site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa igu raacsan in Habar gidir cadaado loo celiyo, C/laahi Yususf ceelsha ha ku guree?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Yaa igu raacsan in Habar gidir cadaado loo celiyo, C/laahi Yususf ceelsha ha ku guree?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Monday, October 02, 2000 - 12:40 am
Nin walba fikradiisa haka soo dhiibto su'aashan ah in reer indho bood ku haayo dib loogu celiyo gaalkacyo sababtoo ah wexey u xiiseen in Cabdulahi Yuusuf iyo ciidankiisa ay ku guraan ceelsha?

Dhagaxii iyo qoraxdii ayay dib u rabaan ee walaalayaalow nimanka dib haloo celiyo, sidii Yuhuuda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FREEMAN

Monday, October 02, 2000 - 03:41 am
TO.CABDI BAAC
Waxaan ilaaheey ugu mahad celinayaa in aan awood leenahay aan isaga celino Majeerteen iyo wixii soo raaca, marka hadii aad adigu tahay nin laleeyahay anagu xorbaan nahay mana gumeeysano umada ilaaheey, ee taas ogow NACASYAHOW CANKA WEEYNI......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Tuesday, October 03, 2000 - 03:26 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Wednesday, October 04, 2000 - 02:34 am
Ku: Freeman

Mar hadii aad xor tahay maxaad u inkireysaa meeshii aad ku dhalatay iyo dhulkaagii, mase ku la tahay cawaan yahow inaad ku sii noolaaneyso dhulaadan u dhalan oo ragii lahaa aduunyada kula sugan yihin, xoriyada aad sheeganeyso maxey tahay marka meeshii aad ku dhalatahay ay dad kale kaa heystaan oo aadan maanta tegi karin, Aniga waxaa ahay nin dhulkii uu dhashay ku nool weli, weligeyna la igama qaadan, anigana sida taariikhdu qortay aan weligiis dad kale dhulkii u qaxin.

Marka hadii aad habar gidir tihin maxey idiin dhibtaa erayga ah dhulkii u noqda, waxaase farxad ii leh in Xayawaanka aad ku wareeriseen madaxweyne aad tahay uu san xabad caqli ah laheyn waayo dhulkii ayuu soo iloobay, mana akhrisan taariikhda, war ma iloowyay Siyaad Bare, maalintii xukunka ay ka tuureen dadkii dhulka lahaa, buulo xaawo iyo dhulkii abaarta ahaa ayuu dib ugu noqday meeshaas ayaana mareexaankii oo dhan oon ku dilay, marka weligaa ha iloobin meeshaad ku dhalatay, waa lama huraan, marka xamar isku dhedhejiya, gaalkacyo, dhuusa mareeb iyo cadaado ayaa walee oon idiku dili doonaa, taariikhda wey soo noq noqotaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

indho

Wednesday, October 04, 2000 - 05:25 am
Abdi ilaah baa kaa daaweeyn kara walaal jirada aa habargidir u qabto Maxaad indhaha isku tiraysaa galkacyo waa meel la wada degen yahay weligeedna sidaas ayeey ahayd hadana waa sidii inta kalana anaa weli degen. Tan kale xamar waa casimada somali cid kastaana degen cid sheegan kartaana ma jirto abdi iska daa anigee abahay ayaa ku dhashay xamar cida iga xigta xamar waayo.waxaan ku weydiiyey abdiyoow koleey wanaag h/gidir kaagama jeedee Maxaay kugu sameeyeen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 04, 2000 - 06:59 am
soomaaliya wey is baratay weli riyo ayaad ku jirtiin ayey ila tahay, habar gidir xamar cid ka leh ma jirto waayo waacaasimadii soomaaliyeed, ee sidaas ula socda , mida kale jilibka SACAD waxan kula talinayaa in aay iska soo muujiyaan deegaankooda , xamarna qaska kadaayaan,cadulaahi yuusuf ayaa idin canshuuro waana wax laga yaqyaqsado inaad dulinimo intaas la eg qaadataan, laakiin lama huraan waa coska jiilaal weligiin ayagaa idin adoon san jiray ood ku hoos jirteen
MAJEERTEEN HURI MEYSIIN SACADOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 04, 2000 - 04:32 pm
To: Abdi iyo anonymous
waxaan idin iri marba waji hor leh laimow oomar iska dhig nin habargidir caayaya marna iska dhig nin raba in uu isku diro ogow! ogow! waa lagaa digtoonyahay. Ogow sacad waakii hadeer oo u danbaysay gaalkacyo kabixiyay majeerteen habeen madow oo ayagoo tuugtamaya lasoo celiyay ogow sacad in uu hanti iyo nolol uu ugahoreeyo majeerteen waxaa kaloo ogaataa in sacad uu majeerteen gumaysan jiray ilaa iyo hada ayaan majeerteen gumaysanaa garacyana kurarnaa ragoodana xiniinyaha kamiignaa xayawaanyahow waryaa matirikoobtay inta garac oo ujoogta majeerteen oo aad adigu u horayso. waxaan ku leeyahay waligiin in aad tuugsataan iyo in aad rufiyaannimo ku shaqeysaan mooyee maleedihiin darajo kale. waxaa xitaa maqaal igu ah in aad kanada iyo mareykan iyo holland aad ku qaraabataan waxaan dhisaynaa beyt ilaah ee yaa wax ku darsankaro qaraabashada beenta ah kala fariista beydadka ilaah. goormuu majeerteeni dad ahaa markiinii horese xagee ka timaadeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kumade

