site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ahmed Gurey was a Gadabursi hero

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Ahmed Gurey was a Gadabursi hero
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Gurey

Sunday, October 01, 2000 - 12:43 pm
TO: Gadaboursi people around the globe

A moment of silence to honour our hero Ahmed Gurey is in effect. Let's all observe wherever you are.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sayid Maxamed Cabdule Xasan

Sunday, October 01, 2000 - 01:15 pm
THANKS BROTHER, the religious, the warior, the hero of Imaam Ahmed Ibraahim Qaasim (guray) was definitely a Gadabuursi-Somali man. We are neighbours in Heaven, he is my closest brother. We are watching you our children, don't let us down, restore the dignity and pride of SOMALI WIDE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cige

Sunday, October 01, 2000 - 01:40 pm
ahaa-ahaa, waryee kuwa maxay ahaayeen? war daarodka uunan idin maqal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alaybaday

Sunday, October 01, 2000 - 02:34 pm
TO: Cige

Yaan lagugu qosline iska aamus. Axmed Gurey wuxuu
ahaa Samaroon ay sumadu kutaal. Gadabursi Gadabursi dhalay ayuu ahaa. Adigu miskaxdaada ka shaqaysii ma Darod ayaa Awdal ku nool. Fikir doqon yahoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIINLE

Sunday, October 01, 2000 - 04:44 pm
I myself am a darood man,however i can trust that ahmed Gurey was at least a member of the people arround that area from Harar to Zaila(saylac)Samroon akisho,Gurgure,Isse and so on.

I wondered when young arrogance and ignorant boy uttured that ahmed Gurey was a ILKAYAR(midgaan in the south).
any way peace be up on Him that greate Mujaahid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI

Sunday, October 01, 2000 - 05:17 pm
tiinle, tuug daarod shaaganayaa tahay, ee inoodaa magaca, nin daarod dhab ah intuu mareexaan caayo gudebiirse ma'amaanen. anigu mareexaan ma'ihi laakiin waa walaalahey daarod. iidoor baatahee runta sheeg fuley yahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIINLE

Sunday, October 01, 2000 - 10:04 pm
Abdi
As my name indicates, perhaps, you never heard them,I belong to small and harmless darood clan in southern Sanaag region.
Mareehaan are die hard daroods,no dispute about that. But you seem you misunderstood my message.
What I was trying to say was that Marehaan and Ilkayar are Different, Marrehaan are Sade Darood,while Ilkayar (Boon marrexaan) are their slaves. You see the difference.
So ahmed Gurey is most likely to be Samaroon than to be a BOON Marrexaan.
Peace Abdi..
TIINLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 02, 2000 - 03:42 am
assalamu calaykum!

soomaaliyey meeydkiina ma qabiil ayuu yeeshay? Imam Axmed gureey, allaha jannada ha geeye waxuu ahaa sheeqaal...laakin aan u aragno qof muslin ah halyeeyna ah, oo aan ka daayno qabiilka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji

Monday, October 02, 2000 - 04:40 am
Hi all

First of all the person who open the page has, some think to discuss, so any body can discuss this what Ahmed gurey was. but TIINLE is absolutely sick person he himself is BOON 100% because I read the page that he said, he can't tell who his further is. and he says my mother is!!!!! I have seem a people like you who sit with a lot of CUQDAD about Mareehaan. Everybody known Mareehaan that they were the leaders of last centuries. and people from were you are from are called Madhibaan=Boon like you.
I'm a Sade Marehan boy but who are You??? it is clear BOON as told the other side.
To Axmed gurey
Saaxiib maxuma adiga inaad dood furtaa laakiin Axmed gurey qabiilka uu ahaa oo cad oo qoran baa lahayaa ee adiga maxaad ku doodaysaa maxaa cadayn haysaa, maxaa kuu point ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darood

Monday, October 02, 2000 - 04:51 am
axmed guray waa nin darood ah cidkasta haka ahadee waa maxay dadka kalee sheganaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 02, 2000 - 07:08 am
I think tiinle waaba lagaroone

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gadabursi

Monday, October 02, 2000 - 07:20 am
Saaxiib Darod, Axmed Gurey waa Gadabursi/Samaroon. Hadii aad wax aad sheegataan rabtaan Clinton sheegta lakiin afkiina ka dhowra ninka Gadabursi ee Axmed Gurey la dhaho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed3

