site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ODEYGII BEERKA LA'AA (80 JIRKA) CUDUR MAXAMUUD - MAXAA KU DHACAY?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): ODEYGII BEERKA LA'AA (80 JIRKA) CUDUR MAXAMUUD - MAXAA KU DHACAY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIYAASI-XAMAR

Sunday, October 01, 2000 - 02:40 pm
WAXAAN KA XUMAHAY SIDUU CUDUR MAXAMUUD IYO MAJEERTEEN U KHASAARIYEY - NINKAAS BEERKA LA' EE XABSIGA XABASHIDA KU SOO WAASHAY. CAQLI XUMADIISA WIILKA YAR EE UU DHALI KARO (XUSEEN, 38 JIR) EE UU MUJRIMKII HORE KA BAKHTIYEY (CEYDIIDKII BAKHTIYEY) IYO CAATAHA XASHIISHKA IYO DAROOGADA IYO XOOLIHII DOWLADEED KA TAAJIREY AYUU GAROOWE (MAGAALADII CIISE RIYOOOLAHA) SIDII BOQORRO UGU SOO DHAWEEYEY, AANNU DOWLADDA DIIDNO, FIQI BAHDII KAMA JANNO TAGO E, WAA AY UGA BAXEEN OO WAA AY OGGOLAADEEN INAY DOWLADDA CUSUB DHINAC KA RAACAAN. ISAGANA WAXAY KULA YAABEEN MARKUU G/KACYO YIMID OO SACAD KA BARYEY INUU CUDUR MAXAMUUD LA HADLO OO DABADEEDNA ISTAADIYAMKA KU SHIRIYEY CUDUR MAXAMUUDKA BAQDINTA UGU NOOL MAGAALADA OO UU YIRI, C/QAASIM AF HAAWIYE IYO HAWIIYE MATALID HA IILA YIMAADO, GOORMUU ISLAAXA NOQDAY, WADDAN SHUUCI (RUUSHKA) AYAANNU WADA JOOGNAY OO KHAMRI KU WADA CABI JIRNAY. WAR BAL JAAHILKAAS KA WARRAMA, SIYAASAD MUXUU KA YAQAAN. ALLEYLAHE SACADKA MAGAALADA KA TALIYAA SHARAFTAADA YAQAAN, HABEEN WALBA DHOWR CUDUR MAXAMUUD OO MEYDA AYAA MAGAALADA LAGU ARKAA, SUBIXII AYEY DUUGTAAN OO JUUQ MA DHIHI KARAAN, RAGGII OO DHAN BARI AYEY DABADA GASHTEEN OO QORI G/KACYO KUMA WADAAN KARAAN, NAAGAHII AY KA TAGEEN AFAR AFAR AA LOO GUURSADHAY...ADDUUNYO, BUSH AY MAALINTII GADEE, HABEENKIINA IGAAR SACADA AA DHAB KU SIIHAA, ASEEY ILMO SACAD AH KORIHEE, CUDUR MAXAMUUD OO DHAN BARI - JIDADKEY CARIISHYO KA DHISTAAN OO HAWIIYE HALKAAN MA SOO GAARO AY DHAHEEN, GEEDAHA HOOSTOODA AY ISKA DAGEEN, ARREEY DADKA XAA DHIB HAYSTA, AFAR WIIL OO SACADA HADDEY ARKAAN WAA ISKA QUMAAYIIN, YAA DAAROODEEY AY DHAHAAYIIN.......FAAN KELIYA EY YAQAANNIIN, BOQORRO AAN MUDUG U AHEYN, KEENADIID AA HOBYO KA TALINAAYEY, SACADKA AAN RARAN JIRNAY.......HADDA DHEX AY KU SOO DHACEEN, INA CIGAAL AY KU DAYDEEN, C/QAASIM YEELI MAYNO, XABSI AMXAARO OW C/QAASIM KU DHIGAA, WAANA KU RARAHAA OO G/KACYO XAMMAALI AAD MUGGIINNA NOQOHEYSIIN EE KU BISHAAREYSTA...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIRWAC

Sunday, October 01, 2000 - 02:57 pm
siyaasi xamar,lol bro!!!
odeygii axmaarada ay sidey rabto kasooyeeshay intuu xirnaa oo xabsi oogu jiray ee siyaasi umaleeyeen, ar cidaan majeerteen waa udhamaatay beentoodi soomaali waa fahantay, ey xaan layabaa say damacsan yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Monday, October 02, 2000 - 12:50 pm
Waa Jahilo ha la yaabin. Cudur Majerteen anagu wey na wareeriyeen oo magaceena Darood nooga ciyareen. Waxaan rajeyneynaa in ummadda soomaliyeed nala arkaan qiyaanadooda. Tani waa cudur weli loo la'yahay daawo. Ogaden mar dhow waa ka baxayaan beesha Darood Cudur Maxamud dartiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame Issaq Smith

