site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxan doonayaa intiina wax garadka ah ee DARROD inad doodan iiga jawaabtaan idnkoo caytamin..please Excahnge of Ideas feed back only..

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Waxan doonayaa intiina wax garadka ah ee DARROD inad doodan iiga jawaabtaan idnkoo caytamin..please Excahnge of Ideas feed back only..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rooble

Monday, October 02, 2000 - 02:46 pm
Salaanmu calaykum,

Inakoo maanta dalka badankeeni ka joogno. Waxa dhacday maanta inay soomalidii badakeedu dibada dalka ka joogaan. Dhaliiyarada maanta ah dada 20"S dagaalkii marku dhacay waxay badankoodu u kala qaybsanaayeen inta u badan qurbaha siday soomaaliaba ahayd ..Isaaaq , Darrood, Hawiyye.

Anigu marku dagaalku dhacay waqooyiga waxan ahaa 13 jir 1988kii. Waxan ka xasuustaa intii ka horaysay 1988 dad badan oo ahayn soomaalidaan arki jiray oo dhulkii soo dagay. Una badanaa •••••• iyo Raxanweyn iyo Darood oo saraakiil u badnaa. Rag badan ayaanu sxb nahay oo cid kaste le. Markay Darrodku doodayaan waxay ku anadicoodaan Hawiyye ayaa soomaalia burburiyay. laakiin markan waydiiyo arimahii dalka ka socday runtaa fiican dhaliiyarada Darood waxba kamay ogayn haday ka ogaayeene waa intii dadkoodu ka dhaadhicyeen.

Anigu waxan garanayaa adeerkay oo Sacudiiga laga soo musataafuriyay 1990gii oo xamar ka soo dagay boorsadiisii ayaa lagala hadhay , dadka badnkood waxii aan ahayn Darood macaa alaabtooda lamay soo dagi karin ilaa ay qof Darood ah meesha keenaan. Isaga iyo nin kale oo isaaaq ah waxa alaabta u soo daayay naag Mareexaan ah. waa arimaha laga yaabi jiray oo dalkii ka dhci jiray. Inay naagi dalkaagii kaa xigto sabab waxay ahayd Darood. Imika hadaan u sheego mid darood ah arintaas wuu ila yaabayaa oo waxu ku odhanyaa waxba kamay jirn.

Hargaysa waxan garanayaa mar ay qof kaste oo abaayo/aboowe ku hadala oo qori sita. Habeen ayaanu is qabsanay dhaliiyaro Dhulabahnte/ogaadeen ah markii gacan wax layskaga qaadi waayay ayay qori la soo baxeen. Markii damabana anagaa ayaa jeelka nal loo taxaabay. ayagiina waxba lama waydiin.

Yar aanu sxb nahay oo H.G ah ayaa wuxu iiga sheekeeyay dagaalkii Xamar marku dhici doono ayuu isagoo degmada Hodan jid loo maro maraaya ayaa waxa ka soo hor baxay niman Dhulbahate/Majeerteen ah, hubkii ayaa lagu soo kala qybsaday meesha markaas. Ninkii askari Darood ahaa ee shaadh iyo surwaal haystay wuxu u bixiyay shaarkii ama surwaalkii kii dharcadka ahaa ee Darood. Markaas ragu waxay wada xidhnaayeen ama surwaal ama shaadh malatari. Wadadii ayaa nagu yaraatay ayuu yidhi, meel aan uga baxo ayaan garan waayay. Markaas wali caydiid magaalada soo muu galin. Waxan ka leexdaba midbaa ogaan iskukay beegay. Wuxu ugu yidhi "Waar Xunyaw xunku dhalay maxaad iiga leexan wayday miyaanad ogayn cidaan ahay" wuxu yidhi anigu runtii waan baqday wuxu ku jawaabay waar niyaw raali ahaw meel aan kaaga leexdo ayaanan jirne wadadii oo dhan idnkaa haytee. Walaahi inaan xbad madax kaa saari ayuu ku jawaabay. Qaar kaloo la socday ayaa ka qabtay.

