site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WARLORDS VS SIAD REGIME

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): WARLORDS VS SIAD REGIME
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIWAHID

Saturday, September 30, 2000 - 05:29 am
Soomaliyeey dowladdii SIyad inay xumeed waxaa dlaiil u ah sida qabiilada soomaaliyeed ula wada daagaaleen. Shaki kuma jiro Xukunkii Siad inuu corrupt ahaa dadka la shaqeysaneyna ay ka kala imaadeen dhamaan qabiilada Soomaaliyeed.

Siyaad dowladiisii waa nacay asna xuduudka ayaa xoog lagu geliyey. Kuwii riday inaty sumcad sameysan lahaayeen waxay isu badaleen canibals iyo inay wixii noolna dilaan maalkay arkaana biliqaystaan. Toban sano ayey Soomaliya hostage u heesteen.

Marka la ogaaday warlordsku inaanay lahayn maskax ay xukun ku qaybsadaanw adankana ku xukumaan ayaa dowladii afka xaaji oo aabihii ka dhintay dib hoosta isaga balasatay. UNtay ka daba wareegeen waxayna dhisteen dowlad.

Hadaba soomaliyeey kuwee idinla fiican labada qaybood. Tna hore oo uu afka xaaji madaxda u ahaa iyo kuwa ka danbeeyey oo Somalia intii hartay dhulka sii galiyey.

Ani qof ahaan waxaan u arkaa inay yihiin dameer iyo labadi dhegood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farjano

Monday, October 02, 2000 - 07:53 am
KU=
cabdi waaxid
adigu is xukunoo ayaad leedahay way wanaagsantahay toban sano ka hor iyo maanta, kolay anigu kulama qabo waa dameer iyo labadiisa dhagoot taasoo u dhiganta anigu kala googaaan baa dan iigu jirtaa. haday sidaani kula wanaagsantahay maxaad ku abtirsataa ••••• iyo majeerteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIWAHID

Monday, October 02, 2000 - 09:03 am
Fafjano, ninyohow marka la tilmaamayo dadka soomalida waxaa lagu tilmaamaa inay maskaxdoodu ku dhisntahay qabiil, sababtoo ah waxaan u badanahay adoo kale. Qof ayaa (observation ama analysis) soo ban dhigay adiguna waxaa ku sheegtay inuu laba qabiil mid ku abtirdsado. Taasi waxay tu susaysaa in maskaxiyan aadan fit ahayn sababtoo ah qofka bani aadamku asoo aan qabiil niyada ku hayn ama aan aminsaneyn ayuu figradiisa dhiiban karaa.

Anigu qabiil haba yaraatee niyadeyda kuma jirin markaan waxaan qorayey lakin hadaa u baahantahay qabiilka aan ka dhashay waa habag gedir, saleebaan.

Maadaama aad hada qabilkayga ogaatay ma asaa caynee mise si objective ah ayaa figradaada u soo dhiibanee?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.