site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CALANKA BULUUGA AH MALAGA MAARMI KARAA?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): CALANKA BULUUGA AH MALAGA MAARMI KARAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawaale

Sunday, October 01, 2000 - 12:59 pm
Calankeenna Buluuga ah ee xiddigta cad ee shan geesta ahi dhexda ku lihi wuxu astaan u yahay xooriyadda soomaaliyeed. Waa "the Independent Flag of somaaliya". Qooysna malaha, qoofna malaha, gobolna malaha ee waxa wada leh soomaali oo dhan. Sidaa daraadeed lagama maarmi karo, lamana baddali karo, xitaa haddii gobol walba calan yar oo ugaara yeesho, wali calanka buluuga ahi waa inuu waligiiba taagnaadaa. U fiirsada UK, USA etc, iyadoo gobalba calan u gooniya leeyahay ayay haddana waxay wadaagaan Calan weyn oo ka wada dhexeeya oo muujinaya xorriyaddooda iyo midnimadooda.
England waxay leedahay Calan u gooniya, sidoo kale Scotland and Wales, haddana waxay ku wada bohoobaan calanka weyn ee Great Britain.

ALLAHA GUBO NINKA GUBA CAWAALOOW CALANKEENA BULUUGA AH. ALLAHA CISEEYO CALANKEENA BULUUGA AH.
ALLAHA JABIYO CADAWGA UMMADDA SOOMAALIYEED IYO CADAWGA ISLAAMKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Monday, October 02, 2000 - 04:35 am
It is good for one thing to be burnt , BURN THE •••• DOWN!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomaliGirl

Monday, October 02, 2000 - 08:19 am
Cawaale,I agree with ya 100%. It's true, we (somalians) are one people who share one country, so beautiful shaped like the number 7. So we must use one flag to represent us all! Geesi, let me tell ya one think, keep your mouth shut. It's better for you or I will................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAWAALE

Monday, October 02, 2000 - 11:24 am
TO: SOMALIGIRL

Gob bless you sister, if we really speak from heart and everybody take a moment of silence to him/herself. We will come out with the real solution to our problems. Lets keep one flag and one Somali name at least. It no problem if every region in somalia wants self rule, that is what freedom is all about.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Tuesday, October 03, 2000 - 03:25 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ice-Man

Saturday, October 07, 2000 - 02:14 am
Agree The somali flag should fly all our Region with respect the flag has done anything to our people and nation but people did harm to each other so Lets Respect our Flag with dignity

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Saturday, October 07, 2000 - 08:41 am
So-called Geesi=Amxaar=Yuhuudi

Kuwa calinka Somaalida gubay taarikhdo ilaawi mayso, si aan naxarayslayna way ula dhaqmi doontaa.Ha umalyn in waxad ad ku samayseen umada Somaaliyeed lama ilaawi karo.Long life Somalia!!! Long life Somali flag!!!death to the traitors who burned our beautiful blue flag!!! Waxad xusuusantihiin in Hargaysa lagu gubay calanka Somaalida mudo laga joogu afar biluud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 05:39 am
TO: WADDANI

NOOLOOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ONKOD

Wednesday, October 11, 2000 - 07:06 am
Calanka iyo waliba faqashta ayaan gubiilaha but who listens to my views??

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.