site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALIDA REER OGADENIA OO DAGAAL ADAG KULA JIRTA XABASHIDA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): SOMALIDA REER OGADENIA OO DAGAAL ADAG KULA JIRTA XABASHIDA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HADBA KIINA TAAG-DARAN TAAGEERA WALIGIIN!!!!

Saturday, September 30, 2000 - 05:10 pm
Somalida reer Ogadenia ayaa dagaal adag kula jirta maamulka Tigreega waxaana larajaynayaa in mardhow xoriyad buuxda lagaadhi doono inshaa Allaah
Sidaa darteed waxaa laga codsanayaa walaalaha somaliyeed ee kale inay ka qayb qaataan iska tuurida heeryada gumaysiga ee mudada dheer saarayd walaalahooda somaliyeed ee reer Ogadenia
Waxkasta ood ka tirsanayso ama aad ku dhaliilayso somalida dhexdeede waa inaad iska iloowdaa taageertaana walaalkaaga dhiban markay kuu baahanyihiin.
Marka bal qofwalbow maxaan ku taageeri karaa walaalaheena wali lagumaysto talo iyo tusaale, caqli iyo garaad, duco iyo dadnimo, af iyo adin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idoor

Saturday, September 30, 2000 - 07:25 pm
somali iyo ogadeeniya kala daa, Ogadeeniya waa qabiil ogaadeen la dhaho mana matali karo dhulka oo dhan , balse dhulka waxaa la dhahaa somali-galbeed ama dhulka somalida ee ethiopia ay guumaysato hadii uu ilahay idmo xurnimo way heli doonaan, Cidna iniga yeeli mayso Magaca ogaadeen.Mida kale wax dagaal ah oo socda ma jiro ee dadka beenta ka daaya, dhulku wuxuu u baahan yahay dad wax bartay oo dadkooga jahliga ka saara,u sameeya isbitaalo iyo dugsiyo iwm. Intaad haysaan ogadeeniya waxaa mali dhow dhulka gacata ku dhig doona dad yar oo ••••• ah , oo mudo ka bacdina sheegan doona dhulka, ee ogadeenow hurdada ka kaca oo dunida la socda hadii kale meel walba waa seegi doontaa xitaa kismayo. waxaan ahay nin aad abti u tihiin oo iniga naxaya .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/GOONBIR

Sunday, October 01, 2000 - 03:30 pm
Waar somaliyeey goormaad qabiil dayn ood qaran u dhaqan tagi!!!!
Ogadenia waa qarane qabiil ma'aha ee cidii waxtari iyo cidii kale iyaday jirtaa, ogowna qofwalba dhib iyo dheef wuxuu gaystaa waa wax u yaala.
Waa ladoogiye yaan ladacaroon!!!!!
Ogadenia ha xoroowdo , Somaliweyn ha is raacdo, guuuuuuuul, guuuuuuuul, guuuuuuuuuu, soon inshaa Allaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraah

Monday, October 02, 2000 - 06:01 am
ogaademiya way xeroobi waa ilmaaderaden waana somali ka naxow nafta waa idoor adigu halugu aqoonsado bal horta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 02, 2000 - 06:18 am
walaalayaal waan taageersanahay in ay xornimadooda soo dhacsadaan reer Soomaali galbeed ama ogaadeeniya, midaad doonto dheh, waayo Soomaali galbeed Siyaad Barre yaa u bixiyay, siduu Oromoba ugu bixiyay Soomaali Abbo. Midda kale waxaan lee yahay aynu walaashano oo aan gacmaha is qabsano walaaladeen Oromo, oo aan isku asalka nahay, sideenoo kaley u dhiban yihiin, mana kala maarano. Maadaama ay yihiin dadka ugu badan Itoobiya, ayna muslimiin u badan yihiin.
Ilaahow inoo gargaar- Aamiin. Mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Monday, October 02, 2000 - 06:55 am
Ifraax wad qaldan tahay walaal.Ninka" Iidoor " iskula baxa magaca mooyee ra'ayigiisa waa toosan yahay.Ogaden waa Qabiil.Qaranna ma aha .Waa qabii Soomaali ah.Ninka kalee magaclaawe la baxoow Siyaad uma bixin gobalkaa Soomaali Galbeed.Taasi waabeen ONLF ay ku doodo.Ogadenia waxaa dhaanta Somali Galbeed.Sababtoo ah Ogaden waa qabiil ONLFna waa jabhad Qabiil.Magaca labadaba ka wanaagsan ee sida rasmiga ah loo bixiyay ,dawladda daakhiliga ee Soomalida Gobalkaasi maanta ula baxday waa ""SOMALI STATE REGION""wana ""GOBALKA SOOMAALIYEED"" eefadaraalka Ethipia.Dawladda Ethiopia magacaas ayay ku diiwaan galisay UNta iyo dawladaha Ethiopia aqoonsan.Waxaa yaab leh" ONLF :Jabhadda Xoraynta Umadda OGADENYA" oo Soomaali iyo adduunkiiba la wareegaysa magaca OGADENIA.ONLF iyo Ethiopia midkeebaa SOOMAALInimo u dhaw?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogaden

Monday, October 02, 2000 - 07:45 am
TO:ahmed
idoor baa tahee cadayso ha biqine ogaden ogaaden baa leh saad yeeli idoor ahmed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Monday, October 02, 2000 - 08:11 am
Ninkii ruta kuu sheegaaba hadduu Iidoor aad moodayso waa garaadkaa.Hadaad wax garad tahay ka jawaab qoraalkayga.Ma anaa cabsaday mise adiga?? Isaqland lama bixin ,Isaaqbaana ugu badan Somaliland ."" SNM ayuu ku dagaal tagay,••••• National Liberation labixin.Puntland walaaladeena dagani 97% waa Harti .Maxay ula bixi waayeen Hartiland?Ogaden Natinal lib Front ayadaa maanta ka xun kuway leedahay waa gumaysi.Inaan run sheegayo waxaa ii caddaynaya caydaada aad ku soo koobayso qoraalka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis

Monday, October 02, 2000 - 03:40 pm
Salaan,

Waxan la yaabanahy Ogaadeen halkuu ka dagaa inta nafta le Galbeed. Ma Qorxay ayaa caasimad kuu noqon doonta . Jigjiga, Ciidagale ayaa kaaga badan, Harar Reer Gadiid iyo Cabdi Ciise, hoos u dag ilaa Dahagax Buur iyo Aawaare ilaa halkay BaXawaadle dagto waa lagaa xoogay. sxb taariikhda soo baro waa wiilka ogaadeen.Inta kalana H.Y Xirsi Cismaan ayaa hablo Ogaadeen loogu daray. Soo baro dhalay baad bartee waa la shubi jiraye.

Hadu xabashi ku waso ama aw kuu saliideeyo marna anigu dana kama lihi sabab Ogaadeen waa waxa kharibay somalia. Idnakoo qaxoonti ah oo xaar kaa soo uraayo ayaa dhul soomaaliyeed algu dajiyay abaaln maad gudan. Baladweyn ilaa Awadal ilaa Waqooyi Galbeed ayaa lagu dajiyay markii damabana tuugo iyo waxa la la yaabo ayaad la timi.

Markii Xamar Darroodka lagu laynayana Caydiid ayad la socotay. munaafiqiin ilaahay if iyo aakhiraba idku cadaab.

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PURE OGADENIAN

Monday, October 02, 2000 - 06:58 pm
WARYAA IIDOOR MAWAXAAD KA XUNTIHIIN ABDIMAJIIDKI AAN RASAASTA SHABAQA OOGA DHIGNAY? WALEE NINKI MAGACA OGAADEEN KASOOHOR JEESTA SIDAA SOOKALE AYAAN MANA-ZANAWI HOOSTIISA KALA SOOBAXAYNAA.
OGADENIA ADUUNYADAA NOOTAQAAN, WAXAANU NAHAY SOOMAALI DHULKUSE MAPKA DUNIDA WAXAA LOOYAQAAN "OGADEN" SAAS BUUNA AHAAN WALIGII ISHA-ALLAH, ETHIOPIA WAA CADAWGA TAARIIKHIGA AH EE SOOMAALI OO DHAN WAXAYNA DOONAYSAA INAY JAHA WAREERISO DHULKA OGADENIA, SI MUSTAQBALKA AY OOGUDOODO SOOMAALI AYAA NASOO WEERARTAY OO DABASOCOTO MAGACA SOOMAALI GALBEED.
WIILKA IIDOOROW, DANTAADA RAACO, HADAAD SOOMAALINIMO RABTO ADIGU SOMALILAND LAMABAXDEEN YAHUUDA IYO ETHOIPIANKANA DABADA UMAADAN DHIGATEEN!!!. WIIL OGAADEEN BAA MAALIN KASTA NAFTIISA U HURO OGADENIA, WEEY,WEEY!, MEEDAY SOOMAALIDA KALE MAAY HALGAMAAN?

