site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

To: Qowmiyada Majeerteen

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): To: Qowmiyada Majeerteen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Friday, September 29, 2000 - 11:29 pm
To: Dhamaan Qawmiyada Majeerteen.

Ma ilowdeen abwaankii iyo halyeygii waynaa ee u dhashay qabiilka la yiraahdo majeerteen. Alaha ha u naxariistee waa Khalif Sh. Max'ud. Halyeygaas sidaad ogtihiinba wuxuu ahaa "gifted" markay noqoto Kartida, geesinimada iyo waliba abwaanimada. Halyeygaasu by far wuxuu ahaa without a question in my mind "The poet of century" Marka la eego ku luuqaynta gabayadiisana wuxuu ahaa undescripable. Baydadkii caanka ahaa gabayidiisa ee lawada aqoonsan karo waxaa kamid ahaa "Arday macalinkiisii xunyahay malaha eeraabe. Nin afwayne maaldaabaayoo maahsan baa tahaye; maadoonyinkuu kuu dhigaa maanka ka xadaye". Oo uu utirayey abwaankii caanka ahaa Cali cilmi afyare oo isna ka dhashay isla qoyska majeerteen. Waxaa kaloo kamid ahaa baydadkiisii caanka ahaa "Idoor marduuf Jaada helay waa makhruun falane; hilib maraqle iyo roodhigay miisanahayaane. Macno dawladi leedahaba uma muraadaane...... Such a man is worth of mentioning. He was a hero to the Nation of Majeerteen. Janadii Fardowsiyo ha tago meel udgoon badan. Thank you. PLS MJ'S give your comments. I'd love to hear from you on this subject. If anything you can add to this please do so. Thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaban

Saturday, September 30, 2000 - 02:18 am
majeerteena maxaa iga dhigay? waa dad iga yaabiyay bal may diinta kawaramaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 30, 2000 - 09:45 am
SAHAL

Saaxiib, meelo badan baad lugta galisey, laakiin waad halmaantey ujeedadii iyo ra'yigii aad u xustey dadka mootan iyo xiisadihii hore.

Marka soo sheeg waxaad halmaantey si laguu fahmo.
Mise qabiilka baad u dooneysaa cido kale oo col u noqda. haddii aad sidaas doneysid YAAHUUDA BAA LAGU YIRI, dadkuna waa wada Soomaali waligeedna waa ka dhaxeysey NABAD IYO COLAADBA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaw

Saturday, September 30, 2000 - 02:54 pm
Sahal si wanaagsan buu walaalkan kor ku qoran (annon) kuula hadlay. Mase og tahay in Khalif Majeerteen loogay oo calan u dhiibay isagoo taagayana Eithiopia toogatay.
Raggii sidaas yeelay doondoon wey joogaane.

nabad dhamaan Soomaalida

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ

Saturday, September 30, 2000 - 04:23 pm
Sahal,aadbaad ugu mahadsan tahay,Xusida aadna xas-
usiyey,Allaha u naxariistee Abwaanka,Geesiga iyo
Naftihurihii KHalif Sh. ee qaybta weyn ka qaatay
halgankii aynu Somali ugu horseednay iska ridkii
Kelitaliyii Siyaad.Baal Dahabiya ayuuna ka galay
guud ahaan Taariikhda Somalia,gaar ahaana teena.
Mida kale Jaw iyo kuwa la midka ah waxaan idinlee-
yahay diradiradiina Great MJ,idiimaba oga.
Waa in aynaan marnaba laabteena ka marnaanin,Kumanaan Khalif ka mid yahay in aynaftooda uwaayeen la dagaalanka isdulminta iyo xaqdarada iyo baabi,inta lanagu hayey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Tuesday, October 03, 2000 - 03:31 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Tuesday, October 03, 2000 - 08:28 am
To: Jayte:

Abgaal oo mahiigaan ka badan jaraha loo miiqye. Waxay talo kugoosteen inay moxoga diirtaane. Waa gabaygii khalif Sh. Max'ud. Waa hadaad hadalka fahmi kartid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Tuesday, October 03, 2000 - 08:59 am
Bismillaah. Jaw and Anon. Warnimanyahow waad iga yaabiseen idinsa layaabi mayo. Marna isma oran mawduucan ayaa noqon mid shucuurta majeerteen kicin karo. To me, sidaan korba ku xusay wuxuu ahaa halyeey taariikhda baal dahabiya ka jira. Laakiin sidaan idinka idin ka dareemay meel ayaan idinka taabtay. Hadaba hadaan su'aashiinii ka jawaabo ahayd ma qabiilooyin ayaan rabaa inaan isku diro: Marka hore muraadkaygu maaha mana ayba ii suurtoobi karto inaan majeerteen oo maanta warmuhu ku fooraraan aan colaad dhex dhigo. Waxaan joognaa wakhtigii aan gacmaha is wada qabsan lahayn. Hadii aad leedihiinsana qabiilooyin kale ayaad nagu diraysaana waxaan oran lahaa. It's too late. Nin walba maanta xumaantaada ayuu raadinaayaa. Maanta waxaan joogaa waqti aan guntiga dhexda ku xirto oo aan iska yureeyo dhurwaayadaan ciyaya. Balse waxaan waydiiyey Jaw maxaad ka waday asagoo calankii wada ayaa Itoobiya toogatay. Hadalkaasna muraad kale ayuu ila yeeshay. Hadal iyo dhamaantiis idinka mawqifkiina si bayaana usoo gudbiya. MJ, bro you are most welcome. I appretiated. Yaaban saaxiib diintu aad iyo aad ayey qiimo uleedahay hadalkeeda iyo barashadeeduba. Waana laga hadlaa. Waan garan karaa xanuunkaaga iyo shucuurtaada iyo waliba wanaaga aad la jeceshahay dadkaaga laakiin waxaad ubaahan tahay sabar.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.