site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Safiyo Abuukar Xuseen yeey waxay udhalatay Soomaaliya

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Safiyo Abuukar Xuseen yeey waxay udhalatay Soomaaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaamil Geedi

Friday, September 29, 2000 - 08:18 pm
Waxaan nasiib xumo ah in maanta qofwalba oo soomaali ah uu hayo cudar layoraahdo qabiil cudurkaas oo saameeyay soomaali meelwalba oo ayjoogto. waxaan leeyahay runtii oo ah arin lagayaqyaqsado soomaalida kunool usturaaliya qaarkamid ah ayyidhaahdeen markeey maqleen gabadh soomaaliyeed ayaa kaqeeybgaleeyso tartanka ciyaaraha olombiga ee kadhacaya sidni ayeey yidhaahdeen oo yeey udhalatay??? runtii aniga oo ah sakhsi soomaaliyeed oo kunool dalka usturaaliya waxaan leeyahay jawaab waan uwaayay suaasha dadkaas ee qofkii jawaab uhaya shuaashaas haujawaabo dadkaas ayaga ah. Tanlabaad waxaan aniga leeyahay Safiyo Abuukar Xuseen waxeey abaal kuleedahay umada Soomaaliyeed meelwalba oo ay joogaan. maxaa yeelay waa sakhsiyad uu kufaani karo qofwalba oo Soomaaliyaad maanta laakiin nasiib xumo maanta wataas dadka Soomaaliyeed qaarkood ayleeyihiin Yeeyudhalatay. gabagabadii jawaab qofkii uhayoow suaashaas soodaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMAWADE

Friday, September 29, 2000 - 11:38 pm
SAFIYA ABUUKAR, WAA CIISE MAXAMUUD MAJEERTEEN
WAXAY KU DHALATAY XAMAR 1980

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaban

Saturday, September 30, 2000 - 02:13 am
asalaamu caleykum walaal subxaa nalaah miyeysan dadku diin lahayn ma ku faanisiin mise waad kanaxaysiin dumar guriga iney ku asturnaadaan loogu talo galay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Botaan

Saturday, September 30, 2000 - 02:30 am
Safiya Abukar waxa ay u dhalatay Habargidir waxa ka sii tahay Ceyr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Saturday, September 30, 2000 - 09:12 pm
to yaaban

waryaa weli sheekadii soomali ee maa wadaa dadkii weli naagaha soomaliyeed cadaadineeyey maatahey

edeb yeelo naaga waa bidi aadan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed_abdi

Sunday, October 01, 2000 - 06:56 am
To: Somaaliyan people
waxaa is waydiin leh somali hadii ay iska dynwasay waxa ladhaho qabiil gormee ayey dhisi dontaa dowlad waxaad maqlaysaa qof ayaa loo doranayaa madaxweyne yuuyahay beey ku leyihiin daka war somaliya yaa utalin doona
Ahmed Gele

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMIIR

Thursday, October 05, 2000 - 04:07 pm
Salam all

To Miss KAMIL.

My sister waa ka xumahahay in ey dadku ku weydinyaan qabiilka gabadha, midaas oon aniba qaas ahan an jawaab uheyn, lakiin shaqsi ahaan kuma faraxsani ama kuma raacsani waxa ey gabadhaas ka samaysay. as brother YABAN said woman ilaahay waxuu yiri is asturo and guryahooda haku jiraan, ma dhihin sida naaga MUSHRIKIINTA dabagaab xirtee bananka ku roor. maxaa example ah oo ey dhigeysa gabdhaha yar ee soo koraya? majeclaan laheed in ey gabadhada intaas oo kuun oo qof ey all most naked ku so horjoogsato? jawaabtu waa mayaan u maleynaya.

So my sister ha amanin dadka noocas ah, coz ilahay ma jecla dadka naftooda dulmiya.

My siste HANAD iskaa ISLAM naceebka qof ilaahay iyo rasulkiisa rumeysan ma cadaadiyo qof kale oo muslim, mana lagu cadadin jirin ee xaqa ayaa lagu bari jirey. DON'T BE BRAIN WASHED.

sALAM ALL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 06, 2000 - 12:21 am
Waad iska qiyaasi kartaa qabiilka ay tahay adigoo waxba weydiin. Qofkii magac iyo muun lehba wuxuu ka dhashay ...... Yaa kale hee waa iska fahmeysaa ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hayat

Friday, October 06, 2000 - 01:13 am
Waad salaaman tihiin, waxaan aad ugu xumahay inaan mar walba ka sheekeyno arrinka ku saabsan qabiil, taasoo ah waxa maanta qurbaha nagu baabi'iyey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.