Monday, October 02, 2000 - 07:47 am
Ma ogtihiin Soomaaliyeey in Salaadiintii ,Boqoraddi ,Ugaasyaddii, Culimadii sayniska iyo aqoonta ee Soomaalidu in ay ahaayeen Madhibaan iyo qabaa'ilka lagada tiro badanyahay maanta.Maamuladoodii markay dhaceen ayaa dadkaa la gumaaday lana guumastay.Dlalasho midbaan nahay.Waa awwoowyadeen iyo ayeeyooyinkeen.Waligiinba kufaana anaa laandheera ah.Haddi tiro laandheere lagu baratamayo maxaa Soomaali kuu diiday?Axmed Guray wuu noqon karaa.Ogsoonaada qabaa'il badan oo tiro yari awgeed lagu guumeeyay in si ay u" xoroobaan"ay ugu biireen kuwwii awooda iyo tirada ku dulmayay.Markaa Imaam Ahmed ha u diidin in qola kastaa sheegato.Waxay sii xaqiijinasaa bililiqada ku dhacday dadka laga tiro badan yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

seylici

Monday, October 02, 2000 - 07:54 am
TO: waxaa wax lala yaaba ah daroodna siduu dad sheego u ahyo ayuu somaalida kaga bixi...marka mar hadey mareyso IMAM AXMED IBRAHIM..bal waa yaabe daroodkana maxaa keeney awdal iyo qarnigii lix iyo tobnaad(16aad) marka hadaad HERO u ciil qabtaan waa la yeeshaa sxb (LA ISKAM SHEEGTO samroon sxb ee WAA LOO DHASHAA ).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rRUNTA

Monday, October 02, 2000 - 08:15 am
axmad gurey ,aad iyo aad buu udhaamey ina cabdule xasan oo dhiigyacab ahaa dilijirey dad soomaali ay isku ahaayeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi dheere

Monday, October 02, 2000 - 02:27 pm
rRUNTA, war adiguna maxaad aheyd, aduunki waaban yaabay, war waxan sidoodi hore inaan kucelino mahee daarod afkooda lagadeyn waa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KIWI

Monday, October 02, 2000 - 03:06 pm
Someone here smells like powder milk. A cagdheer in the house

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsan

Tuesday, October 03, 2000 - 10:49 am
To: All of ya
First of all why is it matters the clan of ahmed Gurey? he is in the grave lets say "alah yarham"
Secondly the guy that was talking about tiinle is reer sanaag and back the •••• of them,aight.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

26 June

Tuesday, October 03, 2000 - 02:41 pm
C/laahi Timaccadde, wuxu soomaalida ku tilmaamay dhagax dixeed. Waar waxa laga hadlayaa Awdal iyo xaddaaraddeeddii, idinkuna Marayxaan ayaad ka sheekaynasaan. Halkeed awdal kaga nooleeydeen, goorma ayaadse geesi ka horeeyay Af-weyne ad yeelateen.
Anigu ma ahi Gadabuursi,waxayse ii yihiin Reer Abti, macalinkii dugsiga sare ee 26ka June ee hargeysa Taariikhda nagu bari jiray ee la odhan jiray MY DEAR (C/laahi), isaguna ma ahayn Gadabuursi. Hase yeeshee wuxu macalinkaasi si niyad ah noogu sheegay, nooguna macneeyay, in IIMAAM AXMED IBRAAHIM uu ka dhashay qoyska GADABUURSI, reerka MAXAMAD CASE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Celbuur

Tuesday, October 03, 2000 - 02:52 pm
TO: JUNE 26

Boowe MAXAMAD CASE ma Gadabiirsay midgahoodaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AQLI

Wednesday, October 04, 2000 - 12:41 am
TO: CEELBUUR

MAYA, MAXAD CASE WAA DHALADKA GADABUURSI, WAANA BOQORADA BOQORTOOYADA AWDAL.

HASE YEESHEE, CEELBUUR ADIGU MA GARAC AYAAD TAHAY?

