Monday, October 02, 2000 - 08:02 am Mala socotaa in xayawaanada ugaarsada aysan laayin wax ka badan inta ay cuni karaan.umana dilaan cayaar cayaar. Hadaba ummada somalida marka ay islaayayaan ama ay isdilayaan wey dilaan weyna ka tagaan,mana cunaan,somaliyey yaa xayawaan ah.