Monday, October 02, 2000 - 12:52 pm
War heedhe. Cudurkan Majerteen anagu mar hore ayeynu ka tashaney. Dee waa arin reer walaweyn u taalo. Anagu weynu gubney Cudurka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

The Real Xoogsade

Monday, October 02, 2000 - 01:36 pm
Xoogsade isku sheeg magaca noo daa aabbahaa iyo hooyadaa iyo wasiirtaadii horeba
futada laga wasye. Nacalaa adiga iyo waxaad tahayba ku yaale magaca haddaad dhigi
waydo calaacal iyo oohin baa danbayn doontee joogso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaashi

Monday, October 02, 2000 - 01:57 pm
cudurkan yaanaga daweeyo war hadeer buu mareexaane katashan reer cudurka ogaadeene horaan buuba katashaday, yaaharey?
soomaali oodhane fahantay, huuh!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ boy

Wednesday, October 04, 2000 - 01:53 am
Hadaan diidney dameeraleey ha itiin taliso ma cudur baan nahay.
Runta jirta ayaa waxaa tahay majeerteen la aantiis
wax hagaagaayo ma jirto.
ama caytama ama ooya VIVA PUNTLAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuu

Saturday, October 07, 2000 - 03:28 am
to dhamaantiin
saaxiibayaal in dad dhan loogafo ma fiicna waa xaraam ,marka hadii uu qaldan yahey ina yeey ,omar mohamud oo dhan ma ahan ina yeey waa dad jira jirina doona aniga daarood baan ahey waan ka soo horjeedaa claahi yusuf lakinse omar mohamud naceyb uma qabo umana qabi karo waa walaalahey
ma ihi majeerteen mana ihi nin ka fog laakinse saaxiibayaal siyaasada iyo naceybka aan kala saarno
1 claahi wuu qaldan yahey waa kaligiis taliye mana rabno omar mohamudna ma rabaan hadii ay runta gaarto,2 majeerteen badan baa shirka raacsan ee saaxiibayaal hala firiyo wanaagooda waayo waa qolada kaliya ee shirka aadistooda u dhimatey loona xir xirey taasna waa in la ogaadaa
naceybka aan deyno aanu dhisno in la helo umada ka foyow qabyalada
somalia ha waarto jabhadaha ha dhaceen
puntland waa waa soomalia ha ka baqina ma goin mana goi karo ee saaxiibayaal isaaq waa in cashar la siyaa waa calankii dalka bey dab sareen marka majeerteen waa laalaab badan yahey lakinse laalaabkaas somali waa baratey iyagiina waa ogyihiin ee u kaadiya inta ay claahi ka tashanayaan koley hadaba dad faro kuma haayo waad la socotaan
waryaada hawiye goormuu dowlada ahaan jirey laakinse kii ugu roonaa baan maantey dooraney ee haloo camiro inta uu wax sameynaayo waqti hala siiyo waayo mooryaanta isagaa yaqaan oo jidka kusoo duwi doona ,somaliana waa ismaamul yaan la baqin madaxweynuhu waa parlamentaari awoodisa parlamaanka baa la leh ee carta hala taageero
11 ayey soo qaateen jabhadaha maantey ma dooneyno waa in dowlada la raacaa
waad salaman tihiin ceyda joojiya
nin xun iyo qabiil oo dhan yaan la is huwin
ogaadeen waryaa haka bixin daarood cid aan daarood aheyn kuma rabto somali qaxooti bey ku yaqanaan ee saaxiibayaal colaada joojiya tolnimada somalinimada soo raaca
mareexan waryaayada somalinimada xoojiya iska daaya naceybka mj ee claahi yusuf naca hadaad rabtaan
sacad waryaaya mooryaan waaxidiin goormaad awood laheydeen maanta dadkii idiin shaqeyn jirey ayaa maanta xabad iddiin wata ee daarood kama maarantid ee nabada qaado hadii kale waa fir goi doontaa ,nin sacad ah madaxweyne noqon maayo sidoo kale claahi yusuf shira ma ooya saaxiibayaal soomalida soo raaca oo wareerka daayawabilaahi towfiiq
bye mr yuu

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.