ILLEYN GARAC LAGU DHALAY,
GALMO XAARAAN AHI
GAABSAN MAAYA'OO,
GARAN MAAYO XISHOODE
SIDA GABANKA CEELBUURBUU
GARDARRAYSTAA GUURTIDIYO
GOBTA IYO NASABKA'E

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bootaan

Wednesday, October 04, 2000 - 12:42 am
war computerka waana fadareeyay. aniga maanta kadib inan gumeetka iyo dadka aan wax laqeybsan umada ayaan u daayay hadalka. lakiin ereyadii ugu danbeeyay ayaan leeyahay.
markaan ka hadleyno taariiq.gudubiirsi ma ku jiraan sidoodaba, waxaan u haystay walahi aniga isaaqa gunta xoolaha u qasha. mida kale waxaan u arkaa in ay arintan axmed gurey daba joogto mowduuc horay u furnaa taa waxay noo caday naysaa qolo ciyaal suuq ah daba socotana mowduucii hore ee mareexaan walibana aflagaado raacsaday inay yihiin dadka mowduucan furay.waliba taariiq daaye afsomaliga ma qori yaqaan qofka bilaabay mow duuca.taasi waxay noo caday naysaa macnaha. aniga kolay waqti iiga lumi maayo.

tiinle,
waxaan arkay meel lagaa soo eryaday, waliba waxaan ku arkay inaad sheegatay in aad hooye leedahay lakiin aabaha la isku haysto jawaabna aadan raacin.ku cayn maayo aniga, waxaan ka shaqeeyaa meel lagu xanaaneeyo caruurta aan walidka lahey ama ay xanaaneyn waayeen walidkood. waxaan ka korinaa dhinaca maskaxda. aqoonta iyo dadnimada.
hadii ayku haysato dhibaato walid xataa hadaad wayntahay yaraan taadii kuwaad lasoo kortayna wax kuu dhimeen wax baan kula qaban karnaa. dhinaca masxakda marka ilasoo xiriir aniga. waa balan waadka daawoo baysaa xanuunka foosha xun.
bootaan1993@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 04, 2000 - 12:45 am
uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuh uraagooo gudabiirsi waaaar ma adikoooooo hilbaha isaaaaaaq u qala yaad daroooood gaaartan. uuuuuuuuuuuuuh uraaaaaaaaaago guda biiiiiirsi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIINLE

Wednesday, October 04, 2000 - 12:47 am
bootaan waan kula soo xiriiraa lakiin aniga dhibaato ima hay sato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuu

Wednesday, October 04, 2000 - 01:52 am
to all somalian
salaan
waxaan idiin sheegayaa in uu ahmed gurey ahaa nin darood ah waayo dadkii dalka ka xoreyey galada waxey ahaayeen ••••••• sida taariiqda ku cad bal eeg ina abdule hassan iyo kuwa kale sida aad la socotaan calanka bluega ah waxaa sameeyay waa cawaale oo mjeerteen ah marka dalka anagaa xukumi jirnay ,soona aqrista taariiqda taal meelaha buugaagta looga qoraey somalida ,marka imaanka wuxuu ahaa ••••••• waayo magaciisa ayaad ka garan kartaa ,suaal haduu ahmed ahaa gudeybiirsay intee buu ka keenay ciidanka uu kula dagaalmaey amxaarada ciidankaas oo ay ahaayeen dhmaan ••••••• gaar ahaan darawiishta ,ama mj ,ama ogaadeen ,inkastoo uu ahaa imaanka mareexaan waa la hubaa ee walalayaal dooda naga daaya , mida kale hadii gudabiirsey uu yahey wadani ••••• ha ka xoroobo waayo maantey iyagaa dhulkoodii ••••• heysta oo u baahan halyeey ,hadey halyey qabaan sooma haboona in ay isaqq la jihaadaan waayo ••••• wuxuu rabaa in uu gumeysto dadka ku nool waqooyiga somaliya
waa aqrista bugaagta taariiqda hadii kale noo daaya inankeena halyeyga
macsalama
wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji

Wednesday, October 04, 2000 - 03:13 am
Asalaamu Calaykum

Bootaan saxiib caaqil baad tahay haday Soomaalida sidaadoo kale wada ahaan lahaayeena dadka maskaxda ka jiran way wada daawaysmi lahaayeen, walaal qayr iyo xasanaad alaha kaasiiyo inta aad u caqli celinaysid sida Tiinle oo kale.
To Tiinle maanta waxaa halkaan ka cadaatay inaad qof maskaxda ka dhiman tahay oo aad cadaysatay inaad la xiriiri doonta Bootaan marka waxaan ala kaaga baryayaa inuu caafimaad kuu siiyo maskaxdaada.
To inta kale ee ku doodaysa Imaam Axmed wuxuu ahaa Dadkale waxaan idiin dirayaa inaad soo aqrisataan Buuga la yiraahdo "Isku keenka Taariikhda Soomaalida" hadaad wax aqrin taqaanaan.
To inta indhaha la ee iska hadlaya ee aan ka warqabin meel loo socdo iyo meel laga socdo waxaan idiinku deeqaynaa waanooyin xaga Netka ah ee nala soo xiriira.
To dhalinyarada kale ee ra'yiga wanaagsan waadku mahadsantihiin inaad dadkaan u kordhisaan inta aad dheertihiin.
To ninka Boga furay waxaan u malaynayaa in aqlixumo ay intaas kuugu filantahay oo aadan wax aadan ka warqabin mar danbe isku fur furi doonin.
Asalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wise_Guy

Wednesday, October 04, 2000 - 06:05 am
Listen People

Ahmed Gurey was a Darood man from the Mareexan sub-clan and probably from urmidig but who knows.
All I know for sure is he can't be Gadabursi because back in those days all Gadabursi were about 5000 ppl and they were looked down upon by both Issaq and Darood because Gadabursay were backward savages. It is also well known that Ahmed gurey's army numbered about 100,000 men; how on Earth would a lowly Gadabursay men command such an immense and powerful army. His foot soldiers or swordsmen were mostly Ogaden and Majeerten, his horsemen were powerful Darwish dhullos, his spearmen were mostly Garxajis, his archers were Habar-awal and his officers, and the commander himself was mareexan. Gadabursay and Cisse were probably the doctors and nurses because they were treated like midgan back then. So I would like to finish off by saying Ahmed Guray was a respectable man so please dont associate him with something he was not
peace, love and happynes and I apologise for any inconvieniences my message may have brought

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 04, 2000 - 06:19 am
To: Bootaan waxa tahay nacas jaahila oo "IQ"gaagu 30 kama badna.Waxan u malaynayaa inaad ka midtahay guntii an taariikhda lahayn ee baabiisay kuna tumatay Soomaaliya.Waxad ka soo jeedaa hamajka halkaa maanta joogno ina dhigay.Waxan ku odhan lahaa gunyahay miyaad gaadhi kartaan umada awooday ee garatay inay Jaamicada dhistaan.Caalamadihii gunimada iyo jahalga horaad u muujiseen.Xadaarada dawladii (Adal Empire)ee ka dhisnayd Zayla xageed kasuugali kartaan.Baritana waxad udhan doontaan anaga ayaa dhisnay Jaamicada Camuud.Ii sheeg wax kaliya oo lataabin karo ood samayseen idinka oo cunay xoolihii wadanka oo dhan.Axmed Gurey wuxu ahaa nin Gadaboursiya uu ka ah Maxad Asse.

Sheegta Siyaad Barre iyo kuwa la mid ah.Waxad taqaan naan oo kaliya sida wax loo burburiyo ee mataqaanaan sida wax loo dhiso.Never again inad soomaaliya ka talisaan.gaasiyaashiino waa gacan kudhiigla Gaani iyo kuwa kale oo lamid ah.Waxad mawduucan ad u keenteen si ad dadka uga jeedisaan dilkii, xasuuqii,iyo burburintii ad ku samayseen Soomaaliya.Haku soo taagin afkaaga qadhmoon umad kaa xadaarid iyo taarikhba badan.
Dadka ad faraha la soo gashay waa indheer garadkii Soomaalida.
Dhibaatadii ad noo gaysateenn waan ka nool nahay.
Imaan Axmed Gurey was Gadaboursi and will be Gadaboursi for ever!!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxaan

Wednesday, October 04, 2000 - 06:35 am
TO: BOOTAAN

ma iloowday gabaygii QUDHMIS

Waa wada quxuuiyo qaxaa, qufac iyo duriye
waa wada qabsin iyo qandhiyo, qaaxiyo xanuune
waa wada qanjidhiyo, qallooc, garna qaadanayne
waa wada qabxadiyo qaniis, qaawista dabada, e
Qudhmis weeyi Iidoor,qarribay Soomaaliye
naga qabo Ilaahoow, an qayrkayo raacno'e

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti

Wednesday, October 04, 2000 - 07:51 am
Stop lying, Boon Mareexaan. Axmed Gurey was a great Gadabursi hero, whether midgaha mareexaan likes it or not. Lowly Boon Mareexaan claiming the great AWdal history is a joke. Monica Lweiski was definately a Mereexaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIINLE

Thursday, October 05, 2000 - 04:33 am
waaaaaaw!!!
(((waan kula soo xiraaraa????!!!)))

ma kaasaa hadalkaygii ah.

weligay sida reer xamarka uma hadlin afkoogana ma aqaanno(lahjatu xamar yacni)..
Cammii magaca ii daa..