KUWAA WAARIDKOOD IYO WALAALKOODBA WAAYOO WAYRAXAAYO MA'OGTAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PURE OGADENIAN

Monday, October 02, 2000 - 07:06 pm
GARXAJIS, ADIGU MAGACAN MALIHID RUNTA SHEEG OO QABIILKAADA RUNTA AH SHEEGO AAN KUU JAWAABEE, HADII KALE MIDGAAN FULEY AH OO MAGAC CIDKALE HAGOOGTAA WAAN AQAAN, KAADAAD LA'XISHOON MIYAA? WAXAADSE OGAATAA KAAD WADATO IYO KAATAHAYBA INAAN KUGU WASI EY ALOW YAA ISKEEN HORKEENO MAANTA SIDIINI AAD ILMEYSIDE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Tuesday, October 03, 2000 - 08:27 am
"Garxajis" kan isku magacaabayoow waxaad sheegayso waa been iyo cay.Ogadeen dhulka Somali State Region waa qabiilka ugu weyn qabaa'ilka halkaa daga.Daraad Soomaali kuwaa ahaa qaxooti,shalayna kii mamrtida loo ahaa ayaa qaxooti noqday.Maantana qaxootigii daraad ayaa Somaali marti galiyay.Somalidii u qaxday Kenya iyo kuwii Ethiopia u qaxay warayso sida labadaa wada Soomaalida loosoo kala dhaweeyay.Ethiopia ayaa uga soo dhawayn fiicnayd.Sababta taa keentayna waxaa lagugu txgalinayay Soomaalida halkaa dagan ee aad caayaysid.Hamoodin jacayl uu Tigree kuu qabo.Ogaden kali kuma aha dhulkaa.Qabaa'ilada kale ee dhulkaa dagta inta aan xasuusto waa:Ciise,Jidwaaq,Gari,Garre,Gadabuursi,Jaarso,Karanle,Habar Awal,Garxajis,Majeerteen,Dhulbahante,Shiikhaal,Gurgure,Jiidle,Akisho,Bursuug,Mareexaan,Madhibaan ,Hawle,Ajuuraan,Digoodi,Xawaadle,Shiikh Xasan,BaalCAD,Gaadsan,Reer BAAR,Gaaljecel iyo dhawr kale oo xasuustada ka maqan.Hadaba dhulka intaas oo qabii'il wada dagto ha lagu kala badnaadee,ma xaqbaa in qabiilkii ugu weynaa ee hogaanka iyo xooga u ahaa shacabkaa dhammantiis lagu sakhraamiyo magaca OGADENIA oo markii hore isticmaarku ugu talagalay kala qayqaybinta dadkaa walaalaha ah ee Soomaalida wada ah??WAxa layku qaldayaa Qaran iyo Qabiil.Ogaden waa qabiil ee SOOMAALIbaa qaran ah.Nin labadaa aan kala garananooww dagaal hana galin.Waxaan xusuustaa 1977kii.Dhammaan shabka Somali Reb,hoo iyo hiilba wey siiyeen "Somali Galbeed".Dagaalkaa walaaladood ay u hiilinayeena dhibaatooyi badan ayuu u keenay.Sidii loo fuliyay dagaalkaa qaladaad badan oon lagu talagalin ayaa ka mid ah sababaha keenay burburkii dawladda Somalia.Naftood-hurayaal badan oo Soomaali ah deegaankaana aan u dhalan ayaa naftooda u huray taageerada xaqa ah ee walaaladood.Boqolkii sano ee u danbeeyay kumaakun kale oo u dhalatay deegaankaa ayaa u dhintay magaca dadkaa ka dhaxeeya ee SOOMAALINIMADA.Miyaa la ilaaway mujaahidiintaa?Uma dhiman magac qabiil.ONLF ama Jabhada Xoraynta Umadda Ogadenya,maxaa u diiday magaca SOOMAALI???Sidey ku midayn kartaa hagaanna ugu noqon kartaa haddiba magacaba aan lawada wadaagin?Soomaaliyeey yaa qaldan?Maxaa ku dhacay Axmed Guray tafiirtiisii?Ma gablamay Darwiishkii?ONLF taariikhda dib ugu noqo.Hanna ceebayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jidwaaq absame