Waxan kaloo xasuustaa anigu personaly Ogaadeenkii. Ogaadeen oo si fiican loo soo dhaweeyay ayaa markii dambe dadkii soo dhaweeyay guryahoodii biliiqsaday oo kaayagu ka mid ahaa.Waxan waliba xasuustaa ninkii Cornel Jihaad ee la baxay "Dabargoynata Isaaqa".

Sheekadii caanka ahayd 1986 ayaa waxa la qabtay Ina Askar oo markaas ahaa waxan u malaynayaa SNM Abaanduule. Isagoo Galbeed ka yimi ayaa lagu dhex qabtay Hargaysa. Xabsigii ayaa la keenay raga soo qabtay may ogayn cidu yahay ninku. Subaxii markii lays xaadirinaayay ayaa Gaani oo yaqaana ayaa arkay. Waar kaasi saw ma aha ina Asaki ayuu yidhi. Meel goonaya ayuu ku xidhay wuxu ku yidhi" Bari ayaan masrax dhexdiisa ruwaayada ka dib kugu tooganayaa" intaas ka dib marku ku yidhi ayuu cigaar aw cabaayay Isha kaga bakhtiiyay iasgoo le" Bal reer Sheekh Isxaaq wax haku qabtaan". Waxa la yaab le kibirku waa cajiibe ninka guutada habeenkaa haysta waa nin Ciidagale (Cabdiraxmaan Koodbuur) ah oo waabu ag taaganayahy , Gaani ayuu ku yidhi " Waar ninka hadaad dilaysid dil laakiin mar dambe far ha saarin" . Gaani sidii ayuu habeenkii ku tagay isla habeenkiina Ina Koodbuur ayaa jeelkii ka sii daayay oo dagaal ayaa ka dhacy ka dbina labadoodiiba SNM ayay galeen.

Waa iga suulaale bal doodan wax ku soo darsada, tii Xamar ka dhacydana waan ogahay .bal wax igu soo kordhiya dadku badankood waxab war umay hayn maantana qaar baa hadlaya Garaad ayaa la xidhay iyo waxaaybo caantayn ah.

Yar aano sxb nahay oo Mareexaan ah ayaa aabihii wuxu ahaa Safiir waligiiba gaajo muu arag. Waxyaabaha ka dhaadhacsan markan eegay waxan ogaaday inuun lagu yidhi Hawiyye ayaa xamar boqolaal kun oo Darood ah ku laayay oo dumarkii kusfday. Reer Waqooyina waxay doonayeen ina ay dalka kala gooyaan oo ayaaga gar daran ee waxba looma gaysan.

Imika intaasi igu filan .. ee bal idinkuna waxay idinl tahay soo sheega..

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAYS

Monday, October 02, 2000 - 03:23 pm
WAR SOW AFKAAGA IYO DHAGAHAAGU ISMA MAQLAAN,WAA
MAXAY SEDDEX IYO TOBAN JIRBAAN AHAA IYO QABIIL-
BAYNU RAG ISKU LEEYNAY,ADEER NIMANKA AAD KA HADLEYSO WAA GOB,GOBINA MA QARSOONTO,HADII AYNU
NAHAY ISXAAQ ••••••• XURGUF YAR BAA INA DHEXTAALAY
DEE TIINA DHAMAATAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Tuesday, October 03, 2000 - 12:34 am
asalaama caleykum rooble. soomaalida sidaad u qeybisay ma'aha sidey u kala qeybsanto soomaalida kale weydii.arinta kale dhibaatadii dhacday waxey aheyd mid dadbaden ay jidka kaga dhumaayeen.illaa iyo maantana ay ku socdaan inuu illaahey kasoo hanuuniyo ma'ahine.marka walaal nin waliba oo danbi galo illahey baa ka abaal marin ha noqoto aduunyada ama aakhirada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Tuesday, October 03, 2000 - 07:09 am
Rooble salaan kadib.
Waxaad k ahadashay taariikh dheer iyo in colad ina dhextaalay weligeen!

Hadaan doodaada ka qayb qato 21-10-1969 waxaynu ahayn dawlad hab dimoqraadi ah ku dhisan.