Fikaraddaa magacaaga ku dhiibo..
Tiinle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mryuu

Saturday, October 07, 2000 - 03:01 am
to gudabiirsey
salaan walalayaal gudabiirsey waa soomali marka ha ku oomina imaanka ciduu ahaa marka waxey ila tahey shakina iga jiran inuu ahaa nin daarood ah ciidankiisana ay daarood ahaayeen badankooda inkastoo laga yaabo in uu naag gudabiirsay ah uu qabi jirey amase wiilashiisa ay guursadeen waxaan ogahey iimaan nuur inuu imaanka abti u ahaa immaan nuurna u yahey mareexaan lafta hada la dhaho reer nuur
marka waxaan aniga ahey nin daarood ah gudabiirsey na waxaan u arkaa in aan nahey garab iyo walaalo islaam ah
waayo gudabiirsey intuu daarood xukunka haayey wuxuu ku nool nabad aqoon badana wuu korarsadey isagoo taageero ka helay daaroodka oo garab siiyey si gudabiirsey uusan isaaq u qabsan ,marka markii daarood dowladiisii burburtey waxaa dhacdey in gudabiirsey cariiri galo oo isaaq oo isku sheegaya in uu yahey dowlada anaan jirin uu sheegto gudabiirsey in ay u yihiin raaciyad marka gudabiirsey waqtigii aan dalka xukuney waxaad ku nooleyd nolal ka fiican tan aad maantey heysato waayo isaaq adaa ka sareeyay ,insha allah daarood iyo gudabiirsey collaad kama dhaxeyso ee fadlan doodaan intaan aaan ku xirno imaanka allaha u naxariisto
viva daarood en gudabiirsey
viva somalia
macsalaama wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 07, 2000 - 06:35 am
Imaam Ahmed Gurrey was the commander in chief of the Dir Gadaboursi forces in ancient (Adal Empire).It seems people hungry for heroes are claiming the great leaders of the past.Gadaboursi(Dir) is a very old indigenous tribe.May be those days Mareehaan didn't even exist.Haji Diide the man who founded and called Djibouti French Somaliland was also a Gadaboursi.Gadaboursi land if you don't know extends areas from Bulhahaar to Awasha valley in Ethiopia.In the last census in Ethiopia the Gadaboursi were found to be the largest clan in Ethiopia.There is also a very significant Gadaboursi presence in Djibouti also.Despite the marginalization and oppression of Gadaboursi by the Siyad Barre government, we survived and now we are busy building our infra-structure and institutions.I think the 21st century will be our century and don't be surprised if you see an independent Awdal Republic in a loose confederation with Djibouti in the fuure.It seems those destroyed the country are again trying to come back and destroy it again.Despite the oppression and segregation we suffered on the hands of the alphabetical siyad Barre Mareehaan Fiefdom, we thrived and today Gadaboursi are the most well educated tribe in Somalia.The president of the new Djibouti University is Gadaboursi.If Somalia has ever to build a civil society, Gadaboursi are the people that have the expertise to run the country.Mareehaan has ruled the country for 20 years and they have nothing to show for it.I believe the 21st century belongs to the great Dir clan family led by Gadaboursi.Such alliance will be very powerful, credible and inspirartional.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gadabursi Queen