Tuesday, October 03, 2000 - 01:56 pm
Ku: idoor
Ka: Jidwaaq
waxaan u sheegayaa ninka idoor in dhulka la dhaho ogadeeniya haba yaratee aanu shaqo aad ku lahayn, dhulka waxaa iska leh Ogadeen iyo Jidwaaq. Waxaan dhulka la dhahaa ogadeeniya waana la dhihi doona waligii, malin dhow ayuu xornimo heli doonaa hadiii uu ilahay idmo. Ogadeeniya waa qaran ee ma'ah qabiil , ogadeeniya waa qaran ay ku nool yihiin dad ka badan 8,000,000 oo qof. Idoorow jidwaaq hadii aan nahay mar dambe kaa yeeli mayno in aad walaalahy ogdeen aad jigjiga iyo qarbibayax tidhahdo ogadeen ma leh. Jigjiga iyo qarbibayax waa ogadeeniya , waxaan iska leh Absame ee sidaa ula soco. Jihaadka ogdeenia waa socon doona , guusha ugu dambeysa waxaa iska leh dadka ogadeeniya oo ah Ogdeen iyo Jidwaaq(Abskuul,bartire,Yabaree).ugu dambayn waxaa leyahay dadka reer ogadeeniya diyaar bay u yihiin in dhulkooda sida ugu dhakhsiyaha badan xornimo u heli doonaan inshaalahu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boosaabo

Tuesday, October 03, 2000 - 11:06 pm
ogadenia waa qaran ma'aha qabiil ogaden ayaa qabiila laakiin aan idin su'aale maxaad uga xuntihiiin walaalihiina magaca looyaqaan, hadaydaan dhibka laqayb sanayn dheefna aysan idinka helayn dhibkiin uun kadaysta.
waad mahadsan tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugule

Friday, October 06, 2000 - 06:14 am
gumaysiga waa in heeryadiisa mar dhow latuuraa somali oo dhana u soo jeedataa koofur iyo waqooyi beri iyo galbeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

milgaisaaq

Saturday, October 07, 2000 - 07:21 am
War cagdheer waligeed ma xorobayo ama baroota ama hadla waa la arki doqomadii xaarkoda cuni jiray inay xorooban. waa umada kaliyee somali ku jirtee xaarkoda cuna doqonimo darteed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Sunday, October 08, 2000 - 08:01 am
First of all, Stop this primitive savages you have sold this land to Ethiopia. Secondly stop using the name of your ugly subclan on this great Somali land.The name of the place is haud/resaerve area or western Somalia.Your eternal spies for Ethiopia.You are not believable and without any credibility.You are savages pre-historic savages.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kuumade

Tuesday, October 10, 2000 - 01:38 am
Walee Wiilka Ogaden oo gaajada ku dileyso
gobolka dhulka soomali galbeed in uu
san kala jecleen magaca loo bixiyo gobalka.
Laakin waxaan idiin sheegayaa siyaasad
xumada ree Kumade dhigtey gobalada Jubaland
in aay tahay siyaasad xumadiina marna Morgan waal
oo qabsanayo marna ilka yar.
Hurtada ka kaca oo siyaasada barta .
Geelii waqtigiisa waa dhamaadee dhulkani maahan
waqtigii loogu heesi jirey geela ogaden waxa
laga hadlayo waa wadan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALIGALBEED

Tuesday, October 10, 2000 - 03:15 am
SOOMALI-GALBEED WAA KAA MAGACA DHULKAA HADII AAD DOONAYSANA INAAD AXMAAR LA DAGAASHID ISKA TUUR MAGAN OGADENIA WAA MAGAC QABIIL, WAX UU MIDAYNAYO MA JIRTO, QABIIL WADANKII SOMALIA EEGA SIDII KA DHIGAY,.. WADANKAN AMA DHULKA AY AXMAARADA HAYSATO MAGACIISU WAA SOMALI-GALBEED....

MIDNIMO HADII AAD DOONAYSAAN MAGACA WAA SOMALI-GALBEED..

HADII KALER SHEEKADII SOOMALIDA CAADIGA U AHEYD EEE QABIIIL IYO BUR BUR TAAS WAXAA KA ROON TIGRAAGA AMA AXMAARADA INAY DADKAAS SOOMALIYEED U TALIYAAN WAAYO FIDNAAD SOO WADAA HADII AAD LA BAXDO MAGAC QABIIL...