Da-rod& isxaaq waxay haayeen dadka isgu dhaw dawladaas dhinaca dar-odka waxaa inta badan matali jiray siyasadooda Majeerteen iyaga iyo isxaaqoyiintuna ad ayay heshiis u ahayeen Waad la socotaa madaxweyne C/rashiid waxaa inta badan laga soo doortay Hargaysa isga iyo Cigaal waxay ahayeen dad saaxiibo ah oo isku dhaw xulofana ah.

Hadaba cigaal oo maqan waatii madaxweynihii la dilay kadibna Siyaad uu in qilaabay dawladii.

Hadaba roobloow dawladan aad nagu eedaynayso ninba meel ayuu ka taagnaa.
Wixii ka horeyay 1983 waxa neefta nagu dhejiayay waxay ahaayeen idoor saraakii shoodi

Magaalada aan deganaa waxaa Barasab ka ahaa nin habar awal ah(magiciisi waan hilmamay)
Nin ciidanka booliiska haysta wuxuu ahaa idinka ninka bangiga haysatay wuxuu ahaa idinka,waxan xasuustaa kabtan aanu u bixinay fera yare oo markii danbe u gali doona snm sidii uu noola dhaqmi jiray, intuu soo kaxeyo niman digif la dhihi jiray ayuu wixii magaalada ka baxaaya oo dhan jirdil ku smayn jiray isga oo dhahaaya waa "mahbar".

wuxu dawlad ayay ahayd waxa u shaqaynaayayna soomaali oo dhan ayay ahaayeen,waqtiyadii hore aad ugu badnatene.

Wixii mucaarad noqday markay arken soomali oo dhan iyo iyagii oo keliya inay yihiin awoodoodi way shiiqday, idinkaana ka kow ahaa.

Hadaba markii Mingiste iyo Siyaad heshiiyeen oo la amray inay SNM kabaxdo itoobiya waa iyagii dagaal halaleeba kusoo qaday Burco & Hargaysa maxaad samayseen caku ilayn idinkaa bilabay dagaalka markii horena oo dagaladu joogeen mayr & xiis iyo buurha dawlad ayaad la dagaalamayseen laakiin markaad burco timadeen maxaad samayseen.

Waxaan xasuustaa maxkamdihii ka shaqaynaayay burco oo la keeno dad maato ah oo hal naag oo idoora ku markhaanti furto in uu yahay da-arod oo amarlagu bixiyo in guska inta laga gooyo afka loo geliyo

Mxakamadahaas inkaarta qabay miyaadan ogayn in Amnasty ay warbixin dheer ka soosaaratay fiiri cadkii 10-01-1989.

Hadab walaal ma diidani in iidoor dhib soogaaray laakiin waxaan ku leeyahay guuguulayohow hadaad guga u ooyaysid hadaad mooday keligaa inuu gubayo jiilaalku dadkuba waa kula qabaa dunida joogaaye,

Hadaba hadaad ledahahay dagaal ayaa ina ka dhxeeya oo garaadka waa aargudasho taasi waqti ayay leedahay, ee idinku dhexdiina baaba lagaa yaaba inay garaadka arintiisu soo dhaafi waydo hadii kale soow maaha

Bal waaga berigiisa ayaan kula sugi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rooble

Tuesday, October 03, 2000 - 02:55 pm
Salaan,

To Kayse horta sxb arimaha kala saar. Sarkaal Isxaaq ah ayaa dad maata ah laayay. Meel kaste ayay ka dhici kartaa , oo waa nin sarkaal ah oo Afweyne u shaqayn jiray . Laakiin duul dhan ayaan ka hadlayaa anigu. Waxan ka hadlayaa nin aad soo wada korteen oo maalintu ogaadahy inu yahay Darood oo dawlada kaa xigu sidu u dhaqmay. Iyo nin qaxoonti dalka ku yimi iyo shacab markay dhargeena qoriigii qaatay.