Saturday, October 07, 2000 - 06:40 am
Waa yaab. Wixii lugo lehba waa anaga ayeey tani u muuqataa. Hadana waxaad la timaadeen Gadabursi aqoontiisa Darod ayaa u sabab ah. Oo waxaan idi waydiiyay intuu Darod Gadabursi wax barayo, muxuu Darodka indhaha iyo dhagaha xidhan uu wax u bari waayey. Darod ilaahay ka baqa oo xaasidnumada joojiya. Waxaan hubaa dadkiina qof uuna Gadabursi macalin u noqon oo ABC uuna u dhigini uusan jiran. Gadabursi sidan baan nahay iyo sidaas baan nahay laga maqli maayo oo waxay yihiin inay ku faanaan uma baahna. Ilaahbaa aqoon iyo sharafba siiyey manana faano. Axmed Gureyna inuu Gadabursi dhalad ah yahay cidna waydiin mayno oo tafiirtiisii ayaan ka mid ahay. Gadabursi markuu ilbaximadii Awdal lahaa ee uu wax qori jiray waxna akhrin jiray todoba boqol oo sanadood ayaa laga soo wareegay oo taariihkdaasi markhaati uma baahna. Ninkii na necebna isaga ayey u taalaa sababtoo ah Gadabursi hadaan nahay dad waan ugu saraynaa hadii ay dhaqan islam noqoto, haday aqoon noqoto, haday dhaqan noqoto. Ilaah baa haybadaa na sii yay ama kanaxa ama ku farxa. Isaaq iyo Gadabuursina waa Soomaali walaalo ah Islaanimo, darisnimo iyo abtinimoba ka dhaxayso. Markaa waxba haku daalina isku dirkooda. Markay rabaana iyagaa is dili markay rabaana iyagaa heshiina. Idinka tan Hawiye ayaa idiin taal ee ordoo danihiina raacda intaad isku daalinaysaan Gadabursi baa sidan ah iyo Gadabursi baa sidaas ah. Adeerkay Axmed Gureyna ha sheeganina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A;li

Saturday, October 07, 2000 - 06:41 am
Mareexaan produced the greatest somalian. The
most powerful. The man of highly inteligence.
Every qabiil have produced someone famous. But
its always the big tribes esp.

*Ogaden
*Habar-yoonis
*Majerteen
*Habar jecel
*Mareexaan (are not big but produced.

And u guys are disgrace ahmed gurey was nin
wanaagsan raganimadiisaana meesha geysey ma'aha
qabiilkiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimce

Saturday, October 07, 2000 - 07:03 am
TO: The Gadabursi Queen

Dhag ha udhigin xaasidnimada Somali. Gadabursi waa horaalka Somali dhinac kasta oo laga fiirsho. Aad ayaad uga horaysaan Somali oo idil ama darrood ama hawiye. Ilbanimaduna mid la sheegto ma ahee waa midii ka muuqata qofka. Gadabursi way ka muuqataa xadaaradu. Adeerkaa Axmed Gureyna eebbe ha u naxariisto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SH. Isxaaq

Saturday, October 07, 2000 - 07:12 am
Hats off to the Gadabursi Queen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samroon Saeed

Saturday, October 07, 2000 - 07:37 am
To: Jimce

Wow! what a wise man!!!

Jimce said it all!
culture, magnanimity, education, character, history, and compassion are earned virtues.These are noble qualities that are not formed over night by blatant false claims.I can understand why Somalia is in the hole she is in today.It is a fact the country have been raped, mismanaged,robbed by unalphabetical prehistoric Mareehann aliens.Tell me one good thing you have done for the country.What is happening today is the consequence of 20 years of bad leadership, aggrandizment of public funds, oppression, summary executions of innocent Somalis, human rights violations and destruction of public institutions.Please you need to claim your heroes Siyad Barre, Gaani, Omar Masaleh and other gorillas Siyad Barre created.Finally there is a number of war criminals within your ranks, and you need to bring them forward for the coming war crimes tribunal.Imaam Ahmed Gurrey was a Gadabourse(Dir) and will remain so forever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Sacad

Saturday, October 07, 2000 - 07:38 am
Boqorada gadabuursi weey dishay raga iyada oon qofna af lagaadayn. Hada ayeey Daarood iyo boon mariixaan xaarkoodii qasan donaan ee fiiriya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hufane

Saturday, October 07, 2000 - 08:03 am
I can't beleive that primitive boon marexaan would lay claim to the great thirteen century Gadabuursi leader. This must be a nightmare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Question

Monday, October 09, 2000 - 05:57 am
War aniga su' aal ayaan qabaa ee hala iiga jawaaba.
gudubiirsay daan waxaaba iigu horaysa hadeere maxay yihiin horta ma qabiilaa mase laan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mj

