yassin | Monday, October 02, 2000 - 03:31 pm what do people think of the first sepreme court of justice of somaliya, his well educated, never serve the millitary, also a educated clan leader who supports people rights, never worked with former dictetor siad barre. law enforcer since his major was law |
UGAAS BOSASO | Tuesday, October 03, 2000 - 12:58 am war lagu sii waar ninyohow ma ogathay KINKONG magaca in ay u bixiyeen saaxiibaddii oo loogu magac daray daayeerka weyn ee kingkong layiraahdo ee filinka ku jirey KINKONG. waa run oo waa nin aqoon leh sharaf leh. waxase belo ka joogtaa ninku aad buu u fool xunyahay oo waa laga cararayaa. oo haddii Primeminster laga dhigo waxaa la rabaa nin waddanka matal oo tusaale u noqdo. markaa hadduu waddan booqdo isagoo ra'iisul wasaare ah markuu istaago oo kudbeey damco baa waxcaa la oranayaa war fariiso Uganda ma ahee somaliya baa la yiri. suu wuxuu oranayaa waar somali baan ahay. saa la yaabayaa..... markaa saaxiib ninku waa nin dheer oo aad u madow afkiisu waa weynyhay oo yare cas guduudan yahay timo yar oo adag ayuu lee yahay. haddaba saaxiib isaga waxaynu u dirimaxkamadaha ee inka daa. |
JEYTE | Tuesday, October 03, 2000 - 03:20 am MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE |
Hassan | Wednesday, October 04, 2000 - 05:51 pm mr. KINKON WAXAA WEYE NIN AAD U TACLIIN LEH, LAAKIIN WAA NIN AF GAABAN, OO DAMBIGA IS KA ILLAALIYE, ANIGA BAA OFFICE KIISA KAA SHAQEEN JIRAY WAXAAN U MALEENAYEE HADUU JAGADASI U ORDAYO IN UU KU GUULEESAN DOONO. |
SOMALILANDER | Friday, October 06, 2000 - 01:48 am UGAAS WARYAA UGAAS WAXAAD HILMAANTAY, ARINTA UGU MUHIIMSAN EE AH; NINKAA WAXAA LASHEEGAY INUU YAHAY NIN SOOMALIYEED NINKA UGU GUUS WEYN, NAAG LA SEEXATAY OO DACWO AH LAMA SHEEGIN, INAY AMMAANAAN MOYEE, ARINKAANA WAXAA XAQIIJIYAY GUDDI FARSAMO OO KA KOOBAN HAWEEN SOMALIYED, OO MIDIBA HABEEN SOO EEGTAY, HAWEENKAAS O KALA AH, INTA LA YAQAAN; 1- MURAAYO GARAAD 2- RAQIYO F. OMAAR 3- ZAHRA AHMED 4- MAGOOL{INKASTOO UU DIIDAY INUU LA SEEXDO} NAAGTII LA SEEXANAYSANA WAXAY MARKA HORE ARJI USOO QORAN JIRTAY JILICOW, OO GOÁAMIN JIRAY CIDDI LA SEEXANAYSA IYO CID KALE. |
mahamed | Monday, October 09, 2000 - 03:31 pm my god, dadka qaarkood ma caqligaa ku yar mise waa aniga, markii wax lagaa weediyo qof taariiqleh lagama hadlo, sidee buu u egyahay or miyuu Weynaa, unless you are Guy or Homosexual!! |
abdikarim hassan | Monday, October 09, 2000 - 03:49 pm dadka qaarkood in loo jawaabo kuma habboona maxaa saaxiib ninkan alaabtiisa ku tusay ma wax waalan baad tahay mise xishood iyo anshax baan lagu soo barin, waa lagu soo baray ee waxaad tahay mid aan waxba maqlin, sidaas darteed waxaan kugula talinayaa saaxiib ama wax wanaagsan ummadda u sheeg ama iska aamus sidii rasuulku inoo sheegay ilaahay raali ha ka noqdee, subxaanalaa dadku af-adagaa oo xishood daranaa. |