Burco intii sarkaal ee Faqashh ee lagu dilay waa la yaqaan. Waa intii dadka dhibi jirtay, waanaan kuu aqaanaa magacyadooda malaa adigu meel ayaad ka maqashee . Janan Faalso ayaa ka mid ahaa ragii la toogtay maalintaas. Adigu waxad ka hadalaysaa jabahad maxkamad saartay cidi , anigu waxan soo arkay dawlad dhan oo wax ka daran jabahd samaysay. SNM dagaal kumay qaadin meel aan u dhalan laakiin hadaad Dhulbahante sheeganaysid waad ogtahay kibirkii , ninkii Dayaarada Hargaysa masaajidada markay dadku galeeb baom gareeyay wuxu ahaa nin Dhulbahante ah markii danbana Moorgan ayaa Landkuruusar u iibiyay.

In Dafle marku Dhulbahante u dhiibay hobka oo aw yidhi H.J la dagaalama waa la yaqaan waanaad ogtahay. Ta labaad waxan aad iyo aad u la yaabaa Ala Doori kala daayoo Dhuloska , waa dadka kaliya ee Darood aan garna galin garna ka bixin. Sabab adoo og waxad shalay samaysay iyo maataadaad laysay iyo sidii laguu cafiyay shirkii Burco iyo sharcigaad/heshiiskaad SNM la saxeexatay ayaad hadana Puntland u carartay,ka dibna Jabuti, Ka dibna Dawlada cusub oo aad ka doonaysid jago.

Bal meehsaad doonaysid tag laakiin hadana Garaadkiinii meel kale haka soo dagee maxaa Berbara geeyay , ma caqilo xumaa mise waa kibir mise waa siyaasad kale. Car waa ninka Dhulbahante ah ee waxaa cadaanka ah fahma . Meesha ninku siyaasad ayuu uga soo dagay. Isagoo Dhulbahante ah daayoo ragii Ciidagale ayaanaan wali iman waaba Faqashh shalay la cafiyay maantaa edab darooday.

Keyse ma il kaliya ayaad wax ka aragtaa, mise qabyaalada ayaa kugu cusub. Ta kale Cuqadada Dhulbahante haysa iyo waxay goconayaan bal ii sheeg anigu taariikhda waayay wax Dhulos oo godob ah oo laga galee.

Aaargoososho ma garaad ayaa loo xidhaa ka dibna Amnesty International iyo hayadaa xuquuq bani aadanka loogu yeedhaa inta maxkamad la soo saaro.

Haddii aargoosho la rabo maanta sxb Buhoodle iyo LaasCaanood 3 guuto ayaa dul taagan. Laba madfaca haday ridaan 100 Ala Doori ah ayaa lagu dili karaa, ee siday wax kaa yihiin?????????????

Doodu waxay ahayd waxad Daroodaw gocanaysaan ama aad ka sheeganaysaan somaliweynta kale sheeg. Garaad baa layga hayaa waa shalaye.

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAASKA

Tuesday, October 03, 2000 - 03:24 pm
rooble, waryaa iidoor hashiis waxba makulihidiin ee xabad iyo garaac baad wax kuleedihiin.
hadaad nabad daarod doonaysaan soo siidaaya garaadka, intaas baanu idin dulqaadanaynay bari markaan idin garaacno ayaad wax garataan, hada waqti baad heysataan wali gacan daarod idin ma gaarin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadiija Xamdi

Tuesday, October 03, 2000 - 06:33 pm
To Rooble,

Waryaa Rooble, waar dadkan aakhiradaada haku seegine, ee sheekh fikradaha ku darso dadka ku hawloon horumarka dalkii hooyo (SOMALILAND REPUBLIC).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darood

Wednesday, October 11, 2000 - 06:39 am
IIdoor land

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ONKOD

Wednesday, October 11, 2000 - 07:02 am
To: ROOBLE
-------Faqash wa Faqash wa weak wa talk but not action---------