Monday, October 09, 2000 - 06:05 am
Aniga ayaa kaaga jawaabaaye. Gudubiirsay waa qabiil xun oo daga meel ka mid ah dhulkaas hada isku magacaabo Somaliland oo uu Isaaqa ka taliyo, markoodii horena waxay ahaan jireen qabiil Maynority ka ahaa gobolka gado oo xoolaha iyo ayay ka qali jireen, waa danbe ayaa dagaal xun ka dhacay Gado mar kaas ayay u qaxeen waqooyiga soomaaliya waxaana loo bixiyay Gadobiirsay oo tilmaamaysa inay gado kasoo qaxeen walina halkaa ayay xoolaha ka qalaan, oo ay Maynority ka yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galimeys

Monday, October 09, 2000 - 06:22 am
Waraada Gudaafad baad tihiinee kadaaya
ibna aadanka aflagaadad marka koowaad
Mareexaan ma ahan midgaan
balhase ha ahaatee uma arko Mareexan ama
Majeerten iyo midgaha aad sheegeysaan in aay san
waxbo u dhaxey ee ninkii aaqaro jano la ga waayo
ayaa midgaan ah.
hadii aan u soo noqdo taariqda Axmed Gurey
wuxuu ahaa Jidwaaq Absame Kumade Kablalax Darood
Qore Cabdi kuumade kablalax Darood(GALIMEYS)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABRAYN

Monday, October 09, 2000 - 12:38 pm
GADABURSI GOB WEEYAAN
GALAD IYO SHARAF
GUULLAHAY SIIYAYE
AMA GUBTA AMA GOOHA
AMA GABAARAGURDEEYA
GEESIGII AXMED GURAY
GABAN ABRAYNUU AHAAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabarti ismaaciil

Monday, October 09, 2000 - 06:14 pm
horta lagama heli karo gudaybiirsya intaas oo qof oo internet acces leh ee magacyaduun bay soo bedelayaan.
war ma huuno oo idoor guumaysan jiray qarniyo ba hadlaya ay xataa ragoodii dhowaan fuuleen iminkana guumeystaan waa aakhira zaman.
waxan shaki ku jirin inuu axmed guray ahaa nin daraood ah oo weliba ah geri .
war darood =somali ee ha u jawaabina doqonakan huunada ah oo magaca soo bedelaya hadba.
note:gudaybiirsay huuno daarood ba iidor ka xoreeyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIINLE

Monday, October 09, 2000 - 07:34 pm
Fariid Guuleedyare again MJ hey! idiot how many name do you have.
are you afriad to say that you are UURMIDIG (BOON)
why are misusing you bosses Mighty name MJ(majeerteen).
leave that name alone Kapash!!
TIINLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mryuu

Tuesday, October 10, 2000 - 04:26 am
to ;queen gudabiirsey
salaan kadib ma fiicna in la is caayo ama la is xasdo,
marka gudabiirsey iyo daarood isku saxan wax kuma qeybsan karaan waayo maba is le eka xag kasto hadii aad dhihi laheyd ,aqoon ,tiro ,karti iyo geesiyaal
marka naga raali ahaada walalayaal ha caroonina waxaan idiin ka celinaa oo aan waligeyn idinka hor taagneyn in isaaq uu idiin qaato oo hilbaha idinku qasho ,marka reer gado baa asal ahaan tihiin waayo guda biirsey waa gado biirsey oo la soo kobey ,marka aqoon intee ku aragtaa 21 sano ayaan lacag laaan wax kugu barayey ,abaal laawe maa tahey mase wax ma garataan
marka iga raali ahoow waxaad tihiin anaga la aanteen isaaq baa idin cunaayo
waryaa ogaadeen kaaley goormuu imaanka gari noqdey
sayidkaan kugu ogaa marka hadana kan adiga miyaa
suaal imaanka waxaan isku raacnay in uu daarood yahey laakinse soo baara yuu ka yahey
macsalaama salaan dhamaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti

Tuesday, October 10, 2000 - 06:21 am
TO: Boon Mareexaan,

Darod people don't have problem with our Gadabursi friends. It is only you Boon Mareexaan that wanto claim sometthing that belongs to them, the great Gadabursi Imaam. So take my advise, stop hiding behind Jabarti Ismail, you Boon Mareexaan. You heros are Siyad Bare and Gani. The Awdal civilization is only for Gadabursis and their Harti friends