DAGAALKII 1977KII EE HORAANTEEDII AAN 85% AY SOOMALIDA XUREYSAN SOMALI-GALBEED,, DADKII KU DAGAALAMAAYEY EE DHIIGOODA U HORAY WAXAY U DAGAALAMAAYEEN MAGACA SOMALI-GALBEED UMA AYSAN DAGAALAMEEN MAGAC AH OGADENIA,, MARKA BROTHERS..

ILAAWA MAGACAN QABIILKA AH EE AAD KU MAGACAAWDAAN SHULKAAS SOMALIYEEED

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniga

Tuesday, October 10, 2000 - 05:01 am
dhulka somali galbeed waa loo yaqaan laakiin magaciisa officialka ah waa ogadenia.
dhulka somali way wada degtaa ha yeeshee waxaa badankiisa iska leh degena 80% waa absame.
somali badan ayaa dhulka u halganta ha yeeshee inta halganta ee heeryada gumaysiga inay iska xoorto doonaysa 99% waa absame.
somalida dba dhilifiin badan oo axmaarada raarta u fadhiista way leedahay laakiin badidood 90% waa idooor afdhogorle.
soomaalida jamhuuriyadda degen in ogadenia xorowdo way jecel yihiin waxaana u badan daaroood iyo hawiye. kuwase aan doonaynin in ay xorowdo cabsi awgeed 97% waa iiddoor.

nabaadiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Absame

Tuesday, October 10, 2000 - 05:12 am
Absame marka kowaad idoor in uu san marna
rabin umad gaalo ka xurowdo waxaa kuu
dalii ah British man markuu Dibka ka cunaayey
uu Siyad maxamed uu dhahay wargaalada
aan la dagaalano
Jawaab tooda waxaay aheyd yaa noo dhaamo
ninkaa cad sawabtoo ah waxaay ogaayeen in oo
san ninka darood uusan wax yalahaa uu san ku saqajaameynin,sheekada IIdoori meesha aan
ooga gudubno.
Tankale adiga aad leedahay Absame magac ogadeen
in loogu yeeri Arliga marabaan ee magaca muhiim
ma ahan sawabtoo ah waad la socotaan in magaca
zair la dhihi jirey aawey waxba haku marmarsiyoonin
Ogadeenow magaca mala badali karo anaga
ayaa ibna aadan idinkugu xigna anagana marabno magacaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabarooble

Tuesday, October 10, 2000 - 08:35 pm
waxaan idiin sheegayaa in uuna magacani aad idiin dhibin waayo waa magaca looga yaqaano aduunka, hadii aad wadanka degto oo uu ku dhibayo
magaca ogadeen maxaad ka qabtaa in loo codeeyyo OGADEENYA IYO SOMALI\GALBEED? mida kale waa maxay macnaheedu SNM SSDF USC RRA IYO USP? dhamaantood waxay u taagan yihiin magac qabiil regardles macnaha ay u taagantahay ingilish ahaan.
midna waxaan leeyahay idoor waxaan filayaa in aad waydeen rajadii aad kalahaydeen gobolka mee abdimajiid ? U.N ta ayuu shaqo u raadsaday.
meeyay JIIR madaxwaynihii gobolka? waa xiran yahay.
iswaydiiya su aalaha jawaabtiina wataa aan idinsiiyay.
mana dhicidoonto in aad xoolo danbe aad ka waraabiso gobolka qaadana mayno gabdhihii aad ku badalan jirteen biyaha.
soomalida kale ee degta gobolka waxba isla waayimayno waayo waxay ogolyihiin soomaalinimo idoor soo ka diiday somalinimada waa maxay somalinimada uu doonayo? mise cidii ogaadeen neceb ayuu hadba lajiraa?
hadal waxuu ku dhanyahay hadaad diidantahay ogadeenya la imoow magac dagaalkana dhinacaaga kagal kadib marka aan xoroown ayaan kawada hadlidoonaa maga aan labaxayno.

thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogden

Tuesday, October 10, 2000 - 10:19 pm
Gobolka Shanaad ama Ogaadeenia waxaa madax ka ah in ogaadeen ah. Ayaga ayaana ismaamula ee dadka dagaalka u olayna yoo rabshadda daafa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHABOROOBLE

Wednesday, October 11, 2000 - 05:36 pm
waxaan ku idhi ninka ogden sheegtay loogamabaahna in uu madax ka noqdo gobolka nin maqaarsaar ah waxa laga hadlayana waa XORNIMO MAAHA MADAXNIMO AAD HOOSFADHIDO TIGREE,indhaha fur baro waxa ay tahay madaxnimadu mawaxaa ku qancisay jagada uu hayo khadar macalin?saxiib cidna madax kama aha tigree baa madax ka ah.
I HOPPE YOU UNDERSTAND WHAT IS MADAXNIMO.
THANKS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KOSHIN