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idoor- wase

Wednesday, October 11, 2000 - 07:05 am
Idoor waa Dhoqosh waligoodba darood baa lahaan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Wednesday, October 11, 2000 - 03:19 pm
TO ROOBLE:

aboow walaahi waxaad shegtay wa wax aad layaab uleh meel dad kala sareeyan waxa lagu arkaa wadankeena. aboow hadaan darood ahaan fikradeeyda udhiibto walaal i dont know nothing about somalian history waxaan maqlay ama la iishegay mahe waxaan indhaheeyga ku arkay maha so i can't say much about that. aboow horta darood odhan ha israacin qof xun & qof fiican like everybody aan iskugu jirnaah, soomali badankeed waxaa kadhadhacsan wadankeeni dadki wax haystay ineey ahaayeen mareexan walaahi taas anaa kudhihi kara waa been ama halaguu faano lakiin cause anaa og aboow i am mareexan waxa kaliyah oon kunooleen waxee aheed because my dad aboow waxbarasho uubartay habaryaraheey & abtiyaashay walaahi waxeey daganaan jireen carishyo and i am not shame of it hadaad mareexan badan warsatidna walaahirunta ey kusheegayan waan arkay & nus waxeey gaajo tahay meel wax laga gumeeysanayo hadaad aragtid wameel diintu kuyartahay soomalida badankeed waxeey shegan haday runtahay aboow i am very sorry for them inla xaal saro ay mudan yahiin hal qabiil oo midkale kasareeyo majiro ama ha isla waynaadan kuligeen jahiliin an nahay qofkii darood wax katirsanaayana walaal xaal qaado maantad chance haysataa tay abahaa & awoowga qabsan waayen maanta qabso and i wish u guys the best.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Thursday, October 12, 2000 - 05:01 am
TO:sagal

Nayaa ilaahay maad ka baqatid bahal yahay dhoqda ah gormaad darood noqotay misa nacaska xun ee inaa derkaa rooble markii hadlaka laga guri wayay baad is tiri iska dhig darood .Idoor maad joojisaan hawiye iyo darooda kad isku diraysaan wasaq yahay gaalada jecel TO:rooble uma jawaabno noocaga marqaansan ee hadaa rabtid sinaay ku noqo bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rooble

Thursday, October 12, 2000 - 10:08 am
Salaan,

Ina badan ayaan ka maqnaa buuga. markaas waxii wax nagu soo kordhiyaw mahadsanid.

To: Sagal abaayo waad mahadsantahay, wax macquul ah ayaad sheegtay. Daacadna waad u hadashay again mahadsanid. Tan Huda ku soo gashayna haka gurin noocaas oo miidhan ayaa jir oo muran iyo cay mooyee wax kaleba aqoon. Anakii goob joog u ahayn dagaalkii ayay doonaysaa inay iiga sheekayso.

To: Huda cudur baa ku hayee , isa soo baadh nocaagaas oo kale, qurbo ayay waligood adoonta la dabaalan..nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniga

Thursday, October 12, 2000 - 10:46 am
rooble ha isku daalin somaali
iyo isgaraaceeda sababtoo ah
somali weligeed way is dili jirtay
kii laga raayana fursad buu sugi
jiray taana waxaa daliil ah siyaad
barre markuu xukunka qabsaday wuxuu
karbaashka ku bilaabay majeerteen
cidda loo adeegsadayna waxay ahayd
iidoor weliba saraakiishoodii ,
markii la garaacayey ssdf waxaa loo
adeegsaday sidoo kale iidoor buu ahaa
waxaana kuu haynaa magacyadii saraakiishii
loo xilsaaray arrintaa iyo foolxumadii loo
galay majeerteen , marka maalinkay idinku
soo wareegtay majeerteen fursad uu la,aa
buu ka faa,idaystay dhulbahantena weligiin
colaad idinka dhaxaysay unbuu fursad u helay.
ina cigaalna waatuu isku dayey inuu siyaad
xilka uga qaado caynaanshe marka rag biyo
hoostood buu iska arkay siyaasadna waa laysku
dilay waxaase haboonayd shacabka inaanu waxba
u arag waxyaalahaasoo dhan aargoosigana ku
ekaado danbiilayaalka iyo inta is raadsanayso
waxaase su,aal ah TAASI MA DHACDAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 12, 2000 - 12:08 pm
TO Rooble
Asalamu Caleykum
WAXAAN AAD UJECLAANLAHAA IN AY SOMALIDU KU FEKERTO DHIBAATADA MAXAA UKEENAY OOY ISU DAGAALAYAAN,AND WHAT IS THE SOLUTIONS.IYAGOON QABIIL KU EEGAYN,WAXAAN QABAA IN AY KAWADA QAYBQAATEEN WAXAA U KEENAY DIBTAN.
WALAAL ROOBLE TRY TO BE OPEN MINER,DHIBAATADA WAXAA INOO KEENY INAGA TEGAY GUMAYSI,INGIRIS,IYO TALYANI,IYAGA AYAA WELI LACAGAHA IYO TALADABA LAWEYDIIYAA,DHULBAHANTE IYO ISAAQ WAXAY KUHESHIIYEEN NABADGELYO INBEELAHA LAGA DHEXDHASHO. TAASU WAXAY AHAYD DANTA GAARKA AH EE DEGAANKA.HADANA HADAY DANGUUD OO SOOMALINO RAADIYEEN,HADHIBSAN.ITOBIA MAY AADIN(CODOWGA SOM)EE WALAALAHOOD JABUUTI OO TALO UGU YEERTAY BAY AADEENE.IGA RAALI NOQDA WAKHTIGII BAA IGADACAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