Wednesday, October 11, 2000 - 12:04 pm
Waxaan la yaa banahay
ma ku filna miyaa majeerteenka Gumeysiga aay
Gumeysteen Hawar gidir walaahi dhib aad
qabtiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

THE GOOD

Wednesday, October 11, 2000 - 12:20 pm
TO:EVERYONE:

WAXAAN LAYAABNAHAY NIMANKAN MAJEERTEEN EE KA SAMRI LA WAXAA IDINKA ADKAATAY HABARGIDIR,SAAXIIBAYAAL WAA LA IDINKA ADKAADAY,WAA LA IDINKA GACANSAREEYAA,OGOLAADA XUKUNKA OO NOQDQDA SHICIB AMA DADRAYID AH,HADII KALE SIDII WAAGII RUUGCADAAGII SOO ROGAAL CELIYAY MA TUKUHU AFGOOYE HA KU CUNAA,WEYDUN GARAN WIXII IDIN QABSADAY.MARKAA SAAXIIBAYAAL,WAA INAAD QAADAAN HEESTII AHAYD"SHICIBYAHOW WANAAGSANI WALAALYAALOOW,AN IS WEHESHANO WALAALALYAAL"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HH

Thursday, October 12, 2000 - 09:22 pm
Aduunkan waxaa iila yaab badan dadka iska daba wada HABARGIDIR iyo majeerteen amaba Daarood fadlan xishooda HABARGIDIR meel ha uga dhicinina dad aan sinayna ha siminina, laiskuma haysto in HABARGIDIR ay daarood oo dhan maalin cad gurada uga dhacday oo ay iaku duwday waxa daarood cabaadkas ka keenar waa HABARGIDIR kaliya dad kale lama dagaalin ninka yiri majeerteen haku rartana waxaan leeyahay dhulka HABARGIDIR dagantay oo dhan waxaa daganaa jiray daarood HABARGIDIR KAKICISAY sidaas daraadeed waxaa lafuulay ninka gurigiisii gurigiisiiloogu yimid oo laga xoogay ,,SOOMALIDUNA WAXAY TIRAAHDAA AF WAA EKEEYE ADINNA WAA KALA REEBE,, NINKA YIRI CADAADO HALOO CELIYO WAXAAN ORAN LAHAA WARKAAGU WAA DAWACADII GEELA DHEX ISTAAGTAY TIRI ,,HILIB WAA KAN YAASA CUNI KARA,,,,,,WALIBA CADAADAHA AAD SHEEGAYSO WAAD TAQAANAA DADKA QAASATAN DAGA IN AY DADKII ISHAAS AGOOMEED IDIIN YEELAY,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL CADDAADO

Thursday, October 12, 2000 - 11:16 pm
maad joogtid majeerteen hanna wacan hadaanu soo naqono waxaan qaybsaneynaa waa dhagaxa aad ogtahay hanna noo yeeran habargidir waa ma hiigaan taariiqna waad u leedahay ha u yeeran dhagaxaas adoon waxba ku heysan hadda nabat ayaad ku fadhidaa fadhi habargidir ha u yeeran haddaad habargidir hadaad dagaalkeedda rabto xamar adoo lagaa saari waayey ayey kaa eryaday kismaayo adoo isku dhajinaya ayey kaa eryaday habbargidir ha u yeeranin talo wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWIYE DABA MADOOBE

Thursday, October 12, 2000 - 11:34 pm
TU JEYTE HORTA SALAAN KUMA HABOONA ADIGOOKALE!!!!