Thursday, October 12, 2000 - 06:15 pm
BY ANY MEANS MY VIEWS ARE NOT DISTORTED TO CLAN POLITICS. I CAN ALWAYS RESPECT DIFFERENCE OF OPINION BY MY FELLOW SOMALIS IF IT IS CONSTRUCTIVE AND REASONABLE TO THE TRUTH. I SEE SOME OF YOUR COMMENTS HAVE NO BASIS FOR NEITHER OF THE TWO..
NUMBER ONE, SOMALIGALBEED, AND SOMALI HAD BOTH EXPREST SIMILAR VIEWS REGARDING THE NAME OGADENIA, IT IS FAIR TO SAY THAT THEY SEE THIS NAME MORE LIKE A DIVIDING FACTOR RATHER THAN UNION ONE, AND THAT LET THEM TO BELIEVE CURRENT ETHOPIAN COLONIAL IS MORE PATRIOT IN RESPECTING THE SOMALI ORGIN BY RE-NAMING WHAT IS WELL KNOW TO THE INTERNATIONAL COMMUNITY OGADENIA TO SOMALI REGIONAL STATE. I AM VERY DISAPPOINTED WITH THEIR CONCLUSION. THE NAME OGADENIA IS NOT THE PROBLEM, THERE ARE COUNTRIES
THAT ARE NAMED AFTER ONE MAN, SAUDI ARIA IS ONE OF THEM, IT WAS NAMED AFTER BIN SAUD,AND THEY DON'T HAVE PROBLEMS BEING PROUD OF WHO THEY ARE. IF YOU LOOK AT THE UNITED STATES, MOST OF THE CITIES HAVE INDIAN NAMES, LIKE NEW MEXICO, ARIZON, UTAH,
COLORADO, CALIFORNIA, EXT. DO YOU KNOW WHY THEY DIDN'T CHANGE THOSE NAME TO MORE AMERICAN NAMES! WELL THE POINT IS WHO CARES THE NAMES. WHAT OGADENIA NEEDS IS PEOPLE WHO WILL JOIN THE STRUGGLE TO FREE THEM SELVES FROM BARBARIC EMPRIRE. THAT COUSE MILLIONS OF PEOPLE TO DIE, DISTORY PROPERTIES, AND INDISCRIMETLY IMPRISONING PEOPLE WITH OUT FAIR TRIAL. SINCE, YOU EITHER OF YOU ARE NOT GOING TO JOINING THE
STRUGGLE TO HELP INNOCENT CIVILIANS GET THEIR FREEDOM, YOU MUST BE RESPECTFULL NOT
TO INSULT THEM. I WOULD LIKE TO POINT OUT TO YOU DIRDHABA DO YOU KNOW WHO IS REPRESENTING YOU IN DIRDHABA? THAT IS AFAIR QUESTION RIGHT! YOU GUEST IT MY FRIEND, THE LAST ELECTION WAS WON BY AMHARS, AND OROMOS. COULD YOU ALSO TELL ME WHY IS
DIRDHABA IS NOT DECLARE PART OF WHAT YOU CALLED SOMALI STATE? LET ME GIVE YOU HINT, IT IS TAKING OVERBY THE OROMOS AND AMAHARS. WHY DON'T YOU CREATE YOUR OWN LIBERATION FRONT,IF YOU DON'T WANT TO BE PART OF OGADENIA. DO YOU KNOW WHO CAME
IN YOUR SUPPORT DURRING THE OROMOS DISTRUCTION IN DIRDHABA? IT WAS THE OGADENIAS WHO HELPED YOU KICK THEM OUT. OGADENIA IS FOR ALL SOMALIANS LIVING IN OGADENIA. MY FINAL COMMENTS IS DO YOU THINK SOMALILISM EXITS TODAY? IF SO WHY ARE WE KILLING
EACH OTHER IN SOMALIA, AND WHY ARE YOU SO HANG OVER BEING PART OF OGADENIA WHEN THEY ARE FIGHTING FOR YOUR SURVIVOR. PLEASE TELL ME WHO ELSE IS WITH US IN THIS STRUGGLE? IF NOT PLEASE DO NOT CREATED PROBLEMS BETWEEN PEOLPLE OF COMMENT GROUND AND INTEREST.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.