proud to be daarood

Thursday, October 12, 2000 - 03:04 pm
to rooble

rooble qof walba kuu soo jawaabay laakiin aniga waxaan qabaa inaan si fiican laguugu soo jawaabin rooble horaa waxaa loo yiri "wixii xunba xaawo aa leh" markaa hada isaaq iyo hawiye waxay rabaan inay iska dhigaan ceeb ka saliin arintii wadankeena ka dhacday oo dhibaatada dhan daarood la saaro.

marka hore isaaq aan galo waa adiga dhahday sheekada gaani ninka uu sigaarka ku damiyey iyo sarkaalka kale ee la sheegay ee maatida laayey ee aad dhahday wuxuu aha dawladii maxamed siyaad hadaba gaani dawladee uu ka socday ma dowlad gooni ah buu watay mideeda kale dawladii siyaad dadka ay wax ula hartay bal ii soo sheeg qabiil aysan waxyeeleen bal ii soo sheeg waa kan majeerteen ugu horeeya meeqa nin ayey ka dishay hadaad xasuusatid i think it was 1977 somewhere ok.

isaaq daarood ma jecla daaroodna isaaq ma jecla waligeen xabad iyo nacayb baan isla taaganahay markaa ama qabiil ha la joojiyo ama dhulku waa weyn yahay ha la kala maro.

hawiye aan u soo noqdono waa adiga dhahday hawiye mas'uul kama aha burburinti somalia rooble cidaan hawiye ahayn wadankii ma burburin oo isaaqna dabo yaalo hawiye xamar markuu soo galaayey darodka waa raacsanaayeen inuu rido dawladii siyaad laakiin markuu riday muxuu ka wareegay xaaaar. waryaa sidii inaysan arag magaalo waa kuwii sidii aboorka u cunay guri kasta oo daarood leeyahay soo waxaad garatay maaha tugnimo iyo xoolo dhacowna hawiye aa loogu yimi soomaali burburkeedna hawiye iyo isaaq baa ka danbeeyey.

darood inuu talada idinkuu jiro maahee hawiyo iyo isaaq talo ma goysan karaan waa wax la ogyahay oo taariikhda soomaali meel kasta uga jirto waxa ka mida hawiyo ayaa xamar dhisan lahaa oo dawlad lahaan maanta isaaqna dhulbahante buu iska xorayn lahaa.

daarood haday isaaq iyo hawiye wax u geysteen waa niman raga oo rag bay la dagaalameen laakiin iidoor iyo hawiyoow maxaa samayseen maati baad disheen naagaad xoogtaan isaaqa naftirkooda soo maaha kuwii yiri" ileen siyaad anaga afkuu na haayey hawiyena ibtuu haayey" markaa hadaan daarood gob baynu nahay maati inaan bixino maahe gacan daarood waa ka weyntahay wana nasabnimada markaa horta nasab soo noqdo ka dib daarood gogol u soo dhigta

daarood ha jiro
5ta daarood meel kasta aa joogtaan aduunka cadowgiina ilaahay ha idinka ka koriyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.