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samaroon

Tuesday, October 10, 2000 - 06:38 am
to; mryu

waxaan kuu sheegayaa dadka ugu badan ee hilibka north america ku qala waa Darod minoritigiisa sida boon Mareexaan. tani waa dhab oo walee dacaayad igama aha. Gadabuursigu universatieska ayeey professors ka yahiin. marka huuno yaan la isku xadgudbin. Ninkasta waa inuu shaqadiisa gartaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Tuesday, October 10, 2000 - 07:13 am
samaron wuxuu sheegay run waaye. magaladaan daganahay boon mariixaan aa hilibka gado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUDDI

Tuesday, October 10, 2000 - 10:08 am
TO: Jabarti Ismaaciil,

Aad iyo aad ayaan uga xumahay inaad af-lagaadada intaa le'eg ad gasho. Haddii rag la fuulay ay jiraan, adiga ayaa sheegay, waana laga yaabaa inaad ku jirtay kuwii HAWEIYUHU kubsaday.
Waxan gartaada u gudbinayaa guuritda DAAROOD, inay ku qabtaan waajibkaagana ku mariyaan. Haddii kale xaalkaagu waa bariga dhexe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SH.Isxaaq

Tuesday, October 10, 2000 - 10:34 am
Waar meesha waa in laga cararo. Rag uu Hawiye meelo aan la sheegi karin ka soo faroxumeeyey ayaa ku soo butaaciyee. Ismacii Jabarti walee wuxuu u egayahay nin loo soo raaxeeyey. HAWIYe waan wax aan xishoonayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji

Wednesday, October 11, 2000 - 02:00 am
Asalaamu callaykum

Ileen horay ayaa loo yiri hadaad wax magarato la sheekaysato ayadoo kalaad noqotaa, maanta, maanta halkaan waxaa ka cad in dad wax magarato ah ay fureen bogaan cidii wax ku darsatana ay tartiib-tartiib wax magarato u noqonayaan, Waxaa ii cadaatay in NINKA/NAAGTA la yiraahdo TIINLE ay marba inta magac soo qaadato ay marna Gudubiirsay iska dhigayso marna Daarood iska dhigaysa meela badana waalaga soo cayriyay hadana ay magacyada bad badalanaysaa oo u malaysaa inay dadkoo dhan magacyo soo badashaan.
Axmed gurey wuxuu yahay wuu ahaa waana layaqaan murana kuma jira ee Gufaacada kala taga meesha, marna Harti isku sheega marna samaroon marna runsheega waad qaraxsan tahay: qof gudi biirsay ahna ma'ahan dadkaan caytamaya ee TIINLE oo aan ognahay oo aan aabe lahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caasho

Wednesday, October 11, 2000 - 04:09 am
dad waqti lugu lumin karo ma joogaan meeshaan. ninbaa hido iyo dhaqankiisii,inta kasoo cararo wuxuu rabaa inuu nin ku riixo.hilib qalida dadbaa lagu yaqaan. sidii dowladii mareexaan u dhacdayna nin walba asalkiisa yuuku noqday. dadkii hilibka qali jiray hido iyo dhaqana u lahaa yaa qalo. aniga ma ihi Uurmidig iyo mareexaana lakiin waan aqaan. waa dadkii waligood loosoo guur guuran jiray nacaybka looqabana aan halkaan ka dareemi karno. aniga waxaan idin dhihi lahaa nimanka meeshaan ku xaaray oo umada ilaahay najaaseeyay boon iyo uraago adinkay idinka muuqataa kabahana dadka ka daba qaado ee edebyeesha.
tiinle adiga marka qabiil laga hadlayo ma hooyadaa baadku abtirsanaysaa mase dariskaa sheega naysaa aniga ma qabi nin nasab nimo fir u galay inuu xaarka aad ku fadido u dhowaan lahaa. bootaan caawintii uu sheegayay wax kuuma qaban miyaa.waar yaanaan waqtigeena ku lumin dadka noocaan ah shaarkay saa naga haleeynayaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sogsogle

Thursday, October 12, 2000 - 09:22 am
shaki kuma jiro inuu axmad gurey qabiilka gadabuursi uu ka dhashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUDDI

Friday, October 13, 2000 - 01:12 pm
DOODDAN WAXAN KU GABA-GABAYNAYNAA IN IMAAM AMED GURAY UU AHAA NIN, SAMARROON AH.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.