09, 2000 - 12:07 am ASALAMU CALAYKUM BACDA SALAAN WALAALAYAAL HORTA ILAAH HA IINKA ABAALMARIYO WAANADA LAAKIIN WAXA LARABA IN AAN LAGA DAALIN WAX USHEEGA DADKA . WAAYO IILKU DEGAYIILKU WAX AAN NAHAY WAACIYIIN DADKUNA INAGA AYAY INA SUGAYAAN MARKA YAAN LAGA QOOBQAADIN INTII SHAYDAAN DUUFSAN LAHAAHANA LOO SHEEGO DIINTA ISLAAMKA , MEESHA QABIILKU DEGAYNA KUBEDELA IN LA GELIYO DIINTA ISLAAMKA ,YAANA LAGA DAAIN DADKA HANA LOOSHEEGO AAYAADKA ILLAAHAY IYO SUNAHA NEBIGA CALAYHI SALAATU WASALAAM. TAAS AYAA KHAYR KU JIRAAYE ASALAAMU CALAYKUM |