DOQONIMADAADA MAJEERTEE MUUXUU XAMARKASOODOONAYAA WAA SUAAL??? MAJEERTEEN XAMAR WAXAYDAGANAAYEEN MARKAY XAMAR AHAYDE!!ABGAALNA WAABA JUUDAANTA DADKA QALATA WAAWADA BEERDOON DAAROODNA XAMAR URKIISA UMASOOSOCDO TAAHAKURIYOON SAAXIIB.
MAJEERTEEN DHULAYUULEEYAHAY.BY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

The real Hawiye

Thursday, October 12, 2000 - 11:41 pm
Horta majeerteen xaw yahay. Reer baadiyihii beenaalayaasha qabqablaha ahaa ma ahoo.
Puntland...Puntland..Puntland ay markasta leeyihiin hadana xamar waa ka samri la'yihiin.
Xamar dadkii lahaayaa jooga oo beerihii iyo nimcadii ku raaxaysanaaya ee iska ooy.

To Hawiye.
Inaan isu tagno heshiino oo Tuugadaan daarood ee soomaalinimo noogu soo gabahaysa iska
ilaalino waaye.

Hawiye ha noooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooolaaaaaaaaaaaaaaaaadooooooooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 09:58 pm
war Habargidir & dadka aad sheegaysaan kala reeba Habargidir & Hawiyaba waa gob Daaroodna waa gun,
that is true

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIDNIMO

Monday, October 16, 2000 - 11:04 pm
MAJEERTEEN ILAAH KA BAQA SOUTH AFRICA JOOJISAY GUMAYSIGII ZULUGUBA XORAWYEY ISKA DAAYA DADKAN HAWIYE XORIYADDA IYO NOLASHA U OGOLAADA
BARBARAAREY GUMAYSI BAABA, ADUUNKOO DHAN AA LAGA YIRI MARKA ISKA DHAAFA CALOOL JILEECA IYO DAD GUMAYSI DOONKA 100KII SANNO OO KENADIID & GODOGODE IDIN KU FILAN DAD SOMALIYEED WEEYEE DAAYA DADKA OO JOOJIYA GUMAYSIGA. HAWSHOODA U DIRA SIDA CAANATEELKA, DHUXUSHA, BADARKA BEECIISA, BIYOTOONIMADA ,TIMAHA XIIRIDOODA LAAKIIN ADOONSI ADOONSI XILIGISII WAA LA SOO DHAAFAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIDNIMO

Monday, October 16, 2000 - 11:04 pm
MAJEERTEEN ILAAH KA BAQA SOUTH AFRICA JOOJISAY GUMAYSIGII ZULUGUBA XORAWYEY ISKA DAAYA DADKAN HAWIYE XORIYADDA IYO NOLASHA U OGOLAADA
BARBARAAREY GUMAYSI BAABA, ADUUNKOO DHAN AA LAGA YIRI MARKA ISKA DHAAFA CALOOL JILEECA IYO DAD GUMAYSI DOONKA 100KII SANNO OO KENADIID & GODOGODE IDIN KU FILAN DAD SOMALIYEED WEEYEE DAAYA DADKA OO JOOJIYA GUMAYSIGA. HAWSHOODA U DIRA SIDA CAANATEELKA, DHUXUSHA, BADARKA BEECIISA, BIYOTOONIMADA ,TIMAHA XIIRIDOODA LAAKIIN ADOONSI ADOONSI XILIGISII WAA LA SOO DHAAFAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xdaye

Tuesday, October 17, 2000 - 08:54 pm
kugu ma raacsani, waayo haddii H/dir la celiyo
yaa inoo haasaawin habraha kaleh,
yaa D/rood ficiladiisa inoo arki,
yaa masaakiinta inoo dhici,
yaa bililiqo iyo madax dooris inoo
kala iibin,
boodka ha inoo taagnaadaane ka leexda,
waa balaayo loo baahan yahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaako

Wednesday, October 18, 2000 - 01:20 am
war maxaad tiri war ciil waynaa ninka .waad ogtahay anagoo aan dawlad lahayn ayaan iska kiin dhicinay bal hada anagoo dawlada maxan samayn doontaan. walee waxa noo qarsan aanad ogayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aden

Wednesday, October 18, 2000 - 01:26 am
MAJEERTEEN DAWLADU MAKA MAARANTAA??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALO MUHIIM AH !!!

Wednesday, October 18, 2000 - 01:43 am
Waa maxay farqiga udhexeeya Dawladdii SAL-BALAAR, CALI MAHDI iyo tan CARTA???

Anigoon ahayn mucaaradka Dawladan hadana xaqbaan uleeyahay inaan fikirkayga cabiro. waxaan shaki kujirin in soomaaliyi maanta ubaahan tahay dawlad oo sidaas ugu sacabo tumayaan, laakiin wax kale oo lagu taageero iima muuqdaan, waagi hore waxaan is lahaa wuxuun kuwii hore dhaama ayaa kasoo baxaya! "laakiin macal azif shadiid" shacabka Soomaaliyeed aad buu unasiib daran yahay, oo maalin walba dhowr tuug ayaa uyimaada.

Dawladani waxay kakooban tahay Ragiimkii Siyaad barre haraagiisi dalka iyo dadkaba cunay, nin nin markii loo raad raacayna waa isku wada dhawyihiin dhanka dembiyada ay dalka iyo dadkaba kagaleen!! waana kuwii maanta maxkamadaha lasoo wada taagi lahaa, si ay maxkamadahaa uga baxsadaan ayayna meesha isugu bahaysteen, lamase wada dareensana, waxaana dad badani kuliqayaa Cumar Faruuq iyo maxkamadihii ayaa lasocda, dawladna waynu ubaahanahaye naga dhaafa ... laakiin hadii aan Allaah nagasoo gaarin ummadda sitiin ayay ula aroorayaan, ee Allaah aynu barino inuu ina badbaadiyo halis ayanu kusuganahaye!!

Ka feker: yaa miskiinka ladulmay kartiisa uqaadaya hadii kii dulmay dawlidii yahay???

Qore.

Dr Ali Jaamac
U.S.A

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWIYE

Wednesday, October 18, 2000 - 02:27 am
To Qore Dr Ali Jaamac

MA KU WASAA
GUSKEYGA MA NUUGEE
NAAGTAADDA MA KUU WASAA QANIISYAHOW
RUFYAAN AYAA TAHAY CEYRTA HAADAAD DAN MOODAY ANAGU DAN MA EYNAN MOODIN.DOWLAD SIYAADNA WAXBA MA HALEYN WAAD OGTAHAY RUNTA NIN HOREY U QALDAMEYNA WUU ISI SIXI KARAA. DHIMO OO CEYRTA AAD DANTA MOODAY KU DHIMO EE NADDAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gen. Shabeel

Wednesday, October 18, 2000 - 01:30 pm
@Abdi

Abdi you've just talked about your opinions, but let me say this if you send back H/gidir, who will defend the rest of Hawiye.

Let me take you back to when the civil war broke out in Somalia. Habargidir were the ones that lead the anti-aggression.

Somali ayaa ku mahmahda "Dadka Qowda maqashii wax na u qabo". Habargidir were doing both thing,
they were killing as well as saving your ass.

When every Darood was in deepshit, we the ones that saved them.
I think there is so many ppl that you know, whose been saved by Habargidir.

You all know what we've done to the U.S. Everywhere I go when ppl ask me about Somali people who fought against the U.S. I just tell them "It is only one clan" You Know which clan.

Every news talk about us, and if you were watching the U.S. debate last week, Habargidir aggression were the only thing that they (the two candidates) did not agree on. If you did watched, when Bush said we learned great lesson in Somalia. There is slogan now going on in all Arab nations which says, "Lets call Habargidir and Aideed" when ever U.S. is in their nose.
pls, don't start with us.

We are for real.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.