site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Walaalkiin Yaa Arkay???

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Walaalkiin Yaa Arkay???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Malaaq Ahmed Malaaq Cali

Tuesday, October 03, 2000 - 06:04 am
Soomaaliyeey waxaan idin weydiiyay gabankii yaraa ee Walaalkiin la oran jiray yaa arkay???

Waxaa la ii sheegay in halkii iyo Carto uu kusii socday isagoo quud-dareenaya inuu jago kala soo noqdo!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 03, 2000 - 06:30 am
War waa runtaayoo ninkaas waa lawayay runtii maqaalo an jeclahay ayuu mararka qaarkood soo qori jiray mise carta ciilkedi ayuu dhnac ula dhacay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Vivo Walaalkiin

Tuesday, October 03, 2000 - 09:07 am
malaaq adigo nasabadda aan la hubin baa Walaakiin gaban ku sheegeeysa???????????????????????????
Walee dad kibir!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOL

Tuesday, October 03, 2000 - 09:13 am
What's gaban?

I think walaalkiin Carta inuu ku maqanyahay...lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

milga

Tuesday, October 03, 2000 - 04:29 pm
walaalo wuu xijaabtay walaalkin gaadhi baa kal gooyay isagoo jidka goynaya oo balan la leh workeradisa ala yaa arxama raximiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliyad

Tuesday, October 03, 2000 - 04:48 pm
milga Ilaaha ha kula kulansiiyo waxaad Walaalkiin uu saadiineeso! Idiim Allah habarka kugu nooqay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaalkiin

Tuesday, October 03, 2000 - 11:00 pm
salaamu calaykum
walaalkiin aniga ayaa kusoo gala mise qof kale weeye. s/alaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ca

Wednesday, October 04, 2000 - 12:19 am
walaal kiin waxay siiyeen jaqo khatar in uu weel ka u dhaqo madaxweynaha qaranka ee somaliya cabdulaahi yuusuf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 04, 2000 - 12:46 am
Waxaa la ii sheegay inuu guursaday oo uu aroos galay. Sida aad la soctaan qofku haduu weynaan ku guursado wuu hilmaamaa asxaabtii hore oo nolosha cusub ayaa la badbadata.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.