site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Shacabka somaliland Iyo SNM Lama qabaan Cigaal In Wuxuu Sameeye (SHaraf Laawe Cigaal)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Shacabka somaliland Iyo SNM Lama qabaan Cigaal In Wuxuu Sameeye (SHaraf Laawe Cigaal)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mDeeq

Saturday, September 30, 2000 - 05:49 am
Saxiibayaal

Waa Arin ceeb ku ah shacab somaliland. in nabadoon lagu xirey,taas oo aan waligeed lagu arag
taariikhda, reer isaak,cigaal waxaad sameyneyso
adigaa ka mas,uul ah. foolxumadaa sameysey ,
siyaasada ayaad qalad ka fahantey,shacab waqooyi
waxay caan ku ahaayeen dhowritaanka xuquuqda
shacab xeerka somali laheed waa wada hadal in lagu dhameeyo wax kastoo dhacaan,ma iii sheegi kartaa,ka qeyb galid shir nabadeed ma dambibaa
ama cigaalow waad waalatey,reer somaliland
sharaftoodii iyo nabadjeceylkii ay caanka ku ahayeen ayaad waji kale u yeeshey,mar hadii wasiirkaadii uu lee yahay hala wada hadlo maxay
tahay sababta aad u xitey nabadoonka?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARUURAHA

Saturday, September 30, 2000 - 06:25 am
ku;m;deeq, horta hadalkaaga maad cadeyn ee nabadoonkaad sheegeysaa haduuyahay ninka japuuti kasooduuley eebarbara yimid isagoo horana ugujirey barlamaanka s\land 'isagoo gooni isutaaga kamid ahaa dadkii kudhaartey,hadana tagey cabdillahi yusuf,markii danbana tajapuuti,haduu kaayahay kaad nabadoonka kusheegtey waad khaldantey waayo aduunka laguma arag nin sadex jeer isbadbadaley oo midkastana kitaab uukumaray inuu daacad uyahay!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Sunday, October 01, 2000 - 11:42 pm
ku mr deeq


sida uu sheegay mr daruuraha waa runtii oo lama arag nin isku sheegaya in uu yahay nabad doon reer hadana wejiyo badan sameenaya taas oo macnaheedu yahay ninkan jabuuti ka soo dhoofay hore wuxuu uga tirsanaa baarlmaanka s/land waxaanu kamid ahaa odayaashii goaamiyay gooni isutaaga s/land kunadhaartay in ay sidaasi daacad ka tahay cidii wax udhinta qaranimada iyo jiritaanka s /landna in waajibkooda lamariyo kadibna wuxuu ka qaybgalay shirkii jabuuti waxaanu mar kale ku dhaartay in uu daacad u yahay baarlamaanka soomaaliya.hadaba makaasbaad nabadoon kusheegaysaa markeebuuse waalaa macidbaase qasabtay ,waxaan filayaa in aanu ahayn nabadoon balse uu yahay nabiibiye ka soo hadhay kuwii horey soomaali isugu dilay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Monday, October 02, 2000 - 11:16 am
Too late for you issaaq,

We have now fromed "the Awdal Liberation front-"ALIF". We will get rid of Egal and Somaliland, we will restore democracy and the Somali flag.

SO BE AFRAID, BE REALLY AFRAID?

if you want further details abou ALIF, then join our discussion here, AWDAL LIBERATION FRONT--ALIF--

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARUURAHA

Monday, October 02, 2000 - 06:57 pm
ku;ninikan isku magacaabaya inuu awdal xoreeynayo,waxaad tahay iska hadlaw ina hagare,adeer cid aad wax kaqaadi kartid majirtee maad iskaxamili nimcadaa aad haysatid eed horena uhaysatey dawladii afweyne.ha isku kaayo soo jeedin adiga iyo dhamaan cadawga somaliland daqiiqad waxkayar ayaanu ku kiliingarenkarnaa oo wallaahi ah adna waad ogtahay waa hadaad tahay sidaad uhadashey mucaarad,waligeyna maan maqal ee miyaad kuriyootey ??????? LONG LIFE SOMALILAND>>>>>>>>>>>>>>>>..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliland 1

Tuesday, October 03, 2000 - 09:38 pm
Once a fool always afool. Why u ppl are against somaliland?U act so stupid.if i tell u once i will tell u twice. we don´t wanna be a part of the new somalia. we are an indipendent country
(SOMALILAND). whether u darood and •••••• like it or not. long live somaliland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 11:19 am
Waxaan idiin sheegayaa in somaliland ay tahay wax waligeedba jirday ooaan manta lagu hambabarin.anigu waxaan taageersanahay anigoo ah nin isaaq ah in halkankii lagu lajiray siyaad bare uu ahaa mid xaq ah ee ay lagaleen SNM wxii uu kaystayna ay aheed mid sharcidara ah. lakiin ujeedadu may aheyn somaliland ka godo walaalohooda soomaaliyeed lakiin ujeedadu waxay aheed in siyaad la rido shacbiga walaalah ahina uu ku wada noolaado walaaldinimo lakiin kuma arag meel ay ku daalo snm ha goosado somaliland mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDAL

Thursday, October 12, 2000 - 03:56 am
IIDOOR

ka orda waa ALIF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr. SOMALILAND

Thursday, October 12, 2000 - 04:24 am
TO: anonymous
Wallaahi inaanad ahayn Isaaq iyo wax sheegta, maxa yeelay nin issaaq ah oo aan garanaayo waligi sidaa uma hadaleen!
Aaan kuu sheego waxad tahay laba midkood;
1-Wallowayn xun oo raba in uu annaga Somaliland ahaan noo nex tuuro sidi kubad, ciyaarayana siyaasadii Afweyne ee ahayd qaybi oo xukun.

2-Amma waxaad tahay raggan daarood ee siyaasi nimadu lafaha ka gashay eeku dhaartay in somali iyaga oo xukunka u qabta mooyaane, aanay waligeed meel cidi wadda fadhiisan.
(Walligaaba iska dhig nin Isaaqa) oo sida inna buubaa, iyo kaluun rabba inay dadkooda gunta ka ridaan, ILAAHAY GUNTA HA KA RIDO LABADABA).
Kaalaya somaliyay ma waxaydun is tidhaahdeen halkan ayayadun Isaaq uga soo dhici kartaan, oo aydun ciyaari kartaa role kan Isaq iska dhigga?

Notice: Garxajis ayay dhibaatada somaliland dadkeeda ku dhacday , gaadhay inta ugu baddan, iyaga ayaa dhisay somaliland cid walbana kaga horeeya, MIYAYADUN ILOWDEEN RAGII SNM ASAASAY SIDA MOHAMED ALI ECT.
Saaxiibayaal, ha isku maaweelinina in aydun na kala jajabisaan idinkaa ilaahay idinkala jajabiyee.

SOMALILAND HA NOOLAATO
CADOWGEEDUNA HA BURBURO
DADKA BEELAHA WAQOOYI HA MIDOOBAAN
MADAXWEYNE CIGAAL HA NOOLAADO

REER KONFUREDKANA ILAHAY HA ISU SOO HADEEYO WAY LUNSANYIHIINE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/Y

Thursday, October 12, 2000 - 10:02 pm
Mr:SOMALILAND RAGEDDIIIIIIII

GOD BLESS GARXAJIS AND GOD BLESS SOMALILAND

REMEMBER MEN LIKE;

-MAXAMED CALI.
-LIXLE.
-INA KOOSAAR.
-XASAN KAYED.

THEY'RE ALL HABR-YOONIS YET GAVE THEIR LIVES FOR US TO TO SURVIVE AND FOR SOMALILAND TO EXISIT.

INTA NIN GEESII AH OO GARXAJIS AH OO DAGAALKII SNM KU DHINTAY TIRA KA BADAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARUURAHA

Friday, October 20, 2000 - 07:00 am
Ku;iskumagacaabe h\y ???????horta waxaad tahay mid fidma wade ah ,waayo meelo badan oo kala duwan ayaad hadaladaa ku qortay, hadaba anugu waxaan ku odhan lahaa lafahaaga kahadal maxaad qabsatay?shakhsinimadaada kahadal ragaa aad noo sheegtey iyo ragkaloo badanba anigey taariikhda yada aanu ku qoraney ee adigu kahadal xagaad kasoojeedo,waliba sidaa qabo matihid nin S|LANDER AH Markaa haku habsaamine ka bul dhe ,mahadiikalaa walee sharf laawe ayaad tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 20, 2000 - 02:22 pm
Daruuraha

waxaan halkan kuugu sheegaya in aanu wax khalad ku
jiro H/Y sheegin, waana runta oo geesiyada inaga
dhintay taariikhda ayey baal dahab ah inoogu qoran
yihiin....markaas waxaan idin leeyahay waxa meesha
wax ku soo qora oo iska keen dhigaa waa faqash iyo
kuwan reer awdal la baxay oo labaduba meel ay u
baxaan la'yahiin sidaa awgeed hadaynu duriyada
nahay yeynaan inagu marnaba wax iska soo horjeeda
aan naylagu arag ee aynu halkaas caynaanka ka hayno
kii wax gef ah ku hadlana si fiican loo toosiyo iyada
oo meesha aflaagado iman.
w